Home » 2:55 am
Entries posted on “October, 2014”
Garoowe Oct 30,2014(SDN/QJ)-Shalay waxaa wakiillo ka socday bulshada rayidka ah ee Puntland u soo gaba gaboobay shir hal maalin ah oo lagu soo bandhigayay daraasaad ku saabsan geeddi socodka Dimuquraadiyada Puntland, shirkaasi oo lagu qabtay Xarunta horumarinta iyo cilmi baarista Puntland (PDRC) haddaba dood iyo falanqeyn kaddib wakiillada bulshada rayidka ah waxa ay soo jeediyeen […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Doorashooyin ayaa Somaliland 2015ka la qabanayaadu, madaxtooyada Somaliland waa ka “sheeko Arraweelo”. Waa ka “Maantana far baa maydh la’e, ha ii fadhiyo geelu!” ODAY BIIQAY loo helyaa mooyI eh, shicibka Somaliland waa u jiilaal dabo dheer haraadkiis. Saddexda Xisbi Qaran wax ka lilaahiye mooyi. Haba sii kala darnaadeen eh, saddexduba waa ay laangadhaynayaan. Qaybi-oo-xukuntii doorashooyinkii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
UN chief Ban Ki-moon met the president of Somalia, President Hassan Sheikh Mohamud, under heavy security Oct. 29 in Mogadishu, his first visit to the dangerous capital of the war-torn nation in almost three years. Ban, along with World Bank chief Jim Yong Kim, met Mohamud inside the fortified airport zone, guarded by troops from […]
Posted in Uncategorized | Read More »
DUBAI, United Arab Emirates (AP) — The United Arab Emirates’ top diplomat warned Wednesday that the Islamic State group could team up with Islamic militants in Somalia, saying that more should be done to prepare for such a threat. The Islamic State group that now controls large parts of Iraq and Syria — also known […]
Posted in Uncategorized | Read More »
But then again, why not? Somalian cuisine seems almost defined by its long history of fusion; a combination of Somali trading and the odd occupation. Kismayo restaurant in Mayfair even calls its food “international”. The flavours, ingredients and cooking techniques include Italian, Indian, Persian and more besides. But back to the biryani: the basmati rice […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 29.Oct 2014 (SDN/QJ)-Guddigii hore ee Doorashooyinka Somaliland oo shantii sanno ee u dambaysay soo-hagayay nidaamka doorashooyinka Somaliland isla markaana dalka ka soo qabatay labada doorasho, ayaa muddo-xileedkoodu ku egyahay maanta oo bishu tahay 29-ka October, iyada oo aan wali la asixin xubnaha Guddiga cusub ee Doorashooyinka oo dhawaan madaxweynuhu u gudbiyey Golaha wakiillada. Xubnaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 29/oc/2014(SDN/QJ)Saxafi C/qani Xassan Cilmi (DAWlAD) Oo Ah Agaasimaha Tvga Ah Ee Kalsan Tv Ee Somaliland Ayaa Maanta Shaaca Ka Qaaday In Uu Yahay Musharax U Taagan Doorashada Golaha Wakiilada Ee Sanadka 2015 Gaar Ahaan Gobolka Maroodi Jeex Wariye C/qani Dawlad Oo Mudo Dheer Kusoo Dhex Jiray saxaafada, isagoo cabdiqani xasan cilimi (Dawlad) inuu waxbadan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 29.Oct 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Dayib Xasan Axmed, oo ka tirsan Mudanayaasha Guurtida ayaa ka hadlay xeerka golaha Wakiiladda muranka ka dhaliyay ee ay u soo gudbiyeen aqalka odayaasha o uu tilmaamay in aanay guurtidu xaq u lahayn in ay xeerka celiso balse ay waajib u lahaayeen in ay wax ka bedel iyo kaabis labadaba […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 29.Oct 2014 (SDN/QJ)- Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon oo maanta booqasho ku tegay magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya, ayaa kulammo la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxaanay ka wadahadleen arrimo kala duwan oo dabcan khilaafka Madaxweynaha iyo Raysal-wasaaraha u dhexeeyaa ka mid yahay. Ban Ki-Moon iyo Wefti uu hoggaaminayo ayuu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 29.Oct 2014 (SDN/QJ)- Qiso naxdin leh oo ku dhacday Wiil Soomaaliyeed oo Faraha laga qaaday markuu dalkii ugu horreeyey waddamada Yurub ee uu iska dhiibay, ayaa Gacantiisa bidix jaray, ka dib markii ay dalal Yurub ah oo uu tegay, gaar ahaan Jarmalka lagu qaabbili waayey, isla markaana lagu war-geliyey in lagu celinayo Talyaaniga oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »