Home » 3:00 am Entries posted on “November, 2014”

Wasiirkii Hore ee Ganacsiga Somaliland oo ka Hadlay Xil Cusub oo loo Magacaabay iyo Nuxurka Kulan uu la qaatay Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

Hargaysa 30.Nov 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Ganacsiga Somaliland Dr Maxamed Cabdillaahi Cumar oo dhawaan xilal ay u magacaabeen Midawga Yurub iyo Midawga Afrika ayaa socdaal ku yimid Caasimada Hargaysa,isagoo kulan la yeeshay Madaxwayne Axmed Siilaanyo. Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa waxa uu sheegay in qaarada Afrika meelo ka mid ah oo ay ka jirto […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Deeq Lacageed oo Soo Gaadhay Gudida Wadada Ceerigaabo iyo Burco iyo Gudida oo ka hadashay halkay dhismaha Marinayaan DAAWO

Hargaysa 30,Nov 2014 (SDN/QJ)- Jaaliyadda Dalka Sweden ayaa deeq lacageed soo gaadhsiisay Gudida dhismaha Wadada Ceerigaabo, lacagtaas oo uu siday wakiilka Jaaliyadda reer somaliland ee Wadanka sweden Md Jaamac Cartan Axmed. Gudoomiye ku xigeenka Gudida horumarinta waddooyinka ee heer Qaran Md Cabdiraxmaan Talyanle oo Lacagtaasi gudoomay ayaa uga mahadnaqay jaaliyadda deeqda ay ku darsadeen mashruuca […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Haweenka Awooda Siyaasadeed leh oo Ku Kordhay Qaramada Midoobay Waa Maxay Sababtu?

New York 30.Nov 2014 (SDN/QJ)- Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay awooda dumarku soo kordhayso marka la eego kuraasida ay Qaramada Midoobay kaga fadhiyaan wakhtigan. Xarumo ay raggu wakhtiyo ku badnaayeen oo ah  Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa hadda waxaa jooga dumar badan. Hadaba saamayn ma ku leedahay diplomaasiyada ay samaynayaan madaxda sare? Markii Madeline […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maraykanka oo Lagu eedeeyay inaanu Xeerin Shuruucda Caalamiga ah isla markaana Jidh dil ugu gaysto Maxaabiista

Washington 30.Nov 2014 (SDN/QJ)- Warbixin uu soo saaray guddiga Qaramada Midoobay u qaabilsan ka hortaga jidh-dilka ayaa sheegay in dalka Mareykanka uu aad uga gaabiyay la jaan-qaadida xeerka caalamiga ah ee ka dhanka amaba ka hor imanaya Jidh-dilka. Warbixintani waxa ay noqonaysaa tii ugu horreysay ee uu gudiga soo saaro tan iyo sanadkii 2006-dii, waxaanay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Weligay Saldhig Boolis la Iigama Yeedhin, Saxaafaduna Ha Ilaaliso Masaalixda Dalka” Wasiir Cukuse

Hargaysa 29.Nov 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa ka hadlay natiijada kulan uu la yeeshay masuuliyiinta warbaahinta madaxa-banaan.   Wasiirka warfaafinta oo shalay socdaal ugu kicitimay dalka Jarmalka ayaa intii aanu madaarka Cigaal ee caasimadda Hargeysa ka dhoofin warbaahinta kula hadlay, isagoo sheegay in kulankaas ay wada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Saluug weyn ka Muujiyay Wada hadaladii Somaliland iyo Somalia oo Weftigii Somaliland Turkiga u Kicitimay DAAWO

Hargaysa 29.Nov 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta ka hadlay ansixinta Xubnaha Cusub ee Komiishanka Doorashooyinka qaranka . Gudoomiye Faysal Ayaa dardaaran adag u diray Xubnaha Komiishanka oo uu Tilmaamay Waajibaadka dal iyo dadba leh ee laga sugayo.  

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Xadhiga ka Jaray Xarun Casri ah oo loo dhisay Agoomaha DAAWO

Hargaysa 29.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismo balaadhan oo looga dhisay Caruurta agoomaha Somaliland Bariga Caasimadda, isla markaana ay maalgelisay Dawladda Kuweyt. Xurntan oo ah mid laga bineeyey dhismeyaal aad u qurux badan oo aan dalka hore looga samayn ayaa waxa maanta lagu qabtay xarunta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Isbedelku Maaha In Madaxweyne, Madaxweyne Bedelo, Ee Waa In Nidaamka La Saxaa. Rayaale Ayaanu Bedelnay Oo Sillaanyo Keenay Oo Way Ka Sii Dartay” Xasan Guure

Hargaysa 29.Nov 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga Somaliland Mujaahid Xasan Guure Jaamac, ayaa sheegay inay dalka ka jiro Maamul xumo, Sharci daro iyo Cadaalada daro baahsan, isagoo si adag uga hadlay xaaladda uu wadanku marayo, tabashii odayaasha reer Awdal ee ay weli madaxweynaha ka sugayaan, dhallinyarada xidhan ee jiidali iyo arrimo kale. Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Komiishanka Cusub ee Doorashooyinka Qaranka oo Maanta Cod aqlabiyad ah Golaha Wakiiladu Ku Meel mariyay DAAWO

Hargaysa 29.Nov 2014 (SDN/QJ)- Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiilada JSL oo uu shir gudoominayey Gudoomiyaha Golahaasi Md Cabdiraxmaan Maxamed cabdilaahi ayaa mudanayaashu cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen Xubnaha cusub ee Gudida doorashooyinka Qaranka. Todobada Xubnood ee saaka la ansixiyey ayaa kala ah sidan soo socota:   Siciid Cali Muuse Cabdiraxmaan Aadan Sigad Kaltuun Sheekh Xasan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xubnaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Cod aqlabiyad ah Lagu Ansixiyey Maanta

Hargeysa:Nov,29,2014(SDN/QJ)-Waxa ay Golaha Wakiillada Somaliland sii Rasmi ah u ansixiyeen Xubnaha cusub ee Komishanka doorashooyinka qaranka oo uu hore madaxweyne Siilaanyo ugu soo gudbiyey. Fadhiga Maanta ee lagu ansixinayey Komishanka Doorashooyinka qaranka, ayaa  shirguddoominayey Guddoomiyaha Golahaas Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(cirro), waxana ku sugnaa 70-Mudane, waxana Halkaas laga akhriyey Taariikh Nololeedka Xubnaha Cusub ee loo soo xulay […]

Posted in Uncategorized | Read More »