Home » 9:21 am
Entries posted on “September, 2015”
Hargaysa 19.Sep 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Komishanka xakamaynta HIV/AIDS-ka Prof. Cabdi Cali Jaamac, ayaa dhaliilay hanaanka lagu shaaciyo tobanka arday ee ugu sareeya imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiyadda Sare, waxaanu ku dooday in arrintaasi ay tahay mid aan sax ahayn oo khiyaamo ku jirto. Prof. Cabdi Cali waxa uu sheegay in loo baahan yahay in qorshahaas […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Sep,19,2015(SDN/QJ)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey(Aadan-siiro), ayaa si adag uga hadlay Khilaafyada is barkan ee ka kala taaganHoggaaminta shiguddoonka Golaha wakiillada Somaliland iyo waliba Xisbiga Talada haya ee Kulmiye, waxana uu bulshada uga digay inay la kala saftaan dhinacyada is haya. Sheekha ayaa khudbaddii uu ka jeediyey Masaajidka Quba salaaddii jimce ee shalay ugu horrayn ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Sep,19,2015(SD/QJ)-Shacabweynaha Reer Somaliland, ayaa si weyn isu weydiinaya sababta keentay in taariikhda markii ugu horraysay ay Ethiopia u yeedhato Saraakiil katirsan Xukuumadda Somaliland oo heerkoodu hooseeyo, kuwaas oo sida la sheegay Magaalada Jigjiga kaga qaybgalay shir labada dhinac halkaas uga furmay. Shirkan oo xukuumadda Somaliland ku sheegtay mid danaha dhinaca ammaanka iyo wada-shaqaynta labada dal […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Sep,19,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horraysay sabab u samaysay xadhigga ay kula kacday Suldaan Mawliid sabayse oo kamid ah madax-dhaqameedka dalka, kaas oo dhawaan Guddoomiye-ku-geenka Wakiillada dusha ka saaray Khilaafkii Shirguddoonka ka dhex dhacay. Wasiir kuxigeenka amniga ee wasaaradda daakhiliga Somaliland Md Cabdi Daahir Camuud oo arrintan ka Hadlay ayaa suldaanka la xidhay ku eedeeyey […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Sep,19,2015(SDN/QJ)-La-taliyihii hore ee madaxweyne Siilaanyo u qaabilsanaa Dadka laga tirade badan yahay Barkhad Jaamac Xirsi, haatanna kamid ah Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, ayaa madaxweyne Siilaanyo uga digay inuu sii daawado xadhigga isdaba joogga ah ee lagu hayo Salaadiinta iyo siyaasiyiinta dalka, waxana uu ku taliyey in arrimaha noocaas oo kale ah laga taxadaro. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:Sep,19,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Kenya ayaa amar ay maalintii shalay soo saartay ku sheegtay in laga Bilaabo Isniinta soo socota ee Toddobaadkan Albaabada loo laabi doono Iskuullada ay Dowladdu Maamusho iyo kuwa Gaarka loo leeyahay ee ku yaalla Dalkeeda, iyadoo Tallaabadan ay imanayso xilli macallimiinta dalkaas ay ku jiraan shaqo-joojin ay mushahar yari haysata kaga cabanayaan, iyadoo ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho,19sep,2015(QJ/SDN)-Taliye ku xigeenkii hore ee Nabad sugidda Soomaaliya Cabdifataax Ibraahim Shaaweeye, ayaa xalay arooskiisu ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo arooska Mr.Shaaweeye uu ahaa mid ka duwan aroosyada caadiga ah ee kale. Arrinta la yaabka leh ee dadka shacabka ah soo jiidatay ayaa waxay tahay in wakhtigii uu aroosku dhacayay la xidhay guud ahaanba Waddooyinka halbowlaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kismaayo,18sep,2015(QJ/SDN)-Maamulka Jubbaland, ayaa wuxuu galabta uu xukun dilka ah ku fuliyay toddobo ka tirsan Ciidanka Jubbaland, ka dib markii lagu helay inay fududeeyen qaraxii miino ee shalay ka dhacay Xerada Shirkole Officiale. Qaraxaasi, ayaa waxaa ku dhimatay saddex ka mid ah Saraakiisha Ciidanka Jubbaland, halka dhowr kalana ay ku dhaawacmeen. Xeradan ayaa la beegsaday, xilli […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ottawa Sep 18,2015(SDN/QJ)-Muslimiinta Yurub ku nool waxa lagu qiyaasaa ilaa 60 milyan oo qof. Musliinta Maraykana degan waxa lagu qiyaasaa boqolkiiba sadex in ay yihiin Jermalkana boqolkiiba waa 4. Sidaas oo ay u badan yihiin hadana kama qaybgalaan nidaamka siyaasada ee wadamada ay degen yihiin ka jira, tusaale ahaan wadanka aan degenahay ee Kanada 46% […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Beledweyne:Sep,18,2015(SDN/QJ)-Haweenay ku dhaqan Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, ayaa qudha ka jartay ninkeedii, kadib markii uu dhex maray khilaaf muddooyinkii ugu dambeeyey soo soo taxnaa, sida dad xog-ogaal ahi caddeeyeen. Dhacdadan, ayaa ka dhacday Xaafadda Kooshin, iyadoo haweeneydu ay dilka saygeeda u adeegsatay toorey/mindi, waxayna kaga dhuftay qaybaha kore ee jidhkiisa. Marxuumka oo lagu […]
Posted in Uncategorized | Read More »