Home » 12:00 pm Entries posted on “September, 2015”

Wasiir Ku-xigeeno Isku Beel ah oo Ku Dhawaaqay In Xukuumaddu Wareejisay Haamaha Shidaalka

Hargeysa, 20 Sep 2015 (SDN/QJ)-Cali Maxamed Cilmi wasiir ku-xigeenka Xannaanadda Xoolaha Somaliland oo uu weheliyo ku-xigeenka Warshaduhu Cali Maxamed Axmed, ayaa sheegay inuu dhacay heshiiskii u dhexeeyay xukuumadda iyo shirkaddaha gaarka loo leeyahay ee wareejinta haamaha shiidaalka ee magaaladda Berbera. Isla markaana waxay hoosta ka xariiqeen awood ay xukuumadu u leedahay wareejinta haamaha shidaalka.   […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Daawo:Muuqaal Xiiso Badan Oo Laga Metelay Farxadda Madaxtooyada Ee Wareejinta Keydka Haamaha Berbera

Hargaysa 20.Sep 2015 (SDN/QJ)- Suuqyada Siyaasadda Somaliland Waxaa Mudooyinkii u danbeeyay Xoog looga hadal hayaa Cudur Cusub oo ku soo biiray kaas oo ah Wareejinta Haamaha Kaydka Shiidaalka ee Magaaladda Berbera. Qadiyadani Waxay Sababtay Ismaandhaaf Xoogan oo ka dhex dhashay Golaha Wakiiladda iyo Xukuumadda oo gaadhay Heer Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda iyo Ku Xigeenkiisa 1aad ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhagax Dhigay Mashruuca Biyo Ballaadhinta Hargeysa

Hargeysa:(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa maanta dhagax dhigay Mashruuca Biyo ballaadhinta magaalada Hargeysa ee Deegaanka Geed-deeble ka imanaya, kaas oo kor loogu qaadayo Biyaha magaalada Hargeysa. Madaxweyne Siilaanyo iyo wafti uu hoggaaminayo oo iskugu jira xukuumaddiisa, Hay’adaha Biyo ballaadhinta Gacanta ku haya iyo Wakaallada Biyaha Hargeysa, waxana ugu horrayn kormeer lagu soo sameeyey […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xog-Hayaha Garabka Dhallinyarada Heer Qaran Ee Xisbiga WADDANI Cabdifataax Siciid Axmed (Aftax) Oo Si Adag Uga Hadlay Dhallinta Badaha Ku Dhamaatay (DAAWO)

Hargeysa,20sep,2015(QJ/SDN)-Xog-Hayaha Garabka Dhallinyarada Heer Qaran Ee Xisbiga mucaaridka ee WADDANI C/fataax Siciid Axmed (AFTAX) Oo Si Adag Uga Hadlay Dhalinta Badaha Ku Dhamaatay+Fariinan U Diray Xukuumda Siilaanyo Halkan Hoose Ka Daawo;   QJ/SDN: Hargeysa

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland oo daboolka ka qaaday in Gudi loo Xilsaaray Baadhista dhacdooyinka Dilalka Ciidamadu ay Hawshoodii bilaabeen.

Hargaysa 20.Sep 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami ayaa sheegay in Guddii loo xilsaaray inay baadhis ku soo samayso Ciidamada Qaranka inay hawsheedii bilawday, isla markaana aanay ku eekayn Ciidamada Qaranka, ee ay dhamaan ay Ciidamada kale duwan ee dalka ay baadhi doonan, waxaanu sheegay in marka uu baadhitaanku dhammaado la soo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirkii hore ee wasaarada Qorsheynta Somaliland Cali Sanyare ayaa khudbad uu ka jeediyay Jaamacada Golis si qoto dheer uga waramay Tahriibta

Hargeysa Sept 2015(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee wasaarada Qorsheyta iyo xiriirka Caalemiga ee Somaliland Md Cali Maxamed Ibrahim (Cali Sanyare) ayaa khudbad uu ka jeediayay qolka shirarka ee Jaamacada Golis waxa uu si cilmiyeysan uga waramay Tahriibta. Cali Sanyare oo khudbadiisa ku cabiray marxaladihii kala duwanaa iyo asbaabaha ku xeeran Tahriibta ama Tacabirka ayaa khudbadiisu sidan aheyd: “Mawduuca […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ruushka oo duyuurado dagaal geeyay dalka Syria iyo walaaca reer Galbeedka

Dimishiq Sept 20,2015(SDN/QJ)-Dalka Ruushka ayaa duyuuradaha dagaalka iyo gantaalada ridada dheer geeyay xarun ciidameed oo ku taal degaanada kooban ee weli gacanta ugu jira madaxweyne Bashaar Al Asad. Ruushka ayaa u muuqda in uu ka jawaabayo cadaadis dhaqaale iyo mid ciidan oo sanadihii u danbeeyay uga imanayay dalalka reer Galbeedka. Dawladaha reer Galbeedka ayaa tilaabadan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Waxbarashada Puntland oo la kulmay Maamulayaasha Iskoolada Gaalkacyo

Galkacyo Sept 2015(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta-sare ee Dawlada Puntland Dr.Abshir Yuusuf Ciise ayaa waxaa uu kulan la qaatay Maamulayaasha Iskoolada Gaalkacyo. Kulankaan oo ahaa mid aad u balaaran ayaa waxaa kasoo qayb galay 50 Maamule oo ka hawl gala Dugsiyo H/Dhexe iyo kuwo sare waxaana ay ka kala yimaadeen Degmada Gaalkacyo oo Nawaaxigeeda. Kulanka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Law enforcement officials meet to discuss combating extremist recruitment

Local and national law enforcement officials met in Minneapolis on Friday to discuss ways to counter the sophisticated recruiting efforts of Muslim extremists, amid an atmosphere of suspicion within the local Somali community of government surveillance. The meeting came as the case of seven young Somali-American men accused of plotting to abandon their homes and join the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Blast in Somalia’s Kismayu port city kills three soldiers

The Islamist militants, who aim to overthrow the United Nations-backed government, recaptured several settlements this month in central and southern parts in the country. The militants have been pushed out of the capital, Mogadishu, and other major cities in the country by government forces and the African Union Mission to Somalia (AMISOM), which is largely […]

Posted in Uncategorized | Read More »