Home » 8:27 pm Entries posted on “September, 2015”

Wildlife flee to Somalia

Wildlife have started “fleeing” to Somalia a week after Operation Linda Boni was launched. The animals are said to move further into Somalia with each advancement of troops into Boni Forest. “We have received reports that many of our wildlife have been spotted on the other side of the forest. We are concerned we might […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Puntland walks out of Mogadishu conference

Delegates from the northern semiautonomous state of Puntland have walked out of a consultative meeting discussing about the upcoming 2016 presidential elections in the Somali capital in protest of the formations of the government-backed rival Galmudug administration, sources told HOL on Sunday. Abdiweli Mohamed Ali Gas, Puntland president told reporters that his administration’s stand towards […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland: $50m Hargeisa Water Supply Project Inaugurated

Adequate water supply is a fundamental prerequisite that creates opportunities for economic growth at the individual, household, enterprise and collective level- HUWSUP press statement President Silanyo-7th from L, European Union Somaliland Development Fund, UN HABITAT representatives and Somaliland Government officials pose behind HUWSUP pipes By: Yusuf M Hasan HARGEISA (Somalilandsun) – The European Union, Somaliland […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Abwaan Cashuur Oo Gabayga Cusub Ee “Hayl-Hayl” Ku Hogotusaaleeyay Xaaladda Dalka DHAGAYSO

“ Hantidhawr hadduu jiro oo si dhaba u guto hawshiisa, Oo uu huug la sudho ka cabsi qabo kii dakhliga heeray, Qofna Hagar La’aan Booli Qaran Ugama Haageene, kol se Haddaan Halkeed Marisay Jirin Haragii Loo diihay, oo uu haysto cudur daar ninkii lagu helaa kiis cad, haw dhawaan cidi tidhaa inan kastoo hays leh,, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shirkii Dawlad Goboleedyadu Muqdisho ku Lahaayeen oo Qarka u Saaran inuu Burburo,Punt land oo ka Baxday,Iyo Jubaland oo Xamaanta Uruursatay

Muqdisho, 20 Sep 2015 (SDN/QJ)-Warar hada soo gaadhaya Qurbejoog.com ayaa sheegaya in madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud uu diiday inuu mamulka Jubbaland ee Axmed Madoobe u aqoonsado mamul ka baxay KMG, taas badalkeeda wuxuu ku xiray in Axmed Madoobe aqoonsado mamulka Galmudug ee Cabdikariin Xuseen Guuleed. Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Maxmaed Islaan Madoobe ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sannad Guuradii 10-aad ee Aasaaska Mac-hadka Tababarka Shaqaalaha Dawlada iyo Qaabkii loo Xusay DAAWO

Hargaysa 20.Sep 2015 (SDN/QJ)-  Madaxweyne ku xigeenka Jsl Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil (Saylici)  oo ay weheliyaan mas’uuliyiin ka tirsan xukuumada iyo gudoomiyaha mac-hadka tababarka dalka Itoobiya ayaa Maanta ka qayb galay munaasibad lagu  xusayey  sanad guuradii tobnaad ee ka soo wareegtay Aasaaska  mac’hadka shaqaalaha ee dawlada Somaliland.

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Daahfuray Mashruuca Biyo Balaadhinta Caasimada Hargaysa DAAWO/SAWIRO

Hargaysa 20.Sep 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud siilaanyo ayaa maanta soo kormeeray mashruuca biyo balaadhinta caasimada isla markaana ka qayb galay munaasabad lagu daah furayey mashruucaasi oo ka dhacday hotel Maansoor ee Magaalada Hargaysa. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa kormeer ku tagay Deegaanka Biyaha Shiinaha oo ay ka socoto […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dawlada Somaliland oo Wasaaradda Maaliyadda Ka Madax banaanaynaysa Waaxda Cashuuraha beriga

Hargaysa 20.Sep 2015 (SDN/QJ)- Golaha wasiirada ee xukuumadda Somaliland ayaa fadhi aan caadi ahayn oo ay yeesheen Axadii toddobaadkii hore, waxay ku ansixiyeen qorshaha siyaasiga ah ee xukuumadda ee dib u habaynta nidaamka maaliyadeed ee wadanka.   Fadhigaas lagu ansixiyay dib u habaynta nidaamka maaliyadeed ee dalka oo aanu wax war ahi ka soo bixin, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Muusow anigu waxaan u malaynayaa magac xumo iyo kursi la’aani inay ku wada qabsan doonto,” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble

Hargaysa 20.Sep 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ahaan jiray Mudaneyaasha daacadda u ahaa Kulmiye, balse gadaal ka biyo diiday siyaasadda Kulmiye haatana Xisbiga Waddani ka tirsan ayaa guddoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ugu baaqay inuu aragtidiisa ka dhiibto xaaladdaha waddanka ka jira. Xildhibaanka ayaa ka mid ahaa xildhibaano badan oo xukuumadda ugu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Nuxurka Khudbad Uu Madaxweyne Siilaanyo Maanta Ka Jeediyey Dhagax-dhigga Mashruuca Biyo Ballaadhinta Hargeysa Oo Ay Ku Baxayso Lacag Dhan $50-Milyan

Hargeysa:Sep,20,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Siilaanyo, ayaa Khudbad kooban oo nuxurkeedu ahaa sidii Caasimadda Hargeysa Biyo ku filan loogu heli lahaa ka jeediyey Munaasibad loo qabtay Biyo Ballaadhinta Hargeysa, waxana uu tilmaamay in xukuumaddiisa ay ka go’an tahay sidii Biyo ku filan ay Reer Hargeysa u heli lahaayeen. Madaxweyne Siilaanyo waxa uu ugu horrayn faahfaahin ka bixiyey Xaddigia lacagta […]

Posted in Uncategorized | Read More »