Home » 1:25 pm Entries posted on “September, 2015”

Boqorka Sucuudiga oo Cisbitaalka ku Booqday Xujaydii ku dhaawacmay Shilkii ka dhacay Masjidka Barakaysan ee Xaramka DAAWO

Jidda 14.Sep 2015 (SDN/QJ)- In ka badan Boqol Qof ayaa dhaawacyo kala duwani ka soo gaadheen Kadib Markii uu ku dumay Wiish lagu dhismo celinayay Masjidul Xaramka si ay u soo Gutaan Waajibaadka Xajka ee Sannadkan. Dhacdadan oo inta la xaqiijiyey ay ku naf waayeen 107 Ruux ayaa Waxaa Xujaydii dhaawacyadu ka soo gaadheen Shilkaasi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Baashe Maxamed Faarax Oo U Jawaabay Suldaan Sabayse Iyo Cali Guray Kana Halday Dagaalkii Dhex Maray Isaga Iyo Cabdiraxmaan Cirro.

Hargeysa,14sep,2015(QJ/SDN)-Gudoomiye xigeenka Koowaad ee golaha wakiilada somaliland ayaa markii ugu horeysay ka jawaabay eedo uga yimid sulaadiin iyo siyaasiyiin, waxaana uu yidhi “Cali Guray hadalku ku hadlay ma ahayn mid qof masuul ah ama shakhsi miyir qaba ku hadlo, gabadh garcatay iyo fawaaxishkii uu ku maah maahaayay, wax aan anigu ku hadli karo ama ii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dhacdada Wasiirkii Dhirbaaxay Boqorkiin Itoobiya … Kumuu Ayuu Ahaa?

Taariikh la soo maray Axmed Yuusuf Ducaale oo ahaa Wasiirkii Arrimaha Dibeda ee Somalia 1964-kii, isla markaana Somaliland ka soo jeeday, ayaa Shirkii Midowga Afrika oo wakhtigaas ka socda Addis Ababa ku dhex dhirbaaxay Boqorkii Wakhtigaas ee Itoobiya Xayle Salaase……….Qisada ila Wadaaga Asxaabtaducaale Boqorkii hore ee Dalka Ethiopia Xayle Salaase oo intii uusan Geeriyoon ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Nuxurka Khudbad Dhinacyo Badan Oo Uu Madaxweynaha Soomaaliya Jeediyay.

Muqdisho,14sep,2015(QJ/SDN)-Dhamaantiin, Waxaa farxad ii ah, inaan dhammaan shacabka Soomaliyeed meel kasta oo uu joogo, kala qeyb qaato, munaasabadda lagu xusayo, sannad-guuradii 3aad ee ka soo wareegtay, muddadii ay jirtay xukuumadda rasmiga ee Federaalka Soomaaliya. Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, waxay halgan dheer iyo hawl-badan u gashay, sidii dalka iyo dadka Soomaaliyeed, amnigiisa loo soo celin lahaa, daganaansho […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Caafimaadka oo Masuul Cusub u Magacaabay Xilka Isuduwaha Caafimaadka Gobolka Gabiley

Hargeysa, September 14, 2015 (SDN/QJ) – Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye) ayaa masuul  Cusub u magacaabay xilkii Isuduwaha caafimaadka Gobolka Gabiley, islamarkaana xilkii ka qaaday Isuduwihii hore caafiimaadka Gobolka Gabiley. Sida ku cad digreeto Wasiika Caafimaadku Mudane Dr. Saleebaan Ciise Axmed soo saaray kuna taariikhaysan 13 bishan ayaa wasiir Xaglatoosiye waxa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wiilka Madaxweynuhu Soddogga u Yahay Ee Baashe Cawil Iyo Wafti Imaaraati ah Oo Uu Wato Oo Maanta Daah Furi Doona Mashruuca Muranku Ka Taagan yahay Ee Buurta Gacan-libaax

Hargeysa:Sep,14,2015(SDN/QJ)-Wiilka uu madaxweynuhu soddoga u yahay ee dhawaan loo magacaabay safiirka Somaliland u fadhiya dalka imaaraadka iyo Wefti dhawr xubnood ah oo uu hogaaminayo Maxamed Kit oo ka tirsan saraakiisha sar sare ee qasriga madaxtooyada dalka  Isutaga Imaaraadka Carabta, ayaa shalay socdaal ku yimi dalka, isla markaana wuxuu weftigan UAE ka soo degay garoonka diyaaradaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Orodyahan Mo Farah Oo Markale Guul Taariikhi ah Gaadhay

London:Sep,14,2015(SDN/QJ)-Orodyahanka caanka ah ee dhalasho ahaan kasoo jeeda Somaliland, balse u orda dalka Britain Mo Farah, ayaa guul kale oo taariikhi gaadhay, kadib markii uu tartan la galay  orodyahanka u   dhashay dalka Kenya  orod ka dhacay Waqooyiga dalkaasi Ingiriiska. Tartankan oo ahaa mid weyn ayna ka qeyb galeen kumanaan daawadayaal ah, ayaa wuxuu Mo Farah […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Taliyaha Booliska Iyo Ku-xigeenkiisa Oo Kala Faquuq Waji-garasho Ku Dhisan Kula Kacay Wariyaal Xarunta Golaha Wakiillada Ku Sugnaa

Hargeysa:Sep,14,2015(SDN/QJ)-Taliska Ciidamada Booliska Somaliland, ayaa eex, qaraabo-kiil iyo kala doorasho cilmi-darro ka muuqato ku kala faquuqay Warbaahin shalay hawl-maalmeedkeeda shaqo kula kallahday Xarunta Golaha Wakiillada Somaliland, iyadoo ay labada sarkaal ee ciidamada ugu sarreeyaa arrimahaas si toos ah ugu lug yeesheen. Inkastoo ciidamadii tirada Badnaa ee shalay ee Xarunta Golaha Wakiilladu amar guud ku haysteen […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Booliska Somaliland Oo Tababarro Dhinaca Ka Hortagga Rabshadaha ah Ka Heli Doona Dhinaca Dawladda Ethiopia

Addis Ababa:Sep,14,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Waddanka Ethiopia, ayaa ciidamada Booliska Somaliland ugu ballanqaadya Tababarro dhinaca Qalabka ah iyo Hannaanka looga hortago rabshadaha dhaca, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland. Qoraalkan oo ku qornaa Luuqadda Afka Ingiriisida oo lagu faafiyey Bogga Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland ku leedahay Facebook-gga,, ayaa lagu sheegay in wasiirka Arrimaha Gudaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maareeyaha Madbacadda Qaranka Oo Ka Warbixiyey Agab Cusub Oo Madbacaddu Lasoo Degtay

Hargeysa:Sep,14,2015(SDN/QJ)-Maareeyaha Madbacadda qaranka Somaliland Md Cabdilaahi Maxamed Jaamac (Carey), ayaa kormeer ballaadhan ku sameeyey hawlaha madbacadda iyo sida ay u shaqayso, waxana uu warbixin kooban ka bixiyey shaqooyin kala duwan oo halkaas ka socda iyo waliba Koontiinarro Xambaarsan Agab Madbacadda muhiim u ahaa oo La rogayey iyadoo ay warbaahintuna goob-joog ahayd. Maareeye Carey waxa uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »