Home » 10:06 am
Entries posted on “October, 2014”
Hargaysa 30.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wargeyska Geeska Afrika ayaa helay dhambaalo ay bilowgii khilaafka sharciga diiwaangelinta isweydaarsadeen labada guddoomiye ee goleyaasha wakiilada iyo guurtida Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Md.Saleban Maxamuud Aadan. Qoraaladan ayay labada guddoomiye isu direen ka dib markii ay golaha guurtidu soo celiyeen xeerka diiwaangelinta ee khilaafka culus dalka geliyay. Dhambaalka koowaad […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Oct,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Telfishanka gaarka loo leeyahay ee Horn Cable TV, ayaa isku dhacay, kadib markii la isku afgaran waayey arrimo hore la iskugu naas-nuujin jirey. Sida ay sheegayaan xogaha ay heshay Qurbejoog.com, waxa uu maalmahanba tv-gu ku jirey qabanqaabo uu xaruntiisa ugu weyn ee Hargeysa ugu rarayo dhinaca Nairobi, waxana uu muddooyinkmii ugu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Oct,30,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland, ayaa ku hawllan qorshe la doonayo in dalka lagaga mamnuuco kalluunka ka yimaadda dhinaca somalia, maadaama ay dalku yimaaddeen shirkaddo diyaar u ah inay shacabka ka haqab tiraan kalluunka dalka. Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda somaliland Cali Jaamac Buureed oo haatan ku sugan Gobollada Saaxil iyo Selel, ayaa ku dhawaaqay inay qaadayaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:Oct,30,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamud iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa u amba baxay dhinaca Dalka Imaaraadka Carabta, iyadoo la filayo inuu madaxweyne Siilaanyo-na dhawaan halkaas gaadhi doono. Madaxweyneyaasha Somalia iyo Somaliland, ayaa si wada jir ah uga qaybgeli doona shir lagaga Hadlayo arrimaha Budhcad-badeedda oo magaalada Dubai ka qabsoomi doona, kaas oo ay Dawladda Imaaraadka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa:Oct,30,2014(SDN/QJ)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland, ayaa ku dhawaaqday inay tallaabo adag ka qaadi doonto qofkii lagu arko noocyada Hubka Fudud, sida Mindiyaha, Soodhadhka iyo Baastoolada oo suuqyada lala dhexmaro meelaha qaarkood. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Cali Maxamed Waran-cadde oo isagu arrintan ka Hadlay ayaa tilmaamay in wasaaraddiisa iyo Maxkamaduhu ku heshiiyeen in xukun degdeg ah lagu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
SALAAN MUDAN WAXA SI XUSHMAD IYO SHARAF MUDAN LOO OGEYSIINAYAA DHAMAAAN XUBNAHA IYO TAGEERAYAASHA XISBIGGA WADDANI EE TORONTO INAY KASOO QAYB GALAAN SHIRWAYNAHA WADDANI EE COONFURTA ONTARIO OO LAGU QABAN DOONO TORONTO, MAALINTA SABTIDA , 1 NOVEMBER, 3- 7pm, 2460 EGLINTON AVENUE, EAST , UNIT A, FIRST FLOOR, MEETING ROOM, ALL MAHADLEH GUDDIGA QABAN QAABABDDA […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington 30.Oct 2014 (SDN/QJ)- Xukuumadda waddanka Maraykanka ayaa Baahisay in si weyn loo adkeeyey ammaaanka Goobaha muhiimka ah eek u yaalla Magaalada Washington, maadaama la helay xogo dhiilo leh. War kasoo baxay Waaxda arrimaha dibadda Dowlada Mareykanka ayaa lagu sheegay in la qaadayo tilaabooyin taxadar ku dheehan yahay si looga hortagi lahaa weeraro iyo dhibaatooyin […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 30.Oct 2014 (SDN/QJ)- Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL ayaa kormeer ku soo maray goobo ka mid ah xarumaha diiwaangelinta ee caasimadda Somaliland. Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo wacyigelinta Md C/waaxid C/qaadir C/raxmaan oo horkacayey mas’uuliyiinta kormeerka samaysay oo saxaafadda kula hadlayey rug diiwaangelineed oo ku taalla xaafadda Jigjiga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 30.Oct 2014 (SDN/QJ)- Waxaa dib loo furay Maktabada akhriska ee Gaandi ee Magaalada Hargaysa taas oo Maalmihii Xidhnayd Kadib Markii Sida la Sheegay Xukuumadu ay ka iibisay Nin ka Mid ah Ganacsatada Hargaysa. Xidhitaanka Maktabada Akhriska ee Gaandi ayaa dhalisay Guux dadweyne oo lagu diidan yahay in Maktabadaas la iibiyo maadaama ilaa haatan aanay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 30.Oct 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiye Ku Xigeenka Gudida Dhismaha Wadada Cad oo ay Weheliyaan Qaar ka mid ah Qurbejoogta Somaliland ee dalka qadar ayaa Maanta Kormeer u kuurgal ah ku tagay Jidka dhismihiisu Socdo ee Xidhiidhiya Caasimada Hargaysa iyo Degmada Sallaxley. Dhismaha Wadada Cad ayaa Maraysa Meel natiijadeedu Wanaagsan tahay isla markaana ay Muuqato.
Posted in Uncategorized | Read More »