Home » 7:35 am Entries posted on “September, 2015”

Wiil Soomaali Maraykan ah Oo Qirtay Inuu Daacish Ku Biirayo

Minneapolis:Sep,18,2015(SDN/QJ)-Sakariye Yuusuf Cabdiraxmaan oo ah 20-Jir Soomaali-maraykan ah, ayaa maxkamad ka hor qirtay inuu doonayo ku biiritaanka Kooxda Daacish eek a dagaallanta dalalka Syria iyo Ciraaq. Sakariye ayaa ka hor caddeeyey maxkamada in uu doonayay in uu kaalmeeyo walaalaha Musliminta ah ee dhibaatada ay ku haysay dowlada Siiriya kadib markii uu arkay codsiyo ay dadka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

SOUTH SUDAN: In ka badan 170 Qof oo ku Naf-waayay Qarax ka Dhashay Booyad Shidaal Siday

Jubba,18sep,2015(QJ/SDN)-In ka badan 170 qof ayaa ku dhintay, boqolaal qof oo kalena way ku dhaawacmeen, kaddib markii Booyad Shidaal siday ay si lama Filaan ah u gadoontay; Markaasoo Dad badan ay kusoo Urureen Goobta si ay Shidaalka Daadanayay caagag ugu gurtaan, balse uu dab ka dhashay, kaasoo sababay khasaaraha, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta South Sudan. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

‘’Weerarrada Al-shabaab Macnahoodu ma aha inay dib u soo Xoogeysteen…’’ MADAXWEYNE XASSAN SHEEKH

Muqdisho,18sep,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ku Sheegay Wareysi uu siiyay Reuters in Deegaannadii ay Bishaan la Wareegeen Al-shabaab aysan Macnaheedu ahayn inay dib u soo laabanayso Awooddii Al-shabaab. Al-shabaab oo muddo sannado ah isku dayaysay inay xilka ka tuurto dowladda Somalia ee uu Caalamku Taageero ayaa bishan dib ula Wareegay Deegaanno ku yaalla Bartamaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Al-shabaab Oo Xoog Kula Wareegtay Xeryo Ciidamada Dawladdu Lahaayeen

Yaqbari-weyne:Sep,18(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka ka imanaya Deegaanka Yaaqbari-weyne ee Gobolka ee Gobolka Sh/Hoose, waxa ay xooggaga Al-shabaab weerar qorshaysan saaka ku qaadeen Xeryo ciidamada Militeriga somala halkaas ku lahaayeen. Saaka Waaberigii ayaa mar-qura kusoo tooseen Shacabka Deegaanka Dhawaqa Rasaasta iyo Daryinka Hubka Culus oo ay is-dhaafsanayeen Al shabaab iyo Ciidanka Militariga ee ku sugan Saldhigyada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ciidamada RRU-da Oo Aqalka Ugu Daatay Xabsigana u Taxaabay Suldaan Sabayso Oo Dhawaan Si Adag u Duray Guddoomiye-ku-xigeenka Wakiillada

Hargeysa:Sep,18,2015(SDN/QJ)-Suldaan Mawliid Sabbayso oo kamid ah Salaadiin Beelaha Subeer Awad, ayaa xalay waxa Guri uu ku jirey ugu daatay Ciidammada sida gaarka ah u tabobbaran ee Booliska Somaliland ee loo yaqaanno RRU-da, waxana ay si xoog ah xabsiga ugu taxaabeen, iyadoo arrintaasna ay si weyn u cambaareeyeen Salaadiin miisaan ku leh Beeshaas oo markii la […]

Posted in Uncategorized | Read More »

{Yurub ama Geeri} Warbixin Naxdin Leh oo Muujisay Ciqaabta iyo Silica la Mariyo Tahriibayaasha Liibiya Warbixin Murugo Leh DAAWO

Hargeysa, 17,Sep 2015 (SDN/QJ)-    Warbixin ay ka muuqato naxariis darro iyo silic la mariyo tahriibayaasha ku xidhan jeelasha Liibiya ee damacsan in ay Yurub galaan, ayaa telefiishanka caalamiga ah ee Vice News oo Qurbejoog.com soo xigtay uu ka oo diyaariyey dad isugu jira Carab iyo Afrikan ay ku jiraan Soomaali, kuwaasoo ay ka muuqato gaajada, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Fadhigii Golaha Wasiirradda Oo Lagu Ansixiyay Siyaasadda Naafadda Iyo Afhayeenka Madaxtooyadda oo Dhaliilo u soo Jeediyay Warbaahinta DAAWO

Hargeysa, 17,Sep 2015 (SDN/QJ)-   Fadhigii maanta ee golaha wasiirada ayaa lagu ansixiyay siyaasada horumarinta naafada Somalilnd, Afhayeenka Madaxtoyada Somalialnd Md: Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa ka hadlay waxyaabaha layskula soo qaaday fadhigii maanta ee golaha wasiirada ,waxanu bayaamiyay in la soo hordhigay lana ansixiyay xeerka Siyaasada naafada Somalilnd waxanu sidaasi ku sheegay mar uu maanta warbaahinta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Duur Xulka Aqoon yahanka ee Hagrashada Xukuumadda ee Gobolka Gebilay Iyo Doodda Marag Fur ee Wasiiradda Gobolkaas ka soo Jeeda DAAWO

Gebilay, 17,Sep 2015 (SDN/QJ)-  Aqoonyahan Xamse Cabdiraxmaan Khayre oo ka mid ah dhalinyarada aqoonyahanka ah ee reer Somaliland iyo wasiir ku xigeenka wasaaradda dhalinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska Somaliland Md. Yuusuf Cismaan Garas ayaa Madal ilyartu is qabatay oo ay shalay labadooduba khudbado ka jeediyeen isku waydaarsaday hadallo nuxur ahaan  ku dherernaa fulinta go;aammo ka soo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

13 Qof oo u Dhintay Abaaro ka Jira Somaliland Iyo Walaaca laga Qabo inay Tiradu Sii Korodho “Warbixin”

Hargeysa, 17,Sep 2015 (SDN/QJ)-  Illaa 19 hay’adood oo isugu jira kuwo caalami ah iyo ururo samafal ayaa qaylo dhaan ka soo saaray abaaro ka jira Somaliland oo saameeyey illaa 240,000 oo qof, halka abaarahaas ay u dhinteen illaa 13 qof. Dallad ay ku bahoobeen hay’adaha caalamiga ah ee hawlgala Somaliland iyo Guud ahaan Soomaaliya oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Cali-guray Oo Sheegay Inay Xukuumaddu Khalad Ka Fahansan Tahay Wareejinta Hantida Ummadda

Hargeysa, 17,Sep 2015 (SDN/QJ)-    Guddoomiyaha saddexaad ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray), ayaa ku dooday in Xukumaddu qalad ka fahantay qodobka 12-aad ee dastuurka oo ku saabsan in xukumaddu masuul ka tahay hantida umadda. Waxa uu sheegay in xukumaddu u fahantay qodobkaasi in hantida umadda la siin karo cidii la […]

Posted in Uncategorized | Read More »