Home » 3:32 am
Entries posted on “September, 2015”
Kampala:Sep,16,2015(SDN/QJ)-Ugu yaraan 4-Sarkaal oo katirsan ciidamada AMISOM, una dhashay dalka Uganda, ayaa lagu wadaa in dhawaan maxkamad lagu soo taago dalkooda hooyo, iyadoo lagu eedaynayo inay ka hortegi waayeen Weerarkii shabaabku dhawaan ku qaadeen Deegaanka Jannaale. Maxkamadeyntan ayaa waxaa amray madaxweynaha wadanka Uganda Museveni kadib fariin maqal ah oo laga sii daayay Raadiyaha qaranka wadankaasi. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa:Sep16,2015(SDN/QJ)-Kadib qaylo-dhaan si taxane ah uga taagnayd wareejinta xukuumadddu la doonayso Keydka Haamaha Berbera, ayey Madaxtooyada Somaliland markii ugu horraysay u fasirtay Mucaaradad qabyaaladi hoosta ka riixayso. Afhayeenka Madaxtooyada Axmed Saleebaan Dhuxul oo saxaafadda la hadlay, ayaa wareejinta Keydka Shidaalka Berbera ku tilmaamay mid madaxweynuhu waajib u leeyahay, isla-markaana loo gacan gelinayo muwaadiniin reer Somaliland […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Buuhoodle, 15 Sep 2015 (SDN/QJ)-Dawladda Soomaaliya ayaa markii ugu horraysay xafiis rasmiya ka furatay gudaha Somaliland, xafiiskan ayaa qaabilsanaan doona dhinaca socdaalka iyo bixinta baasaboorada Soomaaliya. Xafiiskan ayaa laga hirgeliyey magaalada Buuhoodle taas oo uu daaha ka rogay hoggaamiyaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galaydh. Dhacadadan ayaa noqonaysa farogelintii ugu horraysay ee dawladda Soomaaliya ay doonayso […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Berbera, 15 Sep 2015 (SDN/QJ)- Maareeyaha Haamaha Kaydka Magaaladda Berbera Sh. Saleebaan Siciid Cali ayaa Maanta Cadeeyey in Xukuumadda Somaliland ay ku wareejinayso Kaydka Haamaha Shiidaalka ee Berbera Shirkado Gaar ah,Isagoo intaas ku daray in aanay Cidna u daba fadhiisanayn Wareejinta Haamaha. Maareeyuhu Waxa uu dhanka kale sheegay in Mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumaddu ay dacaayad […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 15 Sep 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maamta si rasmi ah u furay shirkii sideedaad ee isu duwida macaawinyoonka Somaliland. Shirkan Waxaa ka soo qaybgalay Mas’uuliyiinta Golayaasha Qaranka iyo Wakiilo matalayay Beesha Caalamka gaar ahaan kuwa Somaliland ka caawiya Kaabayaasha Nolosha iyo Dimuquraadiyada. Wakiiladda Beesha Caalamka ayaa Carabka ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 15.Sep 2015 (SDN/QJ)- Hogaamiyayaasha dhaqanka ee beelaha Habar Awal iyo Habar Yoonis ayaa shalay ku kulmay qaddo sharaf ahaa, isla markaana waxa ku wehelinayay siyaasiyiin, aqoonyahano iyo waxgarad ka soo kala jeedda labadaa beellood. Hadhimadaa oo ka dhacday huteel Saba ee magaaladda Hargeysa madaxda dhaqanka eek a qayb gashay wax aka mid ahaa, Suldaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi,15sep,2015(QJ/SDN)-Suuqa ganacsiga Sunrise Shopping Mall oo ka mid ah Xarumaha Ganacsi ee ku yaallo jidka sagaalaad ee xaafada Eastleigh (Islii) ee Nairobi, ayaa wali xiran kadib markii xalay ay galeen koox tuugo ah oo looga shakiyay iney horay oga shaqeyn jireen suuqaas. Marwo Jawaahir Mohamed oo ah Wakiilka Golaha Deegaanka ee Galbeedka Xaafada Islii, ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho,15sep,2015(QJ/SDN)-Ugu yaraan hal qof ayaa ku Geeriyooday ruux kale oo ahaa ninkii Injineerka ahaa ee gaariga watay ayaa ku dhaawacmay Qarax goor-dhow ka dhacay Xaafadda Xamar-jajab ee Magaalada Muqdisho. Qaraxan ayaa la sheegay inuu ahaa mid lagu xiray baabuurkan uu watay Injineerka oo ahaa Soomaali, iyadoo aan la ogeyn cidda ku xirtay Qaraxa gaarigan, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
You Excellences and Ambassadors, Honorable ministers, distinguished guests, ladies and gentlemen, I wish to extend a warm welcome to all of you who have travelled to Hargeisa today. I am delighted to welcome you to the 8th High Level Aid coordination. On behalf of the Somaliland Government and people, I would like to express our […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,15sep,2015(QJ/SDN)-Boqor Raabi Yuusuf Cabillaahi oo ka mid ah dhaqan Somaliland ayaa shalay ciidamada Bileyska Somaliland Xabsiga U taxaabeen, iyadoo wararka aanu helayno ay sheegayaan in boqorka loo xidhay fikirkiisa ku aadan Mashruuca Banka Qoolcadey ee xukuumadda Somaliland daba ka riixayso. Xadhiga Boqor Raabi Yuusuf Cabdillaahi ayaa waxa si kulul u canbaareeyay Xildhibaan Weli AXxmed Xaawa, […]
Posted in Uncategorized | Read More »