Home » 11:39 am
Entries posted on “September, 2015”
Garowe:Sep,21,2015(SDN/QJ)-Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, ayaa goor dhaweyd war-saxaafadeed dhawr qoddob ah kasoo saaray Mawqifka Maamulkaas ee la xidhiiidha ka qaybgalka shirka Muqdisho ka furmay oo ay ka biyo diidsan yihiin. War-saxaafadeedkaas, ayaa waxa lagu sheegay in maamulkaasi gebi ahaanba shirkaas iskaga baxay, isla-markaana, kadib markii ay saluug badan tirsadeen. Halkaan ka Akhri War-saxaafadeedka. Dawladda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:Sep,21,2015(SDN/QJ)-Sida lagu caddeeyey War-saxaafadeed kasoo baxay Ururka ONLF oo u dagaallama Xorriyada Gobolladda Ogadenia ee Gudaha Ethiopia, waxa Kooxda Al-shabaab, ay Gawraceen Saraakiil Ururkaas katirsan oo muddo la la’aa. ONLF waxay sheegtay in Mudo Bilooyin ah ay raadinaysay Xubno sare oo kamid ah Ururkaasi oo Al shabaab ka afduubay, kuwaasi oo ugu danbeyntii Sirdoonka Ururkaasi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 21.Sep 2015 (SDN/QJ)- Komishanka Taclliinta Sare ee dalka Ruwanda, ayaa albaabada u xidhay Jaamacadda la yidhaa Mount Kenya University bishii August, 2015, waxayna Komishanku ku eedeeyeen Jaamacaddaasi, inay tahay mid Koorsooyinkeeda Waxbarasho ka hooseeyaan heerkii looga baahnaa waxbarashada Taclliinta Sare. Waxyaabaha kale ee ay ku eedeeyeen Komishanku Jaamacadda Mount Kenya, in inkastoo ay Jaamacaddu ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 21.Sep 2015 (SDN/QJ)-Ururka SOLJA markii uu arkay, dersayna qoddobka 32aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland oo si cad u kafaala qaadaya xoriyatul-qawlka iyo qoraalka. Markii uu arkay, muhiimadda horumarinta iyo kobcinta madax-banaanida Saxaafadda in ay qayb ka qaadatay nidaamka dimuquraadiyadda, sinnaanta, cadaaladda iyo ilaalinta xuquuqda muwaadiniinta Somaliland. Markii uu darsay, Xeerka Saxaafadda Xeer No. 27/2004, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Adis Ababa Sept 21,2015(SDN/QJ)-Safiirka Somaliland u fadhiya Itoobiya Maxamuud Aadan Jaamac Galaal ayaa ka warbixiyay heshiis dhawaan ay isla qaateen dawled degaanka Soomaalida Itoobiya iyo dawlada Somaliland. Halkan ka daawo faahfaahinta uu Safiirka Somaliland eedalka Itoobiya uu ka bixiyay heshiiska ay labada dhan isla qaateen.
Posted in Uncategorized | Read More »
Athens Sept 21,2015(SDN/QJ)-Dalka Greece ayaa la shaaciyay natiijada doorashooyinkii sedexaad ee isla sanadkan dalkaa ka dhacda. Greece ayaa waxa sanadihii u danbeeyay hareeyay qalalaase dhaqaale oo dalkaa ganacsigiisa iyo madax banaanidiisaba jilbaha u dhigtay. Greece ayaa Midawga Yurub tiroba dhaw jeer ka dalbatay gacan qabad dhaqaale si dalkaasi aanu u musalifin. Reer Yurub ayaa dawlada Greece […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London Sept 21,2015(SDN/QJ)-Hogaanka xisbiga Wadani ee dalka UK ayaa warsaxafadeed ay soo saareen waxa ay ku canbaareeyeen falkii dawlada Somaliland ay xabsiga ku dhigtay Suldaan Mawliid Sabeyse. Masuuliyiinta Wadani ee UK ayaa dalbaday in suldaan Mawliid Sabeyse si deg dega xoriyadiisii iyo xasanadiisaba dib loogu celiyo. Halkan Hoose ka daawo warsaxaafadeedka Masuuliyiinta xisbiga Wadani ee UK.
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, 20 September, 2015–The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) calls for a thorough investigation into the today’s incident which AMISOM vehicles wounded a broadcast journalist. Abdirahman Mohamd Ibrahim known to many as Gacan was working for Radio Mogadishu, voice of the Somali Army. He was injured by an AMISOM vehicle outside the presidential palace […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Encouraging words to get to know your neighbors. 300 refugees come to live in Fargo every year, this month, Lutheran Social Services is helping resettle 60 people. But when we hear about ISIS recruiting youth from the Somali-American community in the Twin Cities, it’s easy to stereotype. Sunday, several people worked to break down barriers […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Introduction According to Debra Marshal (2012), there are two basic types of Sociological Perspective that sociologists use in their work for every single day and every single research they do. The first perspective is the Micro perspective, which looks at small-scale interactions between individuals, such as conversations and group dynamics. This micro prospective also […]
Posted in Uncategorized | Read More »