Home » 5:47 am Entries posted on “May, 2015”

Somalis in Minneapolis seek to dampen lure of Islamic State

The Minneapolis court is packed with members of the local Somali community here to support one of their own, Abdirahman Yasin Daud (21). His lawyer wants him released from custody while he fights charges of attempting to provide support to a terrorist group. Daud is one of six Somali men from Minnesota, aged 18-21, charged […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shirkii maamul u sameynta Gobolada Dhexe oo aan maanta furmin

Cadaado May 29,2015(SDN/QJ)-Wararka aynu ka heleyno magaalada Cadaado ee xarunta Maamulka Ximin iyo Xeeb ayaa sheegaya in dib u dhac uu ku yimid shirka maamul u sameynta gobolada dhexe ee dalka in uu maanta ka furmo magaalada Cadaado. Xubno katirsan guddi farsamo ee shirka maamul u sameynta gobolada dhexe ayaa noo sheegay in sababaha dib […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dawlada Soomaaliya oo sheegtay in aan lala socodsiin Hub Imaardku ugu deeqay Jubbaland

Muqdisho May 29,2015(SDN/QJ)-Waziirka arimaha dibadda Soomaaliya C/salaam Hadliye cumar ayaa sheegay in dowladda federaalka ah aysan la socon hubkii dhawaan dowladda imaaraatka carabta ay ku wareejisay Maamulka KMG ah ee Jubbaland kadib markii dowladdaasi ay sheegtay in ay ugu deeqday. Waziir hadliye ayaa shaaciyey in ay baaritaano ku wadaan hubkaasi isaga oo sheegay in gobolada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

RW. ku xigeenka dalka ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka dibadiisa

Muqdisho, 28, May, 2015(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka  Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ah ugu kicitimay dalka dibadiisa, wuxuna magaalada Nairobi kulamo kula qaadan doonaa deeq bixiyayaasha caalamka, halka magaalada Geneva uga qayb galayo shirkii 104-aad ee Shaqaalaha Aduunka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa maalinka barito ah kulan balaaran kula qaadanayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

NUSOJ Welcomes the Adoption of the UN Security Council Resolution on Protection of Journalists

Mogadishu, May 28, 2015-The National Union of Somali Journalists welcomes the move by the UN Security Council to adopt a unanimously a resolution calling on member states to fulfill their obligations as regards to the protection of journalists during the armed conflict and makes it a requirement for UN Peacekeeper operations to provide regular reports […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Buug loo bixiyey HOOBAL oo lagu uruuriyey qaar ka mid ah Heesihii hore oo xalay lagu soo bandhigay Hargeysa

Hargeysa May 29, 2015(SDN/QJ) Xaflad daah-fur ah ayaa xalaycaawa magaalada Hargeysa loogu sameeyey buug loo bixiyey HOOBAL oo lagu uruuiyey heesihii hore ee ay qaadeen qaar ka mid ah fannaaniintii waa weynayd ee Soomaaliyeed. Buuggan HOOBAL oo uu qoray Mawliid Aadan Biixi oo ah nin dhalinyaro, ayaa sheegay in buuggan uu go’aansaday inuu qora 2009kii, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

sawaxan (gabay) w/curiyey maxamed yaasiin maxamed ilkacase

Waxaa had iyo jeeraale dadku ay ku fooganyihiin qisooyinka dadka kale ee ku xeeraan oo aanay mar keliya aanay afka ka qaadin ka sheekayntooda,taasoo ayba soomalidu ula baxday maahmaah ay ku xalaalaysanayaan iyagoo yidhaahda xoolo waa geedo daaq dadna waa xandaaq,waxaanay inta badan ugu badan yihiin xiliyada ababinta nolosha guurka ugu horaysa oo ay sifayaal […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Halkan ka Daawo Xafladii UCID ee London Lagu Soo Dhaweyey Jamal A. Xuseen & Marwadiisa oo ka dhacday London Daawasho Wacan

London 29May15(SDN/QJ) Halkan ka daawo xafladii Xisbiga Ucid Laantisa Uk ku soo dhawaynayeen Musharaxa Madaxwaynaha iyo marwadisa oo ka dhacday London halkan ka daawo xafladii  oo dhamaystiran.  

Posted in Uncategorized | Read More »

“Madaxweyne Wax-qabadkaagii Aragnaye Wax Soo Saarkaagii Baa Hadhay, waayo Waa La Kala Nasan lahaa Oo Nin Baloodh Raadiyaaba Ma Jireen…”Suldaan Maxamed Sul. Cabdiqaadir.

Hargeysa:May,29,2015(SDN/QJ)-Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland SuldaanMaxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa Madaxweyne Siilaanyo usoo jeediyey inuu Khayraadka waddanka ku  duugan ku dhiirrado sidii dibadda loogu soo saari lahaa, isla-markaana dadku ugu kala nasan lahaayeen. Suldaan Maxamed waxa uu sheegay inuu Madaxweynuhu waxqabad badan muujiyey, balse ay wali qabyo dhinaciisa ka tahay Soo saaridda Khayraadkii waddanku lahaa, “Madaxweyne […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Haddaynu Axadda sugaynay oo ay Arbacada u dhacdo sidii raggii shirka ka kacay yeynaan noqonine aynu sugno.”Wasiir Cukuse

Hargeysa:May,29,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Cabdilaahi Maamed Daahir (Cukuse), ayaa Shacabka Deegaanka Masallaha ee Koonfurta Magaalada Hargeysa  ugu bushaareeyey inay si degdeg ah u heli doonaan dhul kaga maqnaa Fidinta xayndaabka garoonka oo dhawaan ballaadhin lagu sameeyey. Wasiir Cukuse oo shalay ka Hadlay Munaasibad Madaxweynuhu xadhigga kaga jarayey Mashaariic laga hirgeliyey Garoonka Cigaal […]

Posted in Uncategorized | Read More »