Home » 10:24 am
Entries posted on “September, 2015”
Makka,23sep,2015(QJ/SDN)-Maanta oo ah maalinta ugu muhiimsan gudashada waajibaadka Xajka ayaa waxaa Buurta Carrafo Maanta taagan malaayiin qof oo Muslimiin ah, kuwaasoo ka kala yimid dacallada Adduunka. Saaka ayaa wxaa Buurta Carrafo u dareeray sannadkan 3-milyan oo qof oo ay ku jiraan Xujey Soomaali ah oo caalamka dacaladiisa, iyadoo maanta oo dhan ay dadkan taagnaa-nayaan cad-ceedda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 23.Sep 2015 (SDN/QJ)- Shir la isugu keenay Qaar ka mid ah dhalinyaro ka soo kala jeeda labada beelood ee Beesha Haber-jeclo ee bariga Burco, Berbera Iyo Beesha degta galbeedka Hargeysa ee Sacad Muuse oo ay soo abaabuleen Xildhibaan Cali Mareexaan oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiilada, Wasiirka Wasaaradda duulista Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Qormadeenan kooban, waa mid aynu ugu tallo galnay inaynu ku iftiimino dakhliga soo gala golaha deegaanka caasimada hargeysa iyo dayaca baahsan ee dhex yaala , taas ugu mihiimsan yihiin, qorsha la’aanta magaalada, lunsashada dhulkii danta guud ahaa, tacadiga shaqaalaha haysta, hanaanka shaqo ee masuuliyiinta iyo adeeg la’aanta bulshada. Sida aynu wada ogsoonahay magaalada hargeysa waxay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Calgary Sept 22,2015(SDN/QJ)-Suldaanka Guud ee Beelweynta Irir Samaale Suldaan Cabdikariim Faarax ayaa dhanbaal uu soo saaray waxa uu ummada Soomalaiyeed uga tacsiyadeeyay Geeridii naxdinta laheyd ee ku Timi Suldaan Maxamed Cabdilahi Xuseen (Galaal). Suldaan Cabdikariim Faarax uu sidoo kale ka faalooday mahadhada taariikheed ee Suladaan Galaal, dhanbaalkiisuna sidan ayuu u dhignaa: “Waxan anigo ah Suldaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho,22sep,2015(QJ/SDN)-Qaar ka mid ah Fanaaniinta Kooxda Xidigaha Geeska ee fadhigooda yahay magaalada Hargeysa ayaa maanta soo gaadhay magaalada Muqdisho, iyagoo habeenka Ciidul Adxa ay qaban doonaan Bandhig Faneed ay farxada ciida kula wadagayaan shacabka Muqdisho. Fanaaniintan oo kala ah Nimcaan Hilaac, Maxamed Axmed Cirro Bakaal, Xamda Queen iyo C/raxmaan Oday ayaa lagu soo dhoweeyay garoonka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Janet Jakson oo ah Fanaanad caan u dhalatay dalka Mareykanka ayaa ku dhawaaqday inay qaadatay Diinta Islaamka. Janet Jakson oo ah 49-jir ayaa saaxiib la noqotay milyaneer u dhashay dalkaasi Qatar kaas oo lagu magacaabo Wissam Al Mana 40-jir, kaasi oo sabab u noqday in Fanaanada ay qaadato diinta Islaamka. Janet Jakson ayaa soo bandhigtay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,22sep,2015(QJ/SDN)-Shir madaxeed looga hadlayo afgambigii dhawaan ka dhacay Burkina Faso ayaa lagu wadaa in maanta uu ka furmo magaalada Abuja. burkina fasoDalalka ECOWAS ayaa la filayaa inay ka wada xaajoodaan hindise ku saabsan sidii doorasho loo dhan yahay ay dalkaas uga dhici lahayd bisha November. inqilaabkii isbuucii hore dalkasi ka dhacay ayaa xukunka looga tuuray […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Waxaynu ogayn In Tartankii doorashada Madaxtooyada ee 26/6/2010 ay qoreen Xisbigii kulmiye Buug ay ugu magac dareenbuuga cagaaran , Hadaba Waxaa Lagama maar-maan ah in bulshadu ku qiimeeyaan dawlada wixii ay shalay lahayd iyo maanta waxay ku xukumayso dalka ma yihiin wax is waafaqsan ee aan lagu taageerin qabiil iyo nin jeclaysi, hadaba maanta aan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Sep,22,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka Hadlay Khilaafka iyo Buuqa siyaasadeed ee ka taagan wareejinta Keydka Haamaha SHidaalka ee Magaalada Berbera oo xukuumaddu ku hawllan tahay wareejintooda, waxana uu tilmaamay in wareejintu tahay arrin u taalla xukuumadda Talada Haysa. Muuse Biixi oo maanta warbaahinta kula Hadlay Xarunta Madaxtooyada Somaliland, ayaa waxa uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Labaatan-jiroow,22sep,2015(QJ/SDN)-Diyaaradaha Dagaalka Ciidamada AMISOM ayaa gellinkii dambe ee Shalay duqeeyay deegaanka Labaatan-jiroow oo 60-km u jira Degmada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay, sida ay sheegeen Mas’uuliyiinta Maamulka Koonfur-galbeed Soomaaliya. Inkastoo aan la ogeyn Duqeynan Khasaaraha Rasmiga ah ee ka dhashay, ayaa Haddana Wasiirka hub-ka-dhigista, dhaqan-cleinta malleeshiyooyinka iyo tababarrada ee maamulka Koonfur-galbeed, Xasan Xuseen Maxamed […]
Posted in Uncategorized | Read More »