Home » 5:57 am
Entries posted on “September, 2014”
London-27-Sep-2014-(SDN/QJ) Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula caraabeynaa xagaa iyo cariga Ingiriiska oo aay ciyaar aad u xiisa aay dhex martey man united oo gabalkeedu dansayahy iyo West Ham. Man United oo waayadan jab weyni ka soo gaadhey ciyaarihii aay soo ciyaareen ayaa u muuqata iney hurdada ka kaceen Haddaba Kabtanka Man United oo markiisii horayba […]
Posted in Sports | Read More »
Saaxdheer Sept 28,2014(SDN/QJ)-Barnaamij gaara oo ay isku soo dubo rideen hawlwadeenada TVga Qaranka Soomaaliland ayaa waxa lagu soo bandhigay hawgaladii ciidamadu dhawaanta kula wareegeen degaanka Saacdheer oo gabaad u ahaa kooxda Cali Khaliif Galeyr ee Khaatumo. Barnaamijka ayaa sawir ka bixinaya cududa ciidanka iyo xaalada degaanka Sool iyo sida ay ciidanka iyo dadka degaanku u […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 28/9/2014 (SDN/QJ) Hodan guray cali ayaa maanta si rasmiya ugu dhawaaqday inay u sharaxantahay xildhibanada golaha baarlamanka gobalka sanaag taasi oo lagu wado in sanadka soo socda badhtamahiisa laga qaban doono guud ahaan gobalada somailand waana haweenaydii ugu horayse ku dhaqaada musharaxnimada golaha wakiilada Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbe jog.com Concat@somalidiasporanewss.com
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Sept 28,2014(SDN/QJ)-Waxa magaalada Hargeysa laga furay kulan hawleed lagu dejinayo nidaam lagu horumarinayo hab dhismeedka wadooyinka Somaliland. Wasiirka Madaxtooyada oo ay hayada wadooyinku xafiiskiisa hoos tagto oo arinka ka waramay ayaa yiri: “Waxay ahayd maanta kadib markii kulan hawleed qaadan doona maalmo aanu ku daah furnay buuggaag qabyo-qoraal ah “Draft” oo looga gol leeyahay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Sep,28,2014(SDN/QJ)-Khilaaf Xooggan ayaa ka curtay Tallaabo xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku Bilowday Diwaangelinta Madaniga ah kahor inta aanay ansixin sharcigeedii Golaha Wakiillada Somaliland. Xukuumadda ayaa laba maalmood ka hor bilowday Diiwaangelinta oo ay ku tilmaanay mid tijaabo ah, taas oo uu madaxweyne Siilaanyo ka qaybqaatay Qaadashadeeda, waxase arrintaas diiday mucaaridka. Diiwaangelinta oo la doonayey inay shalay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Barawe:Sep,28,2014(SDN/QJ)-Kooxda Al-shabaab, ayaa digniin culus u dirtay Haweenka Soomaaliyeed eek u Nool Goobaha ay gacanta ku Hayaan, Haddii ay ku kacaan Falal liddi ku ah arrimaha Diinta xilli ay dhagax ku dileen Haweenay dhallinyaro ah oo lagu eedeeyey inay Si Qaldan u samaysay Meherro is khilaafsan. Waaliga Gobolka Shabeellaha Hoose ee Al Shabaab Sheekh Maxamed […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Sep,28,2014(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan warar ay heshay Shabakadda Qorbejoog.com, waxa Amar si hoose uga soo baxay Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Cabdilaahi Fadal Iimaan Lagu Joojiyey Kulan baroor-diiq ah oo loo ballansanaa in maanta Hutel Mansor loogu qabto saraakiishii ciidanka qaranka lagaga dilay Duleedka Qorilugud. Kulankan oo maalmahanba qabanqaabadiisu ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington:Sep,28,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Dawladda Federal-ka Somalia Xasan Sheekh Maxamud, ayaa markii ugu horraysay si toos ah u qiray inay jiraan Khilaafaad dhexyaalla isaga iyo Ra’isal wasaarihiisa Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed. Madaxweyne Xasan oo shalay u warramayey idaacadda VOA-da, ayaa carrabka ku dhuftay jiritaanka khilaafkaas, balse si toos ah uma taaban waxa uu khilaafku yahay iyo meelaha lagu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Mudadii dheerayd ee uu ku Jiray Saaxada Mucaaridnimo ayaa waxa ka soo burqan jiray Hadalo dhinbiil ku ah Xukuumadii Xiligaas Jirtay ee Daahir Rayaale Kaahin Hogaaminayay . Madaxweyne Siilaanyo Waxa uu Wakhtigaas u arkayay in Mudaharaadku yahay Waajib distoori ah oo Muwaadinku leeyahay, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28.Sep 2014 (SDN/QJ)- Sii socoshada diiwaangelinta Madaniga ah ee dalka Somaliland, gaar ahaan magaalada Hargeysa ee xarunta gobolka Maroodi-jeex ka sii socon lahayd Sabtida Shalay, ayaa fashilantay ka dib markii Musuqmaasuq dhinaca dhaqaalaha ah oo lagu leexsaday Kharashkii la isku ogaa in la siiyo ama ay qaataan dadka ka shaqaynaya ee ka hawlgalaya xarumaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »