Home » 5:24 pm
Entries posted on “September, 2015”
Hargaysa 12.Aug 2015 (SDN/QJ)- Maxkamadda Degmada Hargaysa ayaa Maanta Xukun Xadhig ah ku riday haweenay Lagu Magacaabo Sacdiya Sheekh Yuusuf Wardheere taas oo ku eedaysnayd inay Qaab Khaldan u faafisay Diinta Islaamka isla markaana ay Maxkamadu cadaysay in haweenaydani ay Qiratay Qaybo ka Mid ah eedaymaha lagu soo oogay. Fadhigan Maxkamada oo uu Hagayay Gudoomiyaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 12.Aug 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle oo ka mid ah muaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golahaasi ku eedeyay inuu sharciyada iyo xeerhoosaadka ku tuntay, waxaanu sheegay inay aanay aqbali doonin boon uu tilmaamay inay Xukuumaddu ku hayso hantidda ka dhaxay shacbiga Somaliland. Xildhibaan Axmed Yaasiin […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 12.Aug 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Saleebaan Cawad Cali (Bukhaari) oo ka mid ah mudaneyaasha muxaafidka ah ee xisbiga tallada haya ee KULMIYE, islamarkaana hormoodka ka ahaa mooshinka ay ku doonayeen in dib looga noqdo go’aankii hore loogu laalay wareejinta haamaha kaydka shidaalka Berbera, ayaa sheegay in Guddoomiye Cirro xaq u leeyahay in mooshinkan ay maanta […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 12.Aug 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo gacan ka hadalkii maanta dhex-maray isaga iyo Guddoomiye ku xigeenkiisa kowaad Baashe Maxamed Faarax warbaahinta la hadlay, waxa uu Baashe Maxamed Faarax ku eedeeyay inuu ku kacay shacrijebin, islamarkaana uu ku gefay xeer-hoosaadka u yaala Golaha Wakiillada. “Shacbiga Somaliland iyo golaha wakiilladaba […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 12.Aug 2015 (SDN/QJ)- Marwo Edna Aaden Ismaaciil oo hore u ahayd wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, isla markaana ah shakhsiyad caalamiya oo u dhinaca caafimaadka haweenka iyo daryeelkooda lagu yaqaan ayaa lagu daray liiska dadka sannadkan 2015ka u sharraxan abaal-marinta Xoriyadda Fikirka ee uu Baarlamanka Midowga Yurub bixiyo sannad kasta. Abaalmarintan la aas-aasay sannadkii 1988kii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 12.Aug 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Somaliland Mudane Baashe Maxamed Faarax oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa, ayaa Guddoomiyaha golahaasi Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ku eedeeyay inuu ku horeeyay gacan ka hadalkii labadooda maanta ku dhexmaray fadhigii Golaha Wakiilada. “Isagaa bilaabay gacan ka hadalka Guddoomiyuhu, isagaana ku horeeyay gacanta, haddii uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 12.Aug 2015 (SDN/QJ)- Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir gudoominayey gudoomiyaha golahaasi Md Cabdiraxmaan Maxamed cabdilaahi (Cirro) ayaa waxa ka dhacay gacan qaad dhexmaray xubnaha shir guddoonka. Gacan qaadkan ayaa ka dhashay Mooshin Xukuumaddu dabada ka riixayso oo ku saabsan Burinta Go’aankii Golaha Wakiiladdu ku Laaleen Wareejinta Haamaha Kaydka Shiidaalka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Sep,12,2015(SDN/QJ)-Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa ku dhammaaday Buuq iyo dagaal xooggan oo dhex maray Guddoomiyaha Golahaas Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo Ku-xigeenkiisa Baashe Maxamed Faarax, kuwaas oo isgaadhsiiyey Dhaawacyo Fud-fudud. Fadhiga ayaa markii uu furmay waxa Guddoomiyaha la hordhigay Mooshin ay saxeexeen Xubno badan oo golahaasi kamid ah, waxase Guddoomiyuhu markii uu Yeedhiyey […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, September 12, 2015 (SDN/QJ)- Ugu yaraan 107 qof ayaa ku dhimatay in ka badan 230 kalana waa ay dhaawacmeen, kaddib markii uu dumay wiish qaada qalabka dhismaha oo ka dhex shaqeynayay masjidka Xaramka ee ku yaalla magaalada barakaysan ee Makah Al-Mukaramah ee waddanka Sucuudiga. Wiish aad u weyn oo gaduud ah ayaa waxa uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,12sep,2015(QJ/SDN)-Musharaxa xisbiga Ucid Jamaal CalI Xuseen oo ka hadlay dagaalkii gacanka hadalka ahaa ee golaha ku dhex maray gudoomiyaha iyo ku xigeenkiisa waxa uu si kooban barta bulshada ee Facbook ugu soo qoray sidan “Sidani Dawladnimo maahee waa Budhcadnimo; maanta Ninka Dagaalka ka dhex bilaabay Golaha Wakiiladda Ee Cirro ku Qaad qaaday waa Baashe, hadduu […]
Posted in Uncategorized | Read More »