Home » 3:54 am
Entries posted on “August, 2015”
Hargeysa:Agu,30,2015(SDN/QJ)-Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde oo kamid ah Mudanayaasha Aqalka Golaha Wakiillada, xubinna ka ah Guddida Hantida qaranka, ayaa si adag uga hadlay tallaabada ay xukuumaddu ku doonayso inay ku wareejiso Haamaha shidaalka Berbera, waxana uu tilmaamay inay tahay arrin halis ku ah Dhaqaalaha Somaliland. Xildhibaanka oo shalay Kadib markii warbixin wareejinta Haamasha Shidaalka ka digaysa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,30Aug,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysa; Cali Waraane, ayaa isagoo martii ku ahaa Barnaamijka Bulshada iyo Masuulka ee HCTV lagu weydooyay su’aalo kul-kulu oo dhan welba taabanaya, iyadoo guddoomiiyuhuna si saraaxadleh uga jawaabay,, Haddaba halkan ka daawo : DAAWO FAYSAL CALI WARAABE OO SU’AALO DADWEYNUHU KU GANEEN
Posted in Uncategorized | Read More »
Who said repeat viewings get boring? Not for Mo Farah, who completed another glorious 5,000m and 10,000m double – and won his seventh consecutive world and Olympic title – after chasing down the Kenyan Caleb Ndiku in a thrilling final lap chase. It means Farah has completed a historic triple-double – having also won the […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho,29Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud iyo wafdi uu Horkacayo ayaa maanta u dhoofay Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, kaddib martiqaad uu ka helay Amiirka Waddankaas. Wafdiga Xasan Sheekh ayaa waxaa ka mid ah Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda; iyadoo Garoonka diyaaradaha Muqdisho ay kusii Sagootiyeen Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia, Ra’iisul Wasaaraha, Xubno ka tirsan Labada Gole iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ceel-huur,29Aug,2015(QJ/SDN)-Markab laga leeyahay Dalka Iiraan iyo 19 Shaqaale ah oo saarnaa ayaa ka baxsaday gacanta kalluumeysato Soomaaliyeed oo Afduub ahaan ugu haystay deegaanka Ceel Huur ee Gobolka Mudug, kaddib markii ay shan bilood haysteen. Markabkan oo ah nooca kalluumeysiga ayaa lagu haystay kalluumeysi sharci-darro ah oo xeebaha Soomaaliya uu ka sameynayay, waxaana gacanta lagu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gaalkacyo,29Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta soo xiray shirweyne loogu magac daray wadatashiga Puntland oo maalmihii la soo dhaafay ka socday magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Inta badan waxgaradka beelaha Puntland oo laga soo kala xulay meelo kala duwan, xubno ka tirsan golaha wasiirada ,xildhibaanno iyo marti sharaf kale oo badan ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Arabsiyo,29Aug,2015(QJ/SDN)-Waxa Maanta Hadhimo Sharafeed Loogu Sameeyay Magaalada Arabsiyo,Wafti kasocda Dalka Djibuti,Waftigaa waxa Hormuud ka ahaa Wasiirkii Hore ee warfaafinta ee Dalka Djibuti,Cali Cabdi Faarax,Safiirkii uu Dhawaan Madaxwayne Geele Usoo Magacaabay Soomaaliland iyo ganacsato,iyo Masuuliyiin kale,Waxaana Munaasabadan qado Sharafta ah kasoo qaybgalay,Wasiirka Warshadaha Soomaaliland,Badhasaabka Gobolka Gabilay,Xoghayaha Fulinta ee Dagmada gabilay,Abwaan Abdi qays iyo Qaybo kamida bulshada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi,29Aug,2015(QJ/SDN)-Warbixin lagu Daabacay Wargayska The Star ee kasoo baxa dalka Kenya ayaa lagu sheegay in taliska AMISOM ay sheegeen inay Gudaha Somalia ku dileen in ka badan 250 Dagaalyahan oo ka tirsan Xarakada Al-shabaab; kaddib Dagaallo ka dhacay Koofurta Somalia bishan Gudaheeda. Saraakiil ka tirsan ciidamada AMISOM ayaa u sheegay Wargeyska tan iyo intii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 29.Aug 2015 (SDN/QJ)- Qoraal ka soo baxay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Mudane Xuseen Axmed Caydiid Ujeedadiisuna tahay Fulinta Go’aan ay soo saareen Gudiga Cadaaladda ayaa Isku shaandhayn balaadhan ku sameeyay Garsoorayaal,Ku Xigeeno Xeer Ilaaliyeyaal,Kaaliyeyaal,Diiwaangeliyeyaal ka Tirsan Maxkamadaha qaybahooda kala duwan . Waxaa Sidoo kale go’aankan Shaqada lagaga eryay 16 Xubnood oo isugu Jira Garsoorayaal, ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 29.Aug 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Gaadhandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami, ayaa sheegay in la diray saraakiil khibrad u leh cilmi nafsiga oo baadhis ku soo samaysa dilalka ka dhex dhacaya muddooyinkan dambe ciidamada qaranka, iyagoo booqday goobihii ay shilalku ka dhaceen islamarkaana baadhaya siday u dhaceen dilalkaasi. Wasiir Cadami, oo shalay u waramay Wargeyska […]
Posted in Uncategorized | Read More »