Home » 5:26 am
Entries posted on “September, 2015”
Mexico Sept 15,20159SDN/QJ)-Dawlada dalka Mexico ayaa sheegtay in aaney ku qanacsaneyn sharaxaad iyo raali gelin ay dawlada dalka Masar ka bixisay xasuuq ay u geysteen dalxiiseyaal reer Mexico ahaa oo saxraha booqanayay. Ciidamada dalka Masar ayaa duqeyn ku dilay 12 ka mid ahaa dalxiiseyaasha u dhashay dalka Mexico oo booqanayay saxaraha galbeed ee dalkaasi. Dawlada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Brussels Sept 15,2015(SDN/QJ)-Madaxda midawga Yurub ayaa markii u horeysay shir ka yeeshay sidii ay u yeelan lahaayeen qorshe mideysan oo lagu wejaho qoxootiga tiro belay ee qaaradaa isku shubayay bilihii u danbeeyay. Shirkan reer Yurub ayaa lagu eegay dalabaad caalemi ah oo qaaradaa loogu jeediyay in ay koru qaado tirade ay qorsheysatay in ay qaabisho. Baarlamaanka ree […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Somalilandsun- A statement given by the joint counter-terrorism force of the Ethiopian Federal Police and National Intelligence and Security Agency announced that Mola Asgedom, the leader of the opposition Tigray People’s Democratic Movement (Demhit) and nearly eight hundred fighters, defeating Eritrean army units sent to stop them, fought their way out of Eritrea and into […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ururka Dhalinyarada Aqoonyahanka Somaliland/Somaliland Educated Youth Organization (SEYO), Waxay kugu marti qaadayaan inaad kala soo qayb gasho Bandhig Cilmiyeedka Uu Cinwaankiisu Yahay Aragtida Maxalliga Ah Iyo Aragtida Caalamiga Ah Ee Tahriibta, kaas oo uu qaban doono Aqoonyahan Cali Ibraahim Maxamed (Cali Sanyare) Habeenka sabtidu ay soo galayso Taariikhtudan ay tahay 18-Sep-2015 Saacadda: 6:30 – 8:00 […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, September 14, 2015 (SDN/QJ) –Maayirka Caasimada Cabdiraxmaaan Maxamuud Caydiid (Cabdiraxmaan-SOLTECO) ayaa maanta si rasmiya xadhiga uga jaray Sariibada hal-bowlaha Caasimada Hargeysa ee WAAHEEN. Xafladii loo sameeyey Xadhig ka jarida oo lagu qabtay Sariibadan Cusub badhtamaheeda ayaa waxa ka soo qeybagaly Maayirka Caasimada Cabdiraxmaan-SOLTECO, Xildhibaano ka tirsan Golaha Deegaanka, Hogaanka iyo masuuliyiinta Iskaashatada Hiliblayaasha ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hambalyo Meher Wacan Aabo Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye “Nac Nac”, C.laahi Maxamed Diiriye,C/raxmaan Maxamed Diiriye ,Maxamud Maxamed Diiriye Xasan Maxamed Diiriye, C/rashiid Maxamud Diiriye Mawliid Maxamed Diiriye Aamina Maxamed Diiriye Kinsi Maxamed Diiriye Nimco Maxamed Diiriye Iido Maxamed Diiriye Saynaba Maxamed Diiriye,Hooyo Faadumo Jirde Nuur Dhamaan reer Maxamed diiriye Waxay Hambalyo bogaadin u dirayaan Mawliid […]
Posted in Uncategorized | Read More »
1.Dr Maxamed Cali Oday iyo Xaaskiisa Baarliin Maxamed Bahdoon iyo Caruurtooda oo dhan. 2. Gaashaanle Sare Cabdi Xaashi Iyo Xaaskiisa Waxay Tacsi u dirayaan Qoyskii,Ehelkii iyo Qaraabadii uu Ka Geeriyooday alle ha u naxariistee Marxuun Cali Xaashi Salaad “Cali Waadi” oo Shalay ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho. Ilaahay Marxuunka Naxariistiisi Jano ha ugu deeqo Qoyskii iyo qaraabadii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, September 14, 2015 (SDN/QJ) – Guddoomiye ku-xigeenka 3 Aad ee Xisbiga Mucaaradka Ah Ee UCID Mujaahid Cali Yusuf (Cali Guray) ayaa si adag ugu jawaabay haddal maanta ka soo yeedhay Guddoomiye ku-xigeenka Golaha wakiilada somaliland Baashe Maxamed Faarax, ka dib markii uu waraysi uu siiyey mid kamid ah wargeysyada Xukuumaddu ay leedahay uu baashe ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, September 14, 2015 (SDN/QJ) – Madaxweyne xigeenkii hore ee Somaliland, Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka digay in golaha wakiilladu noqdo laba garab oo is barbar socda, kaasi oo masiirka umadda khalkhal galin kara. Waxa uu sheegay in dagaalkii dhex maray Guddoomiye Cirro iyo kuxigeenkiisa koobaad ahaa mid wax weyn u dhimay meeqaamka Somaliland, islamarkaana […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Qoriley,14sep,2015(QJ/SDN)-Wararka naga soo gaadhaya deegaanka Qoriley ee gobolka sool ayaa sheegaya in halkaasi ay ka jirto sansaan colaadood oo laga cabsi qabo in saacadaha soo socda halkaasi dagaal ka qarxo, hub urursi iyo gurmad badan oo ka jira deegaanadaas ayaa nasoo gaadhaya, waxaana arrintani ay ka danbeysay ka dib markii halkaasi ay dhawaan kolonyo ciidamo […]
Posted in Uncategorized | Read More »