Home » 4:16 pm
Entries posted on “September, 2015”
Muqdisho 21.Sep 2015 (SDN/QJ)- War-muriyeedkii kasoo baxay Shirkii Wada-tashiga ahaa ee Saddex Maalmood Muqdisho uga Socday Madaxda Dowladda Federaalka Somalia iyo Madaxda Maamul-goboleedyada dalka oo ay Goob-joog ka ahayd Beesha Calaamka oo Nuqul la mid ah ay heshay HOL ayaa wuxuu u qornaa Sidan:
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 21.Sep 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse oo Shir Jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa jawaab adag ka bixiyay hadalo ka soo yeedhay Madaxweynaha dalka Somalia Xasan Sheekh Maxamud oo Sheegay in Shirkii Muqdisho ka Dhacay ee ay ka Qayb galeen Maamul Goboleedyada Somalia uu Khuseeyo Somaliland.
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 21 Sep 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Maxkamada sare ee somaliland Aadan Xaaji Cali ayaa ka hadlay qorshayaal ay doonayaan inay dib ugu hagaajiyaan garsoorka dalka, isla markaana ay meesha kaga saarayaan qalooca iyo wax kasta oo wax u dhimaya xaqsoorka guud iyo hawsha ay u hayaan umadda. Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland oo shalay ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 21.Sep 2015 (SDN/QJ)- Suldaan Siciid Suldaan C.salaan Suldaan Cali Shire iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa Maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Duleedka bari ee Caasimada Hargaysa. Imaatinka Suldaan Siciid Suldaan C.salaan oo Maalmihii u danbeeyay la Sugayay ayaa Wararku Sheegayaan inuu la Xidhiidho Sidii uu Madaxweyne Siilaanyo ugu qancin lahaa inaanu Xilka ka qaadin Wasiirka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, September 21, 2015(SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke iyo wakiilka Q/midoobay u qaabilsan Soomaaliya Amb. Nicholas Kay ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad lagu xusayay maalinta nabadda adduunka, taasoo sanadkaan halku dhegeedu ahaa “Aan ku midowno Nabadda”. Munaasabadan ayaa waxaa sidoo kale ka soo qeybgalay madaxda maamul goboleedyada dalka, gaar ahaana madaxweynaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 21.Sep 2015 (SDN/QJ)- Prof Axmed Ismaaciil Samatar ayaa Markii kowaad Jawaab ka bixiyay dhaliil uu u soo Jeediyay Prof Bulxan oo sheegay in Axmed Ismaaciil Samatar aanu Wax hiil ah u samayn Shacabka Somaliland oo uu Qadiyadooda Mudo Badan Madaxa kaga taagnaa. Prof Samatar ayaa Sidoo kale Jawaab ka bixiyey Waxyaabaha ka run ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Berbera 21.Sep 2015 (SDN/QJ)- Mid ka mida Culumada ugu waaweyn Magaalada Berbera oo u banaanbaxay difaaca Hantida umada ka dhaxaysa ,isagoo sheegay inuu Xajka uga baaqday, markuu arkay in Hamaha Shidaalka Berbera la doonayo in xukumadu ku wareejiso shirkado ganacsi oo dadka ku dul noolaada.
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 21.Sep 2015 (SDN/QJ)- Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Itoobiya Danjirre Maxamuud Aadan Jaamac (Galaal), ayaa sheegay in dawladaha Somaliland iyo Itoobiya ay ka wada hadleen sidii loo adkayn lahaa is-kaashiga labada dal ee dhinaca nabadgelyada. Gaar ahaana sidii tallaabo adag looga qaadi lahaa suldaan Abuubakar Cilmi Wabarka oo ka falaagoobay Somaliland, isla markaana ku dhuumaalaysta […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 21.Sep 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3606/092015 isku bedel iyo magacaabid uu ku sameeyey qaar ka mida Agaasimeyaasha guud ee wasaaraddaha Jamhuuriyada Somaliland. madaxweynuhu:- Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad, Xarafka (kh) ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda ay Agaasimayaasha Guud ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:Sep,21,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa goor dhow u ambabaxay dalka isu taga Imaaraadka Carabta, halkaasoo uu kaga qeyb galayo aaska Sheekh Rashid bin Mohammed bin Rashid Al Maktoumwiil oo ah wiil uu dhalay Amiirka maamula Dubai isla markaana ah Madaxweyne ku xigeen iyo waliba Ra’iisul Wasaaraha Imaaraadka Carabta. Shirka wada tashiga ayaan u hakan safarka […]
Posted in Uncategorized | Read More »