Home » 10:05 am Entries posted on “September, 2015”

Maxsuulka ka soo baxay Kulanka Dhexmaray Wasiirradda Arrimaha Guddaha Somaliland Iyo Itoobiya

Addis Ababa 13.Sep 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde, ayaa magaalada Addis ababa kulan kula yeeshay dhigiisa Ethiopia Shiferaw Teklemariam, iyagoo wada jir u lafo guray iskaashiga arrimaha ammaanka ee labada dal. Kulanka oo dhacay 10-kii bishan ayaa dhexmaray Wasiir Warancadde iyo wasiirka daakhiliga dawladda Federalka ah ee Ethiopia oo ay weheliyaan saraakiil […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Daawo Dood Kulul : Khilaafka Golaha Wakiilada Somaliland

Hargeysa Sept 13,2015(SDN/QJ)-waxa dood ay soo abaabushay TVga Horn Cable oo la dhexdhigay dhinacyada ku herdamaya dooda Haamaha Berbera ee Wakiilada Somaliland ku kala dhaqaaqeen. HALKAN HOOSE KA DAAWO DOODAASI

Posted in Uncategorized | Read More »

Maanta dhalinta qalin jebintoodaad ka qaybgashay marena uma haysid,berina waa gadoodkay xilka kaaga xayuubin lahaayeen

“Dushayda waxaa ah inaan dadaalo,ee dushayda maaha inaan guulaysto”waa odhaah carbeed oo qofka hiigsiga iyo hiididiilada leh uu niyada ku haayo si uu ugaadho hadafkiisa si bilaa turxaana.waxaan uga socdaa dhamaan dhalinyarada wadanku way sameeyeen samirkii kaga aadana dhankooda inay wadan kooda hooyo wax u bartaan una shaqeeyaan hadh iyo habeenba odhaah somalileed baa ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddoomiye Cirro wuxuu dhamaysanayaa wakhtiga loo wada kordhiyay isaga iyo Siilaanyo

Sidaynu baryahanba la socono  xukuumada iyo xisbigeeda kulmiye iyo xidhibaanada u adeega waxay  suuqyada galinayeen cirro ha baneeyo kursiga. Runtii waa fikir diciifa, oo ay ku calaacalayaan xukuumada iyo  xisbiga kulmiye iyo xildhibaanada  mooshinka ku mamay  ee  foolxumada qaranka kula dhex jiraa, ka dib markii uu laf dhuun gashay ku noqday guddoomiye cirro. Haddaba, waxaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Waxaan ku Hambalyeynayaa Gudoomiye Abdirahman ciro sifihii sharciga waafaqsanaa ee uu ku difaacay Haamaha Keydka Shidaalka oo ah Hanti qaran

Wareejinta Haamaha Keydka Shidaalku ee waa denbi qaran, waxaanay niyad jab iyo Dhiig bax ku tahay shacabweynaha reer  Somaliland oo noloshoodu ku xidhan tahay shidaalka oo markii horeba sicir barar ragaadiyey. “Arintan Wareejinta Haamaha Shidaalku ma noqon karto arin madani ah oo Ganacsi ee waa arin  qaran oo xaasaasi ah, waa arin Sir ah oo la xidhiidha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

WADDANI TORONTO BAYAAN: XILDHIBAANADA DHAAMEELAYSAN IYO XUKUUMADDA DHAGARAYSAN EE “MURDISO”

Guddoomiyaha, Guddiga ,Xubnaha iyo dhamaan taageeryassha xisbigga   WADDANI  ee Toronto iyo nawaaxigeedu waxay  si buuxda u  canbaaraynayaan  inqilaabka dhicisoobay ee laga soo maleegay Madxatooyadda.  Waxa lasoo abaabulay  mu’aamarad dhagaraysan oo loogo tallo galay in  lagu  dumiyo Golaha Wakiilada, laguna xalaalaysto  boobka   iyo  dhaxal wareejinta haamaha shidaalka iyo hantida qaranka . Waxa lasoo adeegsaday xildhibaano dhaameelaysan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kenya launches operation against extremists on Somali border

KAMPALA, Uganda (AP) – Kenya on Friday announced a new security operation aimed at ousting Islamic extremists from a forest along the border with Somalia. Al-Shabab extremists have been using Kenya’s vast Boni forest as cover to launch attacks on Kenyan territory, Interior Secretary Joseph Nkaisserry said. Al-Shabab, which has ties to al-Qaida, is increasingly […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Duale erroneously believes that he speaks for Somalis

There’s a misbegotten view that the most senior politician of an ethnicity is the “leader” and “spokesperson” for that community. This is primeval — primitive and tribal — politics. Utterly Neanderthal. But it’s the “perceived” reality in Kenya. That’s why Amani National Congress leader Musalia Mudavadi — like other tribal barons — speaks of panel-beating […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ugandan leader says Somali rebels may be holding his troops

The leader of Uganda conceded on Saturday that Islamic extremists in Somalia may have taken some of his country’s troops as prisoners, and blamed his own commanders for being “asleep” in allowing a recent attack on an African Union base. President Yoweri Museveni said that 19 soldiers were killed and six were missing following the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DHAGAYSO: Falanqayn Ku Saabsan Tayada Waxbarshada Dugsiyada Dowladda Iyo Kuwa Gaarka Loo Leeyahay Ee Somaliland

Hargeysa Sept 13,2015(SDN/QJ)-Dhagaystayaal waxaanu Halkan Idiinku Soo Gudbinayaa Barnaamij aanu ku falanqayn doono Tayada waxbarshada dugsiyada Somaliland, waxaana barnaamijkan magaalada Hargeysa innoogu soo diyaariyay wariyahayaga Magaalada Hargeysa Khaalid Foodhaadhi HALKAN HOOSE KA DHEGEYSO BARNAAMIJKA WAXBARASHADA [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/waxbarasho1.MP3″] HALKAN HOOSE GUJJI SI AAD MOBILKA UGU DHEGEYSATO BARNAAMIJKA WAXBARASHADA SDN/QJ-Hargeysa contact@qurbejoog.com

Posted in Uncategorized | Read More »