Home » 3:51 am
Entries posted on “May, 2015”
Hargeysa:May,29,2015(SDN/QJ)-Wasiirka wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Maxamuud Xaashi Axmed, ayaa si weyn ugu faanay Waxqabad uu sheegay inuu ka muujiyey Wasaaradda uu masuulka ka yahay, gaar ahaanna Dhismayaal iyo casriyey uu sheegay inuu Garoonka Cigaal International ka muujiyey. Wasiirka oo ka Hadlay madal uu madaxweynuhu xadhigga kaga jarayey mashaariic cusub oo uu madaxweynuhu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Berbera 29.May 2015 (SDN/QJ)- Waa dhaqan aan ku wanaagsanayn wada dhalashada iyo diinta islaamkaba in tacadi loo gaysto dad maati ah oo ka soo cararay Qalalaasaha ka aloosan dalka Yemen. Waxay dadkani saarnaayeen Markabkii ay Yemen ka soo raaceen saarnaayeen Sadex Cisho,Gudoomiyaha Gobolka Saaxil ayaa dadkan u kala saaray Somalia, Somaliland iyo Yemen, Waxaana Markabka laga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 29.May 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan C.qaadir Indho Indho oo ka Mid ah Mudanayaasha Aqalka Guurtida ee garabsaarka la leh Madaxtooyada ayaa Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ugu Hanjabay inay Talaabo Sharci oo adag ka qaadi doonaan hadii aanu faraha kala bixin sida uu Yidhi Go’aankii Mudo kordhinta Golaha Guurtidu u sameeyeen Madaxweynaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Brussels, 29 May, 2015 (SDN/QJ)- Baarlamaanka Midowga Yurub, ayaa dood uu shalay ka yeeshay kaalinta hay’adda Caalamiga ah ee ICRC ka geysato xaaladaha bani’aadmino ee waddamada dagaaladu ka dhacaan, ayaa lagu soo qaaday taageerada ay Somaliland ka geysatay qaabilaadda dadka qaxoontiga ah ee ka soo cararaya qul-qulooyinka ka socda waddanka Yemen. Guddoomiyaha hay’adda Laanqeyraha Cas […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa: 29.May 2015 (SDN/QJ)- Guntimooyin Lafo ah Dad ah oo sida la sheegay Baco iyo Maryo lagu mooriyey, ayaa laga helay Xabaalaha Naasa-hablood ee Bariga Magaalada Hargeysa,sidaas waxa xaqiijiyey Saraakiisha Nabad-gelyada iyo Dawladda hoose ee Degmada Gacan-libaax. Lafahan ayaa waxa lagu daadiyey meel banaan oo Xabaalaha dhexdooda ah, halkaasoo laga soo qaaday, kaddib markii laga war-helay, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa: 29.May 2015 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland, shirkadaha Isgaadhsiinta iyo kuwa xawillaadaha lacagta, ayaa ku heshiiyey in adeegyadooda ay ku bixiyaan shillinka Somaliland si kor loogu qaado qiimihiisa, meeshana looga saaro isticmaalka dollarka oo saamayn ku yeeshay sicir-bararka dalka. Kulan lagu qabtay huteelka Maansoor ee Hargeysa oo ay ka qaybgaleen wasiirrada Wasaaradaha Maaliyadda, Qorshaynta iyo Ganacsiga, Guddomiyaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa: 29.May 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaaradda hawlaha guud iyo guriyeynta Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo ka mid ahaa guddi uu madaxweynaha Somaliland u magacaabay xadeynta dhulka madaarka magaalada Hargeysa ee Cigaal Airport ayaa ka warramay heerarkii uu soo maray xadeynta madaarku iyo duruufihii ka hor yimi muddadii ay hawshaas ku jireen. Wasiirka oo khudbad ka jeediyay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa: 29.May 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa ka qayb galay Munaasibada 24 Guurada ka soo wareegtay Markii Gadood dagaal lagu riday Xukunkii Dhergiga ahaa ee Mingiste Xayle Maryam ee dalka Itoobiya taas oo lagu qabtay Magaalada Hargaysa. Kulan Xuseedkan Itoobiya Waxaa ka qayb galay Madax ka tirsan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 29.May 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay sida ay xisbi ahaan u arkaan go’aanka Guddoomiyaha Golaha Guurtidu ku qaaday heshiiskii ay saddexda xisbi iyo Xukuumadda Somaliland ka gaadheen khilaafkii ka dhashay muddo kordhintii ay hore Golaha Guurtidu ugu sameeyeen Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo.
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa: 29.May 2015 (SDN/QJ)-Qiimaha sarifka Dollarka ee lacagta qalaad, ayaa gaadhay muddooyinkii u danbeeyay halkii ugu xumayd gaar ahaan Suuqyada sarifka ee magaalada Hargeysa, iyadoo qiimuhu malinba maalinta ka danbaysa kor u sii kacayo . Xukuumada Somaliland ayaa Shirar Xidhiidh ah la leh Shirkadaha Waaweyn Sida Xawaaladaha,Telesom, Somtel,Ganacsatada iyo Sariflayaasha oo ay ka dalbatay inay […]
Posted in Uncategorized | Read More »