Home » 9:45 pm
Entries posted on “July, 2015”
The United Nations envoy to Somalia has criticized an announcement by the country’s president that general elections will not be held in 2016. The statement by the U.N. came amid accusations by opposition parties in Somalia that President Hassan Sheikh Mohamud was exploiting the country’s poor security situation to remain in power. “Any term […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Militias have taken advantage of the political vacuum in Central African Republic (CAR), engaging in ethnic cleansing of Muslims in a bid to erase the community from the country, human rights group Amnesty International has said. Discussing Friday’s report, entitled “Erased identity: Muslims in ethnically cleansed areas of the Central African Republic,” Joanne Mariner, a […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho,31july,2015(QJ/SDN)-Wasiirka qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ee Somalia, C/raxmaan Yuusuf Ceynte ayaa sheegay in hadda laga fikirayo Qaabka Dalka ay uga dhici lahayd doorasho, mar hadii aysan dhici karin doorasho qof iyo cod ah. C/raxmaan Caynte ayaa sheegay in hadda Wada-tashi ballaaran Shacabka la sameyn doono si ay qayb uga qaataan fikirka ku aaddan Qaabka ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dhuusa-mareeb,31july,2015(QJ/SDN)-Ururka Ahlusunna Waljamaaca ayaa kasoo horjeesatay Qodobadii kasoo baxay Shirkii Shalay Muqdisho lagu soo Gunaanaday ee looga Hadlayay Hiigsiga Somalia ee Sannadka 2016-ka. Guddoomiyaha golaha talada ee Ahlusunna, Sh. Cumar Sh. C/qaadir Aadan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in qodobbadii shirkaas kasoo baxay Ahlusunna ahaan aysan aqoonsanayn, isla markaana aysan taageeri doonin. Sidoo kale, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi,31july,2015(QJ/SDN)-Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Wiper oo ka Dhisan Dalka Kenya, Kalonzo Musyoka Horayna u soo noqday Madaxweyne ku xigeenka Kenya ayaa dhaleeceeyay darbiga ay xukuumadda Kenya ka dhisayso xadka ay Somalia la wadaagto, kaasoo ay sheegtay inay kaga hortagayso Al-shabaab. Musyoka oo dhismaha Jaamacadda Nairobi kula Hadlayay Arday barta Sharciga ayaa ku dooday […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Bujunbura,31july,2015(QJ/SDN)-Hoggaamiyihii Mucaaradka Burundi, Agathon Rwasa ayaa loo doortay Khamiistii inuu noqdo Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Qaranka dalkaas, isagoo ahaa xubnihii Mucaaradka ee kasoo horjeestay doorashadii waddankaas ka dhacday, muddo bilooyin ahna ka mid ahna taageerayay kacdoonnadii shacab ee dalkaas ka jiray. Mr Rwasa ayaa cambaareeyay doorashadii markii saddexaad Xilka Madaxweynenimo ee loo doortay, Pierre Nkurunziza, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi,31july,2015(QJ/SDN)-Shir aan Caadi ahayn oo ay isugu Yimaadeen Dalalka ku mideysan Ururka Suxufiyiinta Bariga Africa ee loo EAJA oo ay ka mid yihiin; Somalia, Djibouti, Uganda, Tanzania, Seychelles, Rwanda, Burundi, Ethiopia and Eritrea oo Nairobi ka socday 30-kii iyo 31-kii Luulyo, 2015-ka ayaa maanta lasoo Gabagabeeyay. Shirka oo ujeedadiisu ahayd sidii oo loosoo Afmeeri lahaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,31july,2015(QJ/SDN)-Daawo: Dood Kulal Oo Dhex-martay Siyaasiyiinta Mucaarad Iyo Muxaafadka Somaliland,Kuna Saabsan Muddo-kordhinta Xukuumadda Iyo Golaha Wakiiladda
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Jully,31,2015(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Somaliland ee xilligii xukuumaddii Rayaale Marwo Adan Aadan Ismaaciil, ayaa ka Hadashay doorkii talo-bixineed ee ay ku lahayd xukuumaddii uu ra’isal wasaaraha ka ahaa Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal oo ay ooridiisa ahayd. Marwo Adna oo marti ku ahayd dhawaan Barnaamijka Milicsiga siyaasiga ee TV-ga Universal ka baxa, ayaa sidoo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gar-adag:Jully,31,2015(SDN/QJ):Madaxweyne Siilaanyo iyo waftiga u hoggaaminayo ee Socdaalka ku jooga Gobollada Bari ee dalka, ayaa soo dhaweynno soo jiidasho mudan kala kulmaya deegaanada ay marayaan, waxana Shacabweynaha Reer Gar-adag oo kamid ah Goobaha waftigaasi sii mareen Madaxweynaha ku maamuuseen hadyad aad u qaali ah oo madaxweynaha si weyn u farxadgelisay. Reer Gar-adag oo xiiso gaar […]
Posted in Uncategorized | Read More »