Home » 6:38 pm Entries posted on “October, 2014”

Xaruntii Baarlamanka Burkina Faso oo dab la qabadsiiyay Iyagoo ka Gadoodsan Mudo Kordhin loo sameeyo Madaxweynaha dalkaasi

Burkina Faso 30.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wararka ka imana dalka Burkina Faso ayaa sheegaya in rasaas laga maqlayo meel u dhow madaxtooyada dalkaasi, ka dib markii goobtaas ay ka dhaceen mudaharaado kala duwani, waxaana dadka isu-soobaxa samaynayaa ay dab qabadsiiyeen dhismaha baarlamaanka. Xiisadahan ka curtay dalka Burkina Faso ayaa yimi ka dib markii golaha sharci-dejintu uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Gabiley iyo Roob Galbeed Midkoodna hadduu Galbado Gadaal Uma Soo Noqdo” – W/Q: A.A. Ciidle

Sida lagawada warqabo waxaa baryahan sii kala sii-siibanaya dadwayanaha gobolka Gabilay iyo Xukuumadii ay soo doorteen,oo iskala sii dhacaya xaraar dheer oo haaddaan ah waxaana muuqata in hada waxii ka dambeeya u sii muuqda in ay Gabilay maamulkeedii faraha ka sii baxayo oo aad dareemayso inaanay dawladdu dan ka lahayn, waa run oo dan ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Daawo:Qaar Ka Mida Dhalinyarada Ku Dhaqan Magaalada Hargeisa Oo Xukumada Ku Eedeyey Inay Faraha Kula Jirto Khilaafka Golaha Wakilada Somaliland

Qaar  kamida dhalinyarada ku  dhaqan  magaalada hargeisa ayaa maanta xukuumada axmed siilanyo  ku  eedeyey  inay  khilaafka golaha wakilada ay  faraha kula jirto  oo ay  faraha  kala baxan  sidoo kale awaxay  ku edeyen  inay iibisay maktabada gaandi liperey Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

Posted in Uncategorized | Read More »

Daawo:Qaar Ka Mida Kooxaha Kubada Cagta Degmooyinka Hargeisa Oo Cabasho Balaadhan Ka Muujiyey Xidhiidhka Kubada Cagta Somaliland Iyo Wasaarada Ciyaraha

Hargeisa 30/oc/2014(SDN/QJ)Qaar  Kamida kooaxaha ka jira magalada hargeisa ayaa cabsho balaadhan ka muujiey  xidhiidhka kuabada cagta somalinad oo ay shegen inaanay si cadaalada u soo xulin Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidasporanews.com  

Posted in Uncategorized | Read More »

Daawo:Wasaarada Ciyaaraha Iyo Dhalinta Oo Iska Indho Saabtay Cabashada Qaar Ka Mida Dhalinta Kooxaha Degmoyinka Hargeisa

Hargeisa 30/oc/2014(SDN/QJ)Wasaarada ciyaaraha iyo dalxiiska somaliland ayaa  si  indho la,aana uga jawaabtay  cabasho ay  qaar  kamida ciyaartawda  degmooyinka hargeisa kaga cabanayaa qaabka loo xulay  kooxaha heerka labaad  iyo sadexaad Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

Posted in Uncategorized | Read More »

Shaki Culus oo ku Gedaaman Dhimashada Taliyihii Booliska Somalia iyo Gudi baadhitaan oo loo saaray

Muqdisho 30.Oct 2014 (SDN/QJ)- Waxaa isbitaalka Ummadda ee Muqdisho goor-dhow ku geeriyooday taliyihii booliiska Soomaaliya, Jen Maxamed Xasan Ismaaciil, iyadoo loo magacaabay guddi waasiirro ah oo baaris kusoo sameeya geeridiisa oo ahayd mid kadis ah.   Wararka ayaa sheegaya in taliyaha uu wadnaha istaagay, balse si dhab looma oga sababta ka dambeysa geeridiisa, iyadoo tani […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Saleebaan Gaaloow Marka kaleba waad Guure Bahalaysaaye qabso ina Faarax Xarbi” Madax dhaqameed si adag uga hadlay Iibinta Maktabada Gandi DAAWO

Hargaysa 30.Oct 2014 (SDN/QJ)- Qaar ka Mid ah Madax dhaqameedka Gobolka Maroodi jeex ayaa maanta meel adag iska taagay in Xukuumadu ka iibiso Ganacsade Faarax Xarbi Xarunta Maktabada Gaandi . Madaxdhaqameedkani waxay Sheegeen in aanay marnaba aqbali Karin in xaruntaasi laga iibiyo shakhsi gaar ah. Hargaysa SDN/QJ contact@qurbejoog.com

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiir Samaale oo u adkaysan Waayay Dhaliilaha Mudanayaasha Mucaaridku u Jeediyeen Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

Hargaysa 30.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Maaliyadda Somaliland Md. Cabdicasiis Maxamed Samaalle ayaa sheegay in aanay xukuumaddu ku mashquulaynin inay u jawaabto siyaasiyiinta mucaaridka ah ee caadaystay aflagaadeynta Madaxweyne Axmed Siilaanyo, waxaanu axsaabta mucaaridka ah ugu baaqay inay bulshadda u soo bandhigaan wax u cuntama. Wasiir Samaalle, waxa uu sidaasi ka sheegay hadal uu ka jeediyay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Khilaafka u dhexeeya madaxda dalku wuxuu saameyn ku yeelan karaa wixii ay dowladdu hore u qabatay” Wasiir Bayle

Dubai 30.Oct 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya Md. C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa sheegay in khilaafka u dhaxeeya Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal Wasaare Cabdi-weli Sheekh Axmed uu caqabad ku noqon karo dowladnimada iyo horumarka ay ku talaabsatay Soomaaliya. Wasiir Bayle waxa uu sidaa ku sheegay isaga oo ku sugan dalka isu-taga imaaraadka Carabta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Dawladdan Kulmiye ha ogaato in hantiddii ummadda ee lagu aaminay inay boob qaawan ugu badheedhay” Murashax Jamaal Cali Xuseen

Hargaysa 30.Oct 2014 (SDN/QJ)- Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa ku eedeeyey Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo inay hantidii ummadda ee lagu aaminay inay boob qaawan kula kacday, isla markaana waxa uu uga digay Ganacsatada reer Somaliland ciddii la siiyo hantida ummadda sifo sharci-darro ah in lagaga daba-tagi doono. Jamaal Cali Xuseen waxa uu sidaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »