Home » 4:45 am
Entries posted on “December, 2014”
Muqdisho:Dec,30,2014(SDN/QJ)-Wararka kasoo baxaya Weerarkii khamiistii ina Dhaaftay Shabaabku ku qaadeen Xarunta Taliska AMISOM ee Xalane, waxana haatan la sheegayaa in kooxdii weerarkaas masuulka ka ahayd uu ahaa Nin Kenyan ah. Warbaahinta afka Shabaab ku hadasha ee Radio Andalus ayaa laga sii daayay wareysiga mid ka mid ah raggii fuliyay weerarkaas oo ahaa dagaalyahan u dhashay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ceelwaaq:Dec,30,2014(SDN/QJ)-Waxa warbaahinta kala duwan ee Soomaalidu ay diiraddaku Hayaan wararkii ugu dambeeyey ee Sakariye Ismaacil Cabdi oo ah sarkaal Al-shabaab ah oo dhawaan galay Gacanta Ciidanka Dawladda ee Gobolka Gedo. Wararkii ugu dambeeyey ee Sarkaalkan, ayaa sheegaya inuu wali deegaanka Ceelwaaq ku sugan yahay, balse la filayo in Maanta loo qaado dhinaca Magaalada Muqdisho si […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Glascow:Dec,30,2014(SDN/QJ)-Kalkaaliso Caafimaad oo kasoo noqotay Galbeedka Qaaradda Afrika, ayaa laga Helay Vurus-ka Ebola, waxana lagu daaweynayaan Cisbitaal ku Yaaalla magaalada Glascow, iyadoo la karantiimeeyey. Haweenaydan Kalkaalisada ah, ayaa Habeennimadii Axaddii kasoo degtay Garoonka Heathrow Airport, waxana Haatan lagu hayaa Cisbitaalka Gartnavel oo ku Yaalla Glascow. Waxa la raadinayaa cidkasta oo loo filayey inay haweenayan xidhiidh […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington:Dec,30,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Dalka Maraykanka, ayaa qiratay inay Diyaaradaheedu weerar ku qaadeen Gudaha Dalka Somalia oo lagu tuhunsan yahay Hoggaamiyayaal sarsare oo ka tirsan Xoogagga Al-shabaab. Wasaaradda Difaaca Maraykanka, ayaa arrintan qiratay inay dhacday Shalay Isniintii, waxana ay intaas ku dareen in Badhtilmaameedku ahaa Saraashiil Al-shabaab ka Tirsan oo aan si gaar ah loo magacaabin. Weerarkan, ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa:Dec,30,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo dabeecadaheeda ay kamid yihiin inay Midigta ku qabato meel kasta oo masiirka umadda iyo waaxaha shacabka laga dhaqaajiyo ayaa usoo xadhko xidhatay inay Gacan-togaalayso arrimaha Ururka Dhallinyarada ee SONYO oo dhawaan shirweyne qabsaday. Xukuumadda ayaa si weyn uga cadhootay Shirweynahaas oo dhawaan lagu tuuray Hoggaankii hore ee ururkaas oo u janjeedhay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 30 Dec 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo xukuumaddiisa waqtigan ay la deris yihiin caqabada badan oo siyaasadeed, ayaa la filayaa inuu ku talaabsado dhawaan isku shaandhayn iyo wax ka bedel uu ku sameeyo golihiisa. Ma jiraan warar madax banaan oo ka soo yeedhay madaxtooyada, balse siday wargeyska Ogaal u […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 30.Dec 2014 (SDN/QJ)- Dalada Dhallinyarada Somaliland ee Sonyo ayaa Khilaafkii ugu Xumaa uu soo Kala dhex galay Waxaa Hakad galay Shirweynahoodii 7aad oo Ku Mudaysnaa inuu Soo Xidhmo 28 Bishan Kadib Markii la isku Maandhaafay Cida Noqonaysa Gudoomiyaha Dalada Sonyo ee labada Sanno ee Soo Socda . Kulankii Doraad ayaa si weyn looga dareemayay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Berbera 30.Dec 2014 (SDN/QJ)- Badhasaabka Gobolka Saaxil Fahmi Cabdi Bidaar, ayaa jawaab ka bixiyey eedayn ay u jeediyeen Guddi-hoosaadka Ilaalinta Hantida Qaranka iyo Daba-galka Musuq-maasuq ee Golaha Wakiilllada oo sheegay in guddoomiyuhu gobolkaas ka horjoogsaday inay foodda geliyaan. Eedaynta Guddigu u jeedisay Badhasaabka gobolka Saaxil, ayaa ka dambaysay ka dib markii Guddigani oo socdaallo ugu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 30.Dec 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac(Aw-xoog) oo ka mid ah mudanayaasha aqalka golaha wakiilada Somaliland ayaa ugu saddexda siyaasi ee Muuse Biixi, Wasiir Samaale iyo Wasiir Maxamed Biixi Yoonis inaanay isku dilin meel cidlo ah. Xildhibaanka ayaa sidoo kale si adag uga hadley wada hadaladii dhawaan Somaliland iyo Somaliya ku dhex marey wadanka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, 30 Dec 2014 (Ogaal)-Hooyo Soomaaliyeed oo umushay afar gabdhood oo mataano ah, mid ka mid ahna ay saaka geeriyootay ayaa ka dalbaday caalamka kaalmo, iyadoo inta ka nool caruurtan haatan lagu hayo qalabka ilmaha lagu xannaaneeyo, sababo la xidhiidha korriimo dheeraad ah oo ay u baahan yihiin. Faadumo Xasan Maxamed oo ah gabadh dhallinyaro […]
Posted in Uncategorized | Read More »