Home » 3:00 am Entries posted on “September, 2014”

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka Hadashay Qaabka Diiwaangelintu u Soconayso {DHAGAYSO}

Hargaysa 28.Sep 2014 (SDN/QJ)- Agaasimaha guud ee wasaaradda Arimaha Gudaha JSL ayaa maanta faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey Diiwaangelinta madaniga ah ee Dalka ka socota. Agaasimaha Guud waxa uu sheegay in Caasimada Hargaysa ay u qorsheeyeen in Diiwaangelintu ay ka Socoto Sideed iyo Afartan Goobood. Dhanka kale Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arrimaha Guduhu waxa uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Bisha September ee Sannadkan oo Ardaydii ugu Badnayd ka soo Baxeen Jaamacadaha Somaliland iyo Madaxweyne Xigeenka oo ka qayb galay Ardaydii ka baxday Jaamacada Addis ababa University DAAWO

Hargaysa 28.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa ka qaybgalay Xaflad loo sameeyay 100 arday oo ka qallin jebiyay Jaamacada Caafimaadka ee Addis ababa Medical University College  . Xaflada Qallin Jebinta ardaydan Waxaa kale oo ka Qayb galay Madax iyo Mas’uuliyiin ka Socday Golayaasha Qaranka . Hargaysa SDN/QJ […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Waa in la Baadho Caafimaadka Madaxweynaha ka Hor doorashada” Xisbiga Ucid

Hargaysa 28.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xoghayaha arrimaha gudaha ee xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Abdiqani Ibrahim Salaf (Kaptanka) ayaa shaaciyay in loo baadho Caafimaadka madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Sidaa waxa uu ku sheegay Cabdiqani Salaf warsaxafadeed uu ku saxeexan-yahay oo maanta nuqul ka mid ah soo gaadhsiiyay Xafiska Shabakada Wararka ee Qurbejoog.com ee Magaalada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Siyaasiga C.raxmaan C.qaadir iyo Madaxweyne Siilaanyo oo iska cafiyay Wixii Qardoofo ah ee Dhexdooda ka unkamay

Hargaysa 28.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo Ayaa Toddobaadkan Dhammaaday Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Faarax, Oo Hore U Ahaa Guddoomiye Xigeenka Xisbiga KULMIYE, Balse Shirkii Saddexaad Ee Golaha Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE Xilka Lagaga Qaaday Si Jujuub Ah Islamarkaana Awood Ciidan Madashii Shirka Lagaga Saaray. Ma Jiro War Rasmi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Dowladdu mar kasta diyaar ayey u tahay wada-hadal,sidii dadka dariska ah nabad galyo ay ugu noolan lahaayeen” Wasiirka Duulista Punt land DAAWO

Garowe 27.Sep 2014 (SDN/QJ)- Dowladda Puntland ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay in hab wada-hadal ah lagu dhammeeyo xiisada garoomada la xiriirta ee ka jirta magaalada Galkacayo, taas oo u dhexaysa Galmudug iyo Puntland.   Wasiirka duulista hawada iyo garoomada Puntland Xasan Siciid Xaaji Xasan oo ka mid ah wefdi wasiirro iyo saraakiil ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Anigu Ma Qabo Inuu Isagu (Siilanyo) Talada Hayo, Sida Runta Ah. Xantuna Waxa Ay Odhanaysaa Waa Uu Xanuunsanayaa” Maxamed Xaashi

Hargaysa 28.Sep 2014 (SDN/QJ)- Eng:Maxamed Xaashi Cilmi oo ka mid ah Siyaasiyiinta ku bahoobay Madasha Wada-Tashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa tibaaxay in aan Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) aanu dalka ka talin,waxaana uu u soo jeediyey in kursiga baneeyo inta magaciisa lagu shaqaysanaayo si ay shacbiga reer Somaliland ay u doortaan hogaan cusub oo talada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xisbiga Waddani oo Madaxweyne Siilaanyo Ku dhaleeceeyay Talaabada uu ku furay Diiwaangelin aanu Golaha Wakiiladu Ansixin DAAWO

Hargaysa 28.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada Ee Xisbiga Waddani Cabdilaahi Axmed Maxamed Waxa Uu Sheegay In Ay Sharciyada Baal-Marsan Tahay Qaabkii Xukumadu Khamiistii Dhawayd U Bilowday Diiwaangalinta Madaniga Ah Oo Loo Galay Hab Tijaabo Ah Isagoo Sheegay In Aanu Wali Baarlamaanku Ansixinin. Xoghayaha Xidhiidhada Gobalada ee Xisbiga WADDANI Md:Cabdilaahi Axmed Maxamed oo shir-jaraa’id ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo kulan la qaatay maamulka Dekadda iyo Xoogsatada

Muqdisho, 27, September, 2014(SDN/QJ)Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo xubno ka tirsan golaha Wasiirrada ayaa maanta kormeer saacado qaatay ku tegay Dekadda weyn ee magaalada Muqdisho, taas oo baryihii u danbeeyay ay ka jireen cabashooyin ay muujinayeen xoogsatada ka shaqaysa. Ra’iisul Wasaaraha ayaa soo kormeeray dhammaan qeybaha ay ka koobantahay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali-land presidency spokesperson, Mr. Dhuxul lacks any diplomatic language and ethics behaviors

The reasons that influence me write this article is that, I have noticed some politicians like the palace spokesperson Mr. Dhuxul always speak undiplomatic language far from any ethics tune and his political statements him bad reputation. Reputation is an opinion of a social entity for a person, company, organization or social group a result of social evaluation. Reputation is […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo aasaasay Ciidanka Ilaalinta Sahaminta iyo Soo Saarka Shiidaalka

Hargaysa 27.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Xeer madaxweyne oo sumadiisu tahay JSL/M/XERM/249-2800/092014, ku abuuray, Aas-aasidda Waaxda Ilaadda Sahaminta iyo Soo-saarista Shidaalka ee Ciidanka Booliiska.   Sida lagu Sheegay Warsaxaafadeed uu ku Saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada Axmed Saleebaan Dhuxul Waxa uu Madaxweynuhu   Markuu Arkay:                       Qodobada 123aad iyo 124aad […]

Posted in Uncategorized | Read More »