Home » 1:39 pm
Entries posted on “August, 2015”
Hargeysa,29Aug,2015(QJ/SDN)-Maareeyaha Haamaha Shiidaalka Berbera Sheikh Saleebaan Siciid Aw Cali ayaa lagu eedeeyay in uu lunsaday hanti xaddigeedu badan yahay. Gudida Dabo galka hantida qaranka ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa warbixin ay soo ka hor jeediyeen Golahooda ku sheegay in ay hantidii ugu badnayd uu lunsaday Sheekh Saleebaan, waxaana uu yidhi “Waa in sida uu xeerka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Marka,29Aug,2015(QJ/SDSN)-Madaxweynaha Maamulka Koonfur-galbeed ee Somalia Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ay Weheliyaan Wasiirro ka tirsan Xukumadda Soomaaliya, Xildhibaanno iyo Mas’uuliyiinta Gobolka Shabeellada Hoose ayaa Maanta gaaray Degmada Marko ee Gobolka Shabeellada Hoose, iyagoo Saraakiisha AMISOM ee Degmadaas Jooga kala hadlaya dilkii Toddoba qof oo Shacab ah ay 31-kii bishii July ciidamada AMISOM ugu geysteen Degmadaas. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
New-York,29Aug,2015(QJ/SDN)-Magaalada New York ee Dalka Mareykanka ayaa laga furay maqaayaddii ugu horreysay oo ay Soomaali leedahay, taasoo lagu magacaabo Safaari Somali Cuisine; waxay ku taallaa xaafadda Herlem ee New York. Baarkan ayaa laga helaa cunnooyin Soomaalidu ay caanka ku tahay, kuwaasoo shacabka Mareykanku ay aad u jecel yihiin. Waxaana ka mid ah cunnooyinkaan; Baasto, Suqaar, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Galhareeri,29Aug,2015(QJ/SDN)-Maxlamad ay leedahay Al-shabaab oo ku taala Gobolka Galguduud ee bartamaha Somalia ayaa xukun karbaash ah ku fulisay nin lagu soo eedeeyay inuu kufsi ka geystay Deegaanka Galhareeri oo ka tirsan Gobolka Gaguduud. Xukunkan karbaashka ah ayaa ka dhacay faraage ku yaalla Galhareer; kaasoo dhacay gellinkii dambe ee shalay, waxaana goobta isugu soo baxay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
CAIRO — An Egyptian judge on Saturday handed down unexpectedly harsh verdicts in the trial of three journalists from the Al Jazeera English news channel, sentencing them to at least three years in prison on charges that human rights advocates have repeatedly dismissed as political in nature. The journalists, Mohamed Fahmy, Baher Mohamed and […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 29.Aug 2015 (SDN/QJ)- Wasiir ku Xigeenkii hore ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mudane Cabdikariin Axmed Mooge ayaa badka soo dhigay fadeexado maamul oo xagal daacinaya nidaamka shaqo ee xukuumadda iyo ku tagri fal hantida qaranka. Cabdi Kariin Axmed Mooge Waxa uu sheegay inaan loo dul qaadan doonin Wasiir qaata 1500 oo dollar uu hada Isticimaalo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Qaahira,29Aug,2015(QJ/SDN)-Maxkamad ku taalla dalka Masar ayaa xukun ku ridday saddex weriye oo u shaqaynayey telefiishanka Al-Jazeera, waxaana maxkamaddani ku heshay dembi ah inay taageero u fidinayeen ururka dalkaas laga mamnuucay ee Ikhwaanul Muslimiin. Maxkamaddu waxay saddexdan weriye ku xukuntay saddex sano oo xadhig ah. Xaakinka Xukunkan riday oo lagu magcaabo Xasan Farid ayaa sheegay in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,29Aug,2015(QJ/SDN)-Daawo: Dood Kulul Oo Lagaga Hadlay Biyo La’aanta Ka Taagan Caasimadda Hargaysa Iyo Caqabaddaha Ku Gedaaman. HALKAN HOOSE KA DAAWO:
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,29Aug,2015(QJ/SDN)-Siyaasiga Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) oo hore u noqday duqa magaalada Muqdisho ee caasimadda Somaliya, ayaa wuxuu dhawaan taraansit ku maray madaarka Caalamiga ah ee Cigaal ee magaalada Hargeysa, ee caasimadda Somaliland. Qoraal uu Mr. Tarsan ku qoray barta uu ku leeyahay facebook, wuxuu ku soo bandhigay qodob uu u bogay oo laga hirgeliyay madaarka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Aug,29,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa day’ar aqoon yahan ahi waxa ay weydiiyeen su’aal nuxurkeedu ahaa inuu nacaybka qaybaaladda si weyn umuujisto, isla-markaana uu marwalba Xubinta Xisbigiisu ku leeyahay Komsihanka qaranka uu ka dhigo qof kasoo jeeda Qoyskiisa. Eng. Faysal Cali-waraabe oo madal hoggaanka saddexda Xisbi-qaran su’aalo lagu weydiinayey oo uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »