Home » 4:34 pm Entries posted on “September, 2014”

Maxkamada Sare Somaliland Ayaa Wax Ka Badashay Xukun Ay Hore Ugu Riday Cawl Xared Iyo Ragii Wehelinaayey

Hargeisa (SDN/QJ) Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ayaa la sheegay inay wax ka bedel ku samaysay xukuno hore loogu riday Mr. Cawar Xareed iyo Mr. Qarxiye iyo laba nin oo kale oo lagu eedeeyay dilka dad lagu laayay Borama iyo Gabiley dhexdooda. Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa bishii March ee sannadkan xukun dil ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Lacago Xoogan oo la Dul Dhigay Madaxa Hogaamiyaha Cusub ee Kooxda Alshabaab

Muqisho 27.Sep 2014 (SDN/QJ)- Dawladda Federaalka Soomaaliya, ayaa markii ugu horreysay shaaca ka qaadday inay qofka soo sheega xog sugan oo la xidhiidha halka rasmiga ah ee uu ku nool yahay ama laga heli karo iyo astaamihiisa oo dhammaystiran Hoggaamiyaha cusub ee Malleeshiyada Al-Shabaab ee ka dagaallanta dalka Soomaaliya la siin doono Laba Milayan oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Dan ayaa noogu jirta deganaanshaha Soomaaliya” Uhuru Kenyatta

Nairobi 27.Sep 2014 (SDN/QJ)- Dowladda Kenya ayaa sheegtay in nabadgelyo ka dhalata Soomaaliya iyo ciribtirka kooxda Al-Shabaab ay horseedi karaan horumarka Kenya. Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyantta oo Jimcihii shalay  khudbad ka jeediyay shirka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in amniga Soomaaliya uu yahay kan horseedi kara illaalinta deegaanka iyo ka hor-tagga kooxaha ugaarsiga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dowladda Somalia oo ku baaqday in la fasaxo duullimaadyada garoomada Gaalkacyo

Muqdisho 27.Sep 2014 (SDN/QJ)- Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku baaqday in si shuruud la’aan ah loo fasaxo dhammaan adeegyada duullimaadyada diyaaradaha ee labada garoon ee ku yaalla magaalada Gaalkacyo. War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska raysul wasaaraha ayaa lagu sheegay inay dowladdu sameysay guddi heer wasiirro ah oo loo xil-saaray xallinta khilaafka u dhaxeeya labada maamul […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Kaadhkii 1aad ee Khaldan ka Qaatay Diiwaangelinta Madaniga ah kana hadlay

Hargaysa 27.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ka hadlay muhiimadda diiwaangelinta Madaniga ah oo uu sheegay in la gaadhay wakhtigii qaadashada Kaadhka dhalashada lagu kala sooci lahaa qofka Muwaaddinka ah ee reer Somaliland iyo ka soogaleetiga ah. Madaxweynaha ayaa 25-kii bishan September ee aynu ku jirno oo ku beegnayd […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shakhsiga Qoor ka Goynta iyo Garwaca u qaabilsan Kooxda Daacish oo la Aqoonsaday

London 27.Sep 2014 (SDN/QJ)- Waa nin ka tirsan kooxda isku magacwday Khilaafada Islaamiga ah ee Daacish ama ISIS, oo isaga oo ku lebbisan dhar madow ka soo muuqday muuqaallo muujinaya lahaystayaal qoorta laga jarayo ama la gawracayo. Waxa uu kasoo muuqday muuqaallo Video ah, kuwaasoo muujinaya labadii Weriye ee Mareykanka ahaa, James Foley iyo Steven […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Jarmalka oo Maxkamad ku bilaabay Dagaal Yahan ka Tooban keenay Kooxda Daacish

Berlin 27.Sep 2014 (SDN/QJ)-  Dagaalyahan ka  garab dagaalamay kooxda Daacish ee ka dagaalanta Suuriya iyo Ciraaq kana yimi dala dalka Jarmalka,ayaa dib ugu noqday dalka Jarmalka oo uu haysto baasaboorkiisa laaiin aanu u dhalan. Wiilkan oo 20  jir ah  una dhashay Jamhuuriyada Kosovo balse heysta dhalashada dalka Jarmalka,ayaa la soo taagay   Maxkamad ku taala isla […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xisbiga WADDANI Oo Si Adag Uga Hadlay Diiwaan-gelinta Madaniga Ah Ee Ay Xukuumadu Bilowday Iyada Oo Aan Baarlamaanka Laga Ansixin

Hargeysa 27.Sep 2014 (SDN/QJ):-Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa si kulul u cambaareeyey talaabada ay Xukuumadu ku bilawday in ay dalka ka hirgaliso Diiwaan gelinta Madaniga ah iyada oo sharcigeedii wali aan Baarlamaanku ansixinin. Xoghayaha Xidhiidhada Gobalada ee Xisbiga WADDANI Md:Cabdilaahi Axmed Maxamed oo shir-jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in Xukuumadu ay ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xafiiska Somaliland Ee UK Oo U Dhaw Inuu Xidhmo

Hargeisa 27/ 9/2014(SDN/QJ) Somaliland ayaa 23 kii sannadood ee la soo dhaafay ku lahayd xafiis dalka Ingriiska, kaas oo qaban jiray xidhiidhinta danaha Somaliland ee dalka Ingiriiska oo ka mid ah waddammada sida mugga leh u daneeya Somaliland dhinacyada dhaqaalaha, dibudiska iyo siyaasaddaba. Waxa Xafiiska Somaliland ee UK iskaga danbeeyay haldoor iyo aqoonyahanno waayo aragnimo dublamaasiyadeed […]

Posted in Uncategorized | Read More »

AABE DHAME W/Q mustafe yusuf cabdi hayaan Maqaal

waa mid kamida qisooyinka ugu xanuunka badan ee aan la kulmay intii aan kudo jiray badwaynta qoraalka. qoraalkan aan gacanta ku hayo waxa aan helay 14-4-2011. waa malin khamiis abaaro 9 subaxnimo waxa aan ka imi aqalka aan ka daganaa magaalada hargeisa. waxa aan ku socday mid kamid iskuulada gaarka loo leeyahay ee ku yaal […]

Posted in Uncategorized | Read More »