Home » 1:43 am
Entries posted on “September, 2015”
Muqdisho,14sep,2015(QJ/SDN)-Mareykanka, ayaa wuxuu si weyn u taageeray wada hadalada maanta lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Kismaayo, ka dib markii ay ku yeesheen Madaxda Dowladda Somaliya & Maamul Goboleedyada. Dhinacyadan, ayaa waxay Sabtidii Magaaladaasi kaga qaybgaleen munaasabadda caleemo saarka Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), taasina ay sahashay in kulamo la isugu keeno. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,14sep,2015(QJ/SDN)-Daawo Film Laga Sameeyay Dhalinyarada Budhcadda Ah Ee Habeenkii Dadka Baadhata, Filkan waxa lagu dhigay magaalada Hargeysa. Halkan Hoose Ka Daawo: QJ/SDN:Hargeysa
Posted in Uncategorized | Read More »
Qofka bini’aadamka ah inta uu dunida ku nool yahay wax walba waa uu la kulmaa, shalay waxaad la kulantay wax kaa farxiyay. Maantana waxaad la kulantay wax kale oo kaa yaabiyay, laga yaabo barrina inaad la kulanto wax kaa murugsiiya, waayo dunida ayaaba intaasuun ah. Waa mar aad faraxsantahay, iyo mar aad murugsantahay, iyo mar […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Saudi Arabia’s King Salman has vowed to find out what caused a crane collapse that killed 107 people at Mecca’s Grand Mosque ahead of the annual hajj pilgrimage. The hajj, a pillar of the Muslim religion that last year drew about 2 million faithful, will take place despite Friday’s tragedy, Saudi authorities said on Saturday […]
Posted in Uncategorized | Read More »
MOGADISHU,Sunday September 13, 2015 – Somali-Canadian rapper K’naan Warsame has posted photos on social media while performing hajj in Saudi Arabia with his family, in an action that was praised by his fans. “Standing before Al-Masjid Al-Nabawi, with the prophet Muhammad’s (pbuh) house and burial site behind me, Madinah is a living and breathing history, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
CAMBRIDGE, Mass. — OF the millions of young men and women settling into college dorms this month, one of the most unlikely is Abdisamad Adan, a 21-year-old beginning his freshman year atHarvard. Some of his 18 siblings are illiterate and never went even to first grade, and he was raised without electricity or indoor plumbing […]
Posted in Uncategorized | Read More »
“Nina dhismihisuu kugu dhabar jabay nina dheef buu kugu dhabar jabay” laba nidaam (System) ayaa dhaqaalaha waddanka lagu hogaamiyaa waa mid cashuurta 100% la qaado oo xukumaddu naaxdo iyo mid cashuur fudud xukumadu qaado oo shirkadaha iyo ganacsigu naaxo oo shaqooyin dalka ay ka abuuraan, xukumadihii hore ee UDUB waxay qaateen Nidaamka cashuurta la fudaydiyo, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Sanku neefle kasta oo ku dul nool dunida waxa hubaal ah inuu leeyahay hiigsi iyo yididiilooyin uu nolosha ka damacsanyahay, qof walba waxa uu nolosha ka baadi goobaa guul iyo gobonnimo. Majiro qof aan lahayn hammi iyo hiigsi nololeed (waxaynu ka hadlaynaa dadka garaadka u saaxiibka ah) bani aadamku waxa ay si guud uga siman […]
Posted in Features | Read More »
Kismaayo 13.Sep 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaarihiisa Cumar C/rashiid ayaa magaalada Kismaayo kaga dhawaaqey in 20-ka bishan September, 2015-ka ay magaalada Muqdisho ka billaaban doonaan kulamada Wadatashiga hanaanka doorashada iyo Aayaha siysaasadeed dalka ee Sannadka 2016-ka. Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha Somalia ayaa manta go’aankaan kaga dhawaaqay Kismaayo, kaddib kulan gaar […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 13.Sep 2015 (SDN/QJ)- Fadhigan Maanta oo uu Shir Gudoominayey Gudoomiye Ku Xigeenka 2aad ee Golaha Wakiiladda Somaliland Mudane Cali Yuusuf Axmed ayaa Xildhibaanadda ku Wargeliyey in Goluhu gelayo Fasax dhan Mudo toban Cisho ah isagoo intaas ku daray in dibada lagu soo dhamaynayo Khilaafkii Koobnaa ee soo kala dhex galay Shirgudoonka Golaha Wakiiladda. Sidoo […]
Posted in Uncategorized | Read More »