Home » 4:53 pm Entries posted on “September, 2015”

Qaar Ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda oo Si Adag uga Hadlay Xadhiga Madax dhaqameedka Iyo Qadiyadda Haamaha Shiidaalka DAAWO

Hargaysa 19.Sep 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaanadan  ka tirsan golaha wakiilada somaliland  oo maanta shir jaraa,id ku qabtay xarunta golaha wakiilada ayaa waxay sheegeen in loo baahan yahay in xukuumada madaxweyne Siilanyo laga badbaadiyo dalka. Ugu horayn xildhhibaan Wali Axmed Xaawa oo ka hadlay shirkan jaraa,id ayaa sheegay inay xukuumadu dhibaato badan ku hayso golaha wakiilada iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Prof Abdi Ismail Samatar VS Prof Ahmed Ismail Samatar Walaalo Kala Aragti Duwan Maxaa laga Baran Karaa? DAAWO

Hargaysa 19.Sep 2015 (SDN/QJ)-  Waa Laba Shakhsi oo Walaalo ah Waxaa Wada dhashay Hooyo iyo Aabo Qudha Waa laba aqoon yahan Waxay Maanta ku kala tageen Siyaasada uu Mid kastaa aaminsan yahay oo ka dhigtay Kuwo Mabaa’diidoodu kala fog tahay Prof Abdi Ismail Samatar Wuxuu u taagan yahay Midnimada Ummada Somaliyeed,Wuu Dareensan yahay Sida ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Salaadiinta Waaweyn ee Beesha Subeer Awal iyo Siyaasiyiintooda oo amar Hanjabaad ah ka soo saaray Xadhiga Suldaan Mawliid Sabayste DAAWO

Hargaysa 19.Sep 2015 (SDN/QJ)-  Salaadiinta Beesha Subeer Awal Iyo qaar ka Mid ah Siyaasiyiinta Beeshaas ayaa Xukuumadda Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo u qabtay inay 24 Saacadood Gudahood Xoriyadiisa dib ugu Soo Celiso Suldaan Mawliid Sabayste oo Ciidamada RRU kala baxeen Aqalka Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer awal iyadoo Xukuumadu sheegtay in Suldaanku ku hawlanaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xildhibaan Bukhaari Oo Guri Saddex Dabaq Ah Ka Dhistay Mooshinkii Haamaha Iyo Qiraal uu Bixiyey

Hargaysa 19.Sep 2015 (SDN/QJ)-  Xildhibbaan Saleebaan Cawad Cali (Bukhaari), ayaa qirtay dhismaha guri uga socda bariga Hargeysa, kaasi oo saxaafadda qaarkeed tabisay in madaxtooyadu u binaysay, balse waxaa uu si cad u dedefeeyey in dhismaha gurigaas ay u dhisayso Madaxtooyadu, isaga sida oo kalena carabka ku dhuftay in qadarka lacagta ah ee ku baxayaa uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddida Tallo iyo Tawfiiq oo Cambaareeyey Xadhiga Suldaan Mawliid Sabbeyso, Xukuumaddana Ugu Baaqay In Ay Si Deg Dag Ah Ay U Sii Dayso DAAWO

Hargaysa 19.Sep 2015 (SDN/QJ)-   Qaar ka mid ah madax-dhaqameedka iyo odeyada guddida tallo iyo tawfiiq ee Beelaha dega Galbeedka Burco, ayaa si adag u cambaareeyey xadhiga ay xukuumaddu u gaysatay Suldaan Mawliid Sabbeyso oo ay dhawaan xabsiga u taxaabtay ka dib markii uu ka hadlay mooshinkii Haamaha ee sababay dagaalkii gacan ka hadalka ahaa ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Beesha Caalamka oo Shirkii Horumarinta S.land ee Sannadkan u soo dirtay Dublamaasiyiin ka Derajo hooseeya Kuwii Kal hore Iyo Sababaha loo Tirinayo

Hargaysa 19.Sep 2015 (SDN/QJ)-  Wadamada beesha caalamka ee taageera horumarka Somaliland ayaa u muuqda inay hoos u dhigeen  darajada wufuudii hore uga qayb geli jirtay shirka isu duwida mucaawinooyinka Somaliland oo sannadkiiba mar lagu qabto caasimadda Somaliland ee Hargeysa oo uu furo Madaxweyne Siilaanyo. Shirkii 8aad ee sannadkan oo toddobaadkii dhammaaday ka furmay magaalada Hargeysa, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Millicsiga Waraysi Xasaasi Ah Oo Madaxweyne Siilaanyo Siiyay Laanta Afsoomaaliga Ee BBC-da DAAWO

London 19.Sep 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa aftahanimadiisa ku muujiyay waraysi dheer oo xasaasi ah oo uu Bishii November 2010-kii Magaaladda London ku siiyay laanta afsoomaaliga ee BBC-da. Waxaanu madaxweynuhu si karti iyo hadal aqoonimo ah uga dabaashay su’aalo badan oo xasaasi ah oo uu weydiiyay madaxii hore ee laanta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Aqoonyahan Cali-sanyare Oo Aragtiyaha Maxalliga iyo Caalamiga Ah Ee Laga Haysto ‘TAHRIIBTA’ Ku Lafo Guray Khudbad Uu Ka Jeediyay Jaamacadda Golis

Hargeysa,19sep-2015(QJ/SDN)- Kulan ay soo qaban-qaabiyeen Ururka Dhallinyarada Aqoonyahanka ah Ee Somaliland/Somaliland Educated Youth Organization (SEYO),  Oo Xalay ka dhacay Jaamacadda Golis ayaa waxa khudbad ku saabsan aragtiyaha waddaniyeed iyo caalami ee tahriibka laga haysto Kasoo jeediyay Siyaasiga caanka ah ee Cali Ibraahim Maxamed (Cali-Sanyare). Kulankan oo ay kasoo qayb-galeen ardayda jaamacadda dhigata iyo kuwa kale […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Oday Axmed Siilaanyo arrinkiisu Waa Xaydha Jecli,Beerka Jeceli,Ha Cadeeyo Musharaxnimadiisa Ama ha Tanaasulo” Xildhibaan Cali Aareeye

Hargaysa 19.Sep 2015 (SDN/QJ)-  XIldhibaan Cali Sheekh Ibraahim  Aareeye oo ka mid ah Xidhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa ka hadlay loolanka loogu jiro Musharaxnimada Madaxweyne ee XIsbiga Kulmiye, waxaanu Madaxweynaha u soo jeediyey uguna baaqay inuu mawqifkiisa dhabta ah ee ku saabsan Musharaxnimadiisa ama tanaasuulkiisa caddeeyo.   XIldhibaan Cali Sheekh Ibraahim Aareeye oo Wargeyska Geeska Afrika […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xildhibaan Oo Qoddobeeyay Musuq-maasuq Uu Ku Eedeeyay Maayarka Burco, Kuna Baaqay In Xilka Laga Qaado

Burco 19.Sep 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Cabdilaki Xasan Nuur oo ka tirsan mudaneyaasha Golaha deegaanka degmadda Burco, ayaa Maayarka magaalada Burco Maxamed Yuusuf Cabdiraxmaan Muraad ku eedeeyay in uu ku kacay musuq maasuq baahsan isla markaana uu lunsaday hanti badan. Xildhibaan Cabdilaki waxaa kale oo uu intaa ku daray in Maayar Muraad uu iibiyay Garoomo kubadda […]

Posted in Uncategorized | Read More »