Home » 11:44 pm
Entries posted on “September, 2015”
Dimishiq,1oct,2015(QJ/SDN)-Diyaaradaha Dagaalka Ruushka ayaa Duqeymo ka dhan ah mucaaradka ka horjeeda Madaxweynaha dalka Siiriya maanta ka billaabay gudaha Dalkaas, kaddib markii Baarlamaanka Waddanka Ruushka uu Ansixiyay in Ciidamadooda ay Hawlgalo ka sameyn karaan dhulka ka baxsan Ruushka. Waxay Duqeyntan imaanaysaa iyadoo Dowladda Mareykanka ay ka digtay in uu Ruushku faragelin ku sameeyo Siiriya; xilli Dowladda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho,1Oct,2015(QJ/SDN)-Al-shabaab ayaa la Sheegay inuu soo Saaray Amar Mamnuucaya jeedinta Khudbado ama hadallo Ururka dhexdiisa ka abuuraya iska horimaad ku saabsan ku biiritaanka ururka Daacish ama ISIS. Qoraal soo baxay Bishaan ayaa la sheegay in Ururku uu ku Adkaystay inuu ka mid ahaado Al-Qaacida, isla markaana meel cad ay ka istaagi doonaan ciddii dariiqaas ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
An inspiring community volunteer who mentors and supports women with the Somali Bravanese Welfare Association and led community action to raise £1.1 million to rebuild the Association’s hall, after it burnt down in a suspected racist arson attack, has been named a Point of Light by Prime Minister David Cameron. Asma Mohamed Ali, from Barnet […]
Posted in Uncategorized | Read More »
SOCCER – NATIONAL team Sihlangu 2018 FIFA World Cup Qualifier opponents Djibouti have lost all their five recent games. The Mohammed Ghersalli-led side have already lost against the likes of Togo who beat them 0-2 in a friendly match before losing to Burundi in the Champions of the Africa Nations (CHAN) where they went down […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,1oct,2015(QJ/SDN)-Daawo Wareysi Dheer Oo Lala Yeeshay Murshaxa Madaxweynaha Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen, Wareysigaas oo arrimo badan ku saabsan Halkan Hoose Ka Daawo; QJ/SDN: Hargeysa
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 30.Sep 2015 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland C/casiis Maxamed Samaale ayaa ka hadlay Hankiisa Murashaxnimo waxaanu sheegay in aanu ka tanaasulin Hankiisi Murashaxnimo . Waxaanu intaasi ku daray Samaale in uu yahay Murashaxa Kowaad ee U tartamayaa Jagada Murashaxa Madaxweyne Kulmiye . Sidoo kale Samaale ayaa meesha ka saaray in uu ka hadhay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 30.Sep 2015 (SDN/QJ)- Kadib Markii Maanta Xoriyadoodii ay dib u heleen ayaa Laba ka Mid ah Fannaaniinta Xadigaha Geeska ee Ku Xidhnaa Saldhiga dhexe ee Magaalada Hargaysa Waxay ka Warameen aragtidoodda ku aadan Xadhigooda,Tegitaankii Magaaladda Muqdisho Iyo Dareenkii dadweynaha ee Ka damqaday Xadhigii ay Xukuumadda iyo Laamaha amaanku u gaysteen iyo Weliba qaabkii loola […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 30.Sep 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Maanta Saxaafadda uga Jawaabay Su’aalo ku saabsan Xadhigii Qaar ka Mid ah Fannaaniinta Xidigaha Geeska,iyo arrimo kale. Wasiirka Warfaafinta ayaa Waxa uu sheegay in Afartii Fanaan ee Ka Tirsanaa Xidigaha Geeska la sii daayay,Waxaanu hoosta ka Xariiqay in taas aanu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,September 30,2015(SDN/QJ)-Qaybta Afsoomaaliga ee idaacadda Voice of America( VOA) ayaan laga maqal caasimadda Somaliland ee Hargeysa 24kii saacadood ee u dambeeyey. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse oo Kulan Warbaahineed ku Qabtay Xafiiskiisa ayaa Ku Sheegay ka Maqnaanshaha Idaacada VOA ee Mawjada FM arrin la Xidhiidha Cilad ku Timid isla markaana […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,30sep,2015(QJ/SDN)-Madaxweyne ku xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil saylici ayaa maanta ka qaybgalay munaasabad shahaadooyin lagu guddoonsiinayey arday ka qalin jebisay jamacadda hargaysa.oo ay tiradoodu dhamayd 930 arday oo kakala baxay kuliyadaha jamacada hargaysa laga bixiyo.
Posted in Uncategorized | Read More »