Home » 4:07 am
Entries posted on “September, 2015”
Oslo:Sep,20,2015(SDN/QJ)-Hooyo Soomaaliyeed oo magaceeda lagu sheegay Saynab Maxamed, isla-markaana madax ka xanuunsnaysay, ayaa galabnimadii jimcihii booliska Norway caloosha rasaas kala dhaceen, waxana loola cararay cisbitaalka. Sida ay dad goob-joogayaal ahi u xaqiijiyeen warbaahinta, hooyadan, ayaa Booliska ka hortimi iyadoo sidata Mindida Khudaarta lagu jarjaro, waxana isla-markiiba si ula kac u toogtay mid kamid ah booliskii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Sep,20,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa wali aamusnaan ku daawanaya Tallaabada ay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku wareejinayso Haamaha shidaalka Berbera iyo waliba Xadhigga joogtada ah ee ay ku hayso Madax-dhaqameedka ra’yigooda ka dhiibanaya Arrintaasi. Guddoomiye Muuse oo la hubo inuu musharrax ka yahay xisbiga Kulmiye oo la filayo inuu dhawaan shirweyne qabsado, ayaa diiday […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:Sep,20,2015(SDN/QJ)-Hay’ad cilmi-baadhiseed oo xarunteedu tahay dalka Sweden, ayaa soo bandhigtay tirade ciidamada AMISOM katirsan ee Gudaha Somalia lagu dilay tan iyo sanadkii 2009-kii oo ahayd markii ugu horraysay ee ciidankaasi soo galaan gudaha dalka Somalia. Hay’adda soo bandhigtay tiradan ayaa ku sheegtay in ay gaadhayaan 1,100-Askari, kuwaasoo aan ku jirin ciidamada ku dhinta shilalka iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Sheekh,20sep,2015(QJ/SDN)-Ciidammo boliis oo Tiro Badan Ayaa Xalay Lageeyay Buuralayda Degamada Sheekh oo Katirsan Gobolka Saaxil Ciidamadaasi Oo uu Hogaaminaayo Taliye Kuxigeenka Qaybta Ee Gobolka Saaxil Jaamac Xuseen (Jaamac Jaqaaq) Taasi oo loo sababaynaayo Ciidamada Lageeyay Inay Dowladu Cabsi Kaqaaday In Laxidho Marinka muhiimka U ah Isku Socodka Gobolada Somaaliland Waxaana Ciidamadaasi Ladejiyay Dowga Sheikh Dhexdiisa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,20sep,2015(QJ/SDN)- HOOS KA AKHRISO HADDALKA BOQOR BUUR-MADOW: Waxa beryahan telifishanada iyo warbaahanta kamuuqda ragkuhadlaya afkamadax dhaqameedka subeer awal khaasatan sacad muuse runtii maaha salaadiinsida wakiil xasan suldaan cabdullaahi iyo kanaykusheegaan mawliid sabeyste oo sida reer hargaysa oo dhami yaqaanin ah ragii kubarbaaray dooxa beesha uusheeganayaa waxaay udooratay ugaas cabdullaahi xawaareeye oo ah nin aad usharafbadan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,20sep,2015(QJ/SDN)-Afhayeenka Guddida Guud ee Beel Waynta Abokor Muuse Maxamed Axmed Mixile oo caawa shir jaraaa’id ku qabtay Magaalada Hargaysa ayaa waxaa uu si cad u bayaamiyay mawqifka rasmiga ah ee Beeshu ka taagantahay 1: Hadaanu nahay Guddida Beel waynta Abokor-Muuse waxaan Bayaan cad ku muujinaynaa in cid kasta oo daneenaysaa arrinta Banka in ay kala […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Over the past five years, Kenya, Uganda, Djibouti and the self-declared republic of Somaliland have all been attacked by Somalia-based Al-Shabab militants. Ethiopia, which invaded Somalia in 2006 to fight Al-Shabab, has since evaded a large-scale attack. According to Tewolde Mulugeta of Ethiopia’s Ministry of Foreign Affairs, the country’s secret to preventing attacks is public […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The African Union Mission in Somalia (Amisom) may have suffered at least 1,100 fatalities since 2009, according to information the force shared with the Stockholm International Peace Research Institute (Sipri) — the world’s leading tracker of defence and military affairs. Paul Williams, a professor of international affairs at George Washington University, said in a study […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Twelve Somali government soldiers have been killed in an attack by Al-Qaeda-affiliated Al-Shabaab militants, officials and witnesses said Saturday. The attack occurred early Friday at a military base in the Yaq-Bariweyne area about 100 kilometres south of the capital Mogadishu. “Several of the militants were also killed during the fighting,” said Mohamed Adan, a Somali […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 19.Sep 2015 (SDN/QJ)- Iyadoo Maanta Muqdisho ay soo Gaareen Hoggaanka Maamul-goboleedyada dalka ka jira ayaa waxaa Gellinkii dambe ee isla Maanta ka Furmay Xarunta Madaxtooyada Somalia shirka Wada-tagshiga Qaran ee Doorashooyinka 2016-ka. iyadoo shirkan uu si Rasmi ah u furay Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali, Madaxweynaha Jubbaland Shiikh Axmed […]
Posted in Uncategorized | Read More »