Home » 2:46 pm
Entries posted on “May, 2015”
Hargaysa 30.May 2015 (SDN/QJ)- Xukuumada Somaliland ayaa maanta shaacisay in qaxootigii ka imanayey dalka yaman ee dhowaan la hakiyey dib loogu ogolaaday inay ku soo degaan ciidda Somaliland ugana sii gudbaan dalalkoodii, ka dib markii ay hay’adaha qaramada midoobay u qaabilsan qaxootigu aqbaleen dalabaadkii Xukuumada JSL shuruudaha uga dhigtay soo dhoweynta qaxootigaasi. Md cali maxamed […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 30.May 2015 (SDN/QJ)- Golaha Guurtida Somaliland ayaa ku adkaystay in aanu dib uga noqonayn Go’aankii ay ku Kordhiyeen Mudada Xil haynta Madaxweynaha iyo Golaha Wakiilada taas oo ka danbaysay go’aan ay Sadexda Xisbi Qaran isla gaadheen. Fadhi ay Maanta Yeesheen Golaha Guurtida ayaa Gudoomiye Saleebaan Maxamud Aadan Waxa uu ka sheegay in go’aankaasi uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:May,30,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland, ayaa markale dib u fasaxday Qaxootigii Soomaaliyeed eek a imanayey Waddanka yemen, kuwaas oo ay hore u mamnuucday inay Xeebaheeda kasoo degaan. Wasiirka Wasaaradda Dibu-dejinta Somaliland Cali Siciid Rayga, oo goor dhaweyd shir jaraa’id qabtay, aya aku dhawaaqay inay xukuumaddu qaadatay Go’aan ka duwan midkii hore , waxana uu arrintaas ku macneeyey inay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:May,30,2015(SDN/QJ)-Xisbiyada qaranka somaliland iyo Golaha Guurtida, oo si weyn iskugu maan-dhaafsan heshiiskii dhawaan laga gaadhay Muddo-kordhintii Guurtidu samaysay, ayaa maalintii shalay Dood adag jilbaha isku daray, waxana Qolo waliba ku andacoonaysaa in Tallaabada ay qaadday tahay middii loo baahnaa ee xaqa ahayd. Dooddan ay idaacadda BBC-du u qabatay Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Jaamac […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Surich:May,30,2015(SDN/QJ)-Madaxtinimada Ururka Kubadda cagta adduunka ee FIFA, ayaa waxa markii shanaad oo xidhiidh ah ku guulaystay Sepp Blate, kadib markii uu ka guulaystay Amiir Cali al-Xuseyn oo u dhashey dalka Urdun (Jordan). Isku dar waxaa codkooda dhiibanayey 209 Ergey oo ka socdey Xidhiidhada Kubadda Cagta ee dalalka ku mideysan FIFA. Wareegii kowaad ee doorashada Sepp […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:May,30,2015(SDN/QJ)-La-taliyaha Madaxweyne Siilaanyo ee Arrimaha Bariga Fu’aad Aadan-cadde, ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay Warar sheegaya in socdaalkiisa turkiga ay si weyn uga saacideen Saraakiisha ugu sarraysa Maamulka Khaatumo, waxana uu sheegay in arrintaas ay jirto. Fu’aad Aadan-cadde oo isagoo Turkiga jooga la hadlay Telefishanka Star Tv, ayaa sheegay in lacagta uu safarkaas ku galay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:May,30,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Madaxtooyada somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa Toddobaad kadib markii xukuumadda uu katirsan yahay mamnuucday inay qaxootiga somalida ahi Dalka kasoo degaan arrintaas ii adkeeyey, waxana uu tilmaamay inaanay wax awood u lahayn qaabilaadda dadkaas. Wasiirku waxa uu sheegay in kaliya ay qaabilayaan qaxoontiga u dhashey Wadankaasi Yemen iyo waliba kuwa Itoobiyaanka ah laakiin, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
MOGADISHU – A leading figure in the Somali-based Al-Qaeda-affiliated Shebab movement has died in Somalia, the militant group said Thursday. In a death announcement and obituary carried by jihadist media, the Shebab said Sheikh Hassan Abdulahi Turki, known as Hassan Turki, died on Wednesday evening in the Middle Juba region south of the capital Mogadishu. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:May,30,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Somalia ayaa si adag uga jawaabtay dad qaxooti ah oo kasoo cararay Dagaalada Yemen, kuwaas oo loo diiday inay kasoo degeen Dekedda Magaalada Berbera. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliya, Cabdisalaan Hadliye oo ku sugan Magaalada Dubai, ayaa amuurtaasi si adag kaga hadlay, wuxuuna ku shegay wax aanay fahmin sababta loo diidday inay dadkaasi kasoo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Bloomberg) — Soma Oil & Gas Holdings Ltd., chaired by former U.K. Conservative Party leader Michael Howard, has proposed a deal with the Somali government that may grant it as much as 90 percent of the country’s prospective oil revenue. A draft production-sharing agreement, obtained by Bloomberg from an official close to the negotiations, sets […]
Posted in Uncategorized | Read More »