Home » 7:26 pm
Entries posted on “September, 2015”
Qormadeenan kooban, waa mid aynu ugu tallo galnay inaynu ku iftiimino dakhliga soo gala golaha deegaanka caasimada hargeysa iyo dayaca baahsan ee dhex yaala , taas ugu mihiimsan yihiin, qorsha la’aanta magaalada, lunsashada dhulkii danta guud ahaa, tacadiga shaqaalaha haysta, hanaanka shaqo ee masuuliyiinta iyo adeeg la’aanta bulshada. Sida aynu wada ogsoonahay magaalada hargeysa waxay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Markii aan tixgeliyay xaalada guud ee Soomaaliya iyo markii aan qiimeyn ku sameeyay Doorashada 2016 la doonayo in Soomaaliya laga hirgeliyo, waxaan go, aan sadey in aan soo bandhigo fikrad cusub oo ay Doorasho ku dhici karto taas oo ah sida soo socota; 1- Doorashada 2016 Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenkiisa waa in ay soo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
HOW do you hold an election without registering voters? That is the question confronting Somali politicians—as well as hordes of diplomats, NGOs and other international hangers-on—trying to create a functional government in Somalia, a country of 10m people which has been effectively stateless since the fall of its military government in 1991. Somalia has been […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Puntland, a semi-autonomous region of northeastern Somalia, will conduct a survey of its offshore region to search for oil as the country prepares a licensing round for exploration, the head of the Puntland Petroleum and Minerals Agency said. The government awarded a contract this month toION Geophysical Corp., based in Houston, Texas, to carry out […]
Posted in Uncategorized | Read More »
(CNSNews.com) – The Council on American-Islamic Relations (CAIR) plans to call Monday for Republican presidential candidate Ben Carson to withdraw from the 2016 campaign after the retired neurosurgeon said Islam was not consistent with the U.S. Constitution and that he would “absolutely not” advocate having a Muslim in the White House. “Mr. Carson clearly does […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 23.Sep 2015 (SDN/QJ)- Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir oo Mudooyinkii u danbeeyay Xaalad Caafimaad dalka dibadiisa ugu Maqnaa haatana ku sugan Caasimada dalka ee Hargaysa ayaa Xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo Waxa uu ugu baaqay inay sida ugu dhakhsiyaha badan Xoriyadoodii dib ugu soo Celiso Boqor Raabi iyo Suldaan Mawliid Sabayste […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Laascaanood 23.Sep 2015 (SDN/QJ)-Taliye Ku Xigeenka 2aad ee Ciidanka Asluubta Somaliland Gaashaanle Sare Cali Cumar Axmed iyo Saraakiil kale oo Wehelisa ayaa Kormeer Shaqo maanta ku tagay Magaaladda Laascaanood,si ay ugu Kuurgalaan Maxaabiiis ka baxsaday Xabsiga Magaalada Laascaanood. Sidoo kale Waxaa Cisbitaalka Magaalada Laascaanood la Keenay Hal Qof oo ku Geeriyooday iyo 8 Qof oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Maka23.Sep 2015 (SDN/QJ)- Malaayiin Muslimiin ah, ayaa maanta u taagan buurta Carafo, iyagoo gudanaya waajibaadkooda xajka ee sanadlaha ah. Saaka ayaa waxaa Buurta Carrafo u dareeray Xujayda oo caalamka dacaladiisa ka kala yimid,Waxayna Maanta Xujaydani u dhabar adaygeen Kulaylka iyo Cadcadeeda Buurta Carafa iyagoo eebbe denbi dhaaf ka dalbanaya, Waxaana lagu wadaa inay markaas kadib […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Boorama 23.Sep 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Gobolka Awdal Maxamed Cali Saleebaan Ramaax ayaa ka xog waramay Shir uu kaga qayb galay Magaalada Diridhaba isagoo qayb ka ahaa Wefti uu hogaaminayay Wasiirka arrimaha gudaha kaas oo u dhexeeyay Somaliland iyo Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya iyo Dawlada federaalka ah sidoo kale Waxa uu cadeeyay inuu Shaqadii ka joojiyey […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Addis Ababa 23.Sep 2015 (SDN/QJ)- Cali Ciise oo ah Guddoomiyaha Guddida uu horjoogaha Maleeshiyaadka Khaatumo Cali Khaliif Galaydh u magacaabay inay ka qayb galaan wadahadalada Somaliland iyo kooxda Cali Khaliif, ayaa maalmihii udambeeyey ku hawlanaa abaabulka iyo gogol xaadhka wadahaladaasi oo ku waday Magaalada Addis Ababa ee Dalka Itoobiya. Wadahadalada u dhexeeya Xukuumadda Somaliland […]
Posted in Uncategorized | Read More »