Home » 4:44 am Entries posted on “November, 2014”

Akhri Sababaha Keenay In Madaxweyne Xasan Sheekh Kasoo Dabco Mawqifkiisii Uu Hore u Taagnaa

Muqdisho:Nov,28,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dhawaanahan Muujinayey sida uu xiisaha ugu hayo in khilaafka ka dhex oogan isaga iyo Ra’isal wasaarihiisa lagu dhameeyo wada-hadal iyo isu tanaasul, taas oo ah wax aanu hor u oggolayn. Tan iyo wixii ka dambeeyey Isniintii toddobaadkan markii  mudanayaasha Madaxweynaha taageersani ku guuldarraysteen inay meel mariyaan mooshinka ka dhanka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Magacyada 13-Ka Mid ah Dhallinyarada Soomaalida Bristol Oo Maxkamadi Ku Heshay Dembiyo Kufsi La Xidhiidha

Bristol:Nov,28,2014(SDN/QJ)-Maxkamad ku taalla Magaalada Bristol ee Dalka Ingiriiska, ayaa dembiyo la xidhiidha arrimo Kufsi ku Heshay 13-ka mid ah Da’yarta soomaaliyeed ee halkaas ku nool. Da’yartan ayaa la sheegayaa inay kufsi kula kaceen afar Gabdhood oo dhallinyaro ah, kuwaas oo saddex kamid ahi ay ahaayeen caddaan, halka midda kalena ahayd dadka loo yaqaanno iska dhalka. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Aragtidii Fogayd ee Marxuun Maxamed I.Cigaal “Somaliland Waxay Ku Dhistantahay In Xukuumadu Shacabka Ka Baqato Oo Wuxuu Doonayo Yeesho” DAAWO

Hargaysa 28.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynihii hore ee Somaliland alle ha u naxariistee Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, ayaa jeediyay dardaaran dhaxal gal ah oo looga baahan yahay xukuumad kasta oo dalka soo marta in ay ku dhaqanto. Hadaba halkan ka daawo dardaaranka dhaxal galka ah:

Posted in Uncategorized | Read More »

“Waxaad arki doontaan Madaxda Xilka haya ee Xukuumadda oo ku soo biiraya Xisbiga WADDANI” Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Akhri

Hargaysa 28.Nov 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in dhawaan la arki doono Xubno badan oo ka tirsan Madaxda xilka ka haya Xukuumadda talada haysa ee Madaxweyne Siilaanyo oo ku soo biiraya WADDANI, waxaanu soo dhaweeyey Siyaasiyiin xilal kala duwan oo Wasiirro, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dalada Ururada Bulshada ee Sonsaf oo Wacyigelin ku saabsan qaadashada Kaadhka Muwaadinka Hargaysa ka fuliyay DAAWO

Hargaysa 28.Nov 2014 (SDN/QJ)- Daladda Isku Xidhka Ururada iyo hay’adaha samafalka ah ee Ka hawlgala JSL ayaa  kulan wacyigelin ah oo ku aaddan ka qayb qaadashada diiwaangelinta madaniga ah ku qabatay Caasimadda Somaliland. Dalada ayaa Hawshan uga dan leh Sidii ay Bulshada u fahamsiin lahayd ahmiyada uu Qaranka u leeyahay Kaadhka Jinsiyada oo ah Mid […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Somaliland oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Safiir ku Xigeenka Japan u Fadhiya Nairobi iyo Wefti uu Hogaaminayo DAAWO

Hargaysa 28.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed maxamuud (Siilaanyo) ayaa  qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dalka Japan u fadhiya wadamada Somaliland iyo Somaliya iyo wefti uu hogaaminayo oo mudooyinkan booqasho ku joogay Somaliland,Socdaalka weftiga reer Japan oo ku aaddan soo indha-indhaynta mashaariicda ay Japan ka taageerto Somaliland ayaa waxaa kulankii ay Madaxweynaha la […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga Somaliland iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Kormeer Ku Jooga Gobolka Sanaag iyo Ujeedada Socdaalkiisa

Maydh 28.Nov 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga Iyo Khayraadka Badda Mudane Cali Jaamac Bureed iyo madax kale ayaa Kormeer Shaqo waxay haatan ku joogaan Degmada Maydh ee Gobolka Sanaag. Wasiirka oo ay Socdaalkiisan ku Weheliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga Maxamed Cilmi Xuseen ,Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamud Cali Saleebaan Ramaax ayaa waxay Ujeedadiisu Salka ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali father excluded as carer of two sisters

Somali father of a brother and sister, aged four and two, has been ruled out as their carer following the arrest of their mother. London Borough of Tower Hamlets v D, E and F, care proceedings were launched for the two children following the death of their younger sister at the age of only four […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Thirteen Somali men convicted of running Bristol sex ring that targeted vulnerable British girls as young as 13

More than a dozen Somali men have been convicted of running an inner city sex ring where vulnerable British girls as young as 13 were abused, raped and forced into prostitution in the latest appalling case of organised abuse to blight yet another city. Gang members used colourful nicknames such as Left Eye, Magic and […]

Posted in Uncategorized | Read More »

A Somali Aid Worker Would Rather Give Out Cash Than Free Food

Nov, 26 2014 —In 2011, drought hit Somalia hard, triggering a famine that ultimately killed some 260,000 people. Now, after a poor rainy season, the Food and Agriculture Organization is warning that the country could be on the brink of another famine. To find out more about the current situation in East Africa, we spoke […]

Posted in Uncategorized | Read More »