Home » 3:00 am
Entries posted on “September, 2014”
Ceerigaabo 04.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga ee Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami Iyo Wefti uu Hogaaminayo ayaa Socdaal Shaqo ku Tegay Xarunta Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo. Weftiga Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa Ku Sii Jeeda Magaalada Xiingalool oo uu Maanta ka furmayo Shir dhaqan oo ay leeyihiin Beesha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Qaybtii 1aad ee qormadan waxaannu kor ka xaadinay dagaalka Kooxda Daacish ay kaga jirto Bariga Dhexe. Waxaannu ku sheegnay: “Ka sokow in uu dagaal fool ka fool ah ku la jiro ciidamada Ciraaq iyo Suuriya, kooxda Daacish waxaa ay dirir qadhaadh ku la jiraan maleeshiyada Shiicada Ciraaq, Suuriya iyo Libnaan. Waxaa kale oo ay la […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 04.Sep 2014 (SDN/QJ)- Taliska Nabadsugida gobolka Banaadir ayaa amar ku soo rogay saxaafada madaxa bannaan ee ka hawlgasha magaalada Muqdisho kadib markii ay isugu yeereen masuuliyiinta hay’adaha warbaahinta gudaha. Taliyaha nabadsugida gobolka Banaadir Maxamed Aadan Koofi iyo ku Xigeenkiisa C/fataax Ibraahim Shaaweeye ayaa wariyaasha kula hadlay xarunta nabadsugida gobolka Banaadir iyagoo u sheegay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe 04.Sep 2014 (SDN/QJ)- Ugu yaraan 40 askari oo katirsan ciidamada ilaalada madaxtooyada Puntland ee Garoowe ayaa maanta loo furay tababar ku saabsan qaabka la isaga ilaalinkaro oo looga hortagi karo xanuunka dilaaga ah ee HIV/Aids. Tababarkaan oo socondoono muddo labo maalin ah ayaa ciidamada la baridoonaa macluumaad badan oo ku saabsan xanuunkaan iyo halistiisa. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Magaalada hargaisa oo ah casimada Somaliland iyo magaalooyinka waawayn ee kale waxa sanadihii ugudanbeeyey lagadareemayay olalaha abaabulan ee tahriibinta dhalinta iyada oo ay hormoodkayihiin kooxa udhashay konfurta Somalia xamar iyo kooxo kayimid jigjiga kililka shanaad itobiya oo baalashlayaal ka ahanjiray suuqyada hargaisa halka ay manta gawadhiga ugu quruxdabadan iyo guryaha uguwaawayn ugajiraan hargaisa .iyagoo gabdho […]
Posted in Uncategorized | Read More »
23 sannadood ka hor markii ay labadii jabhadood ee SNM iyo EPRDF oo ahaa cududihii xoreeyey dalalka Somaliland iyo Itoobiya iyo Weliba Jabhadii kale ee TPLF oo iyaduna kasoo jeedday deegaanka Eretariya kuwaas oo dhammaantood isku wada fil ahaa isla markaana hal mar wax ka beddelay siyaasadii iyo dawladihii geeska Afrika oo aan xidhiidhkoodu fiicnayn, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, September 3, 2014The National Union of Somali Journalists [NUSOJ] deplores detention of prominent journalist in Mogadishu on Wednesday September 03, 2014 between 09 – 10:00am by the Somali National Intelligence and Security Agency and calls for his unconditional release. Members of the NSA arrested Hassan Ali Gesey, Director of Radio Dalsan and Chairman of […]
Posted in Uncategorized | Read More »
dhamaan taageerayasha xisbiga wadaani iyo dhamaan shacabka reer somaliland ee ku dhaqan stockhlom iyo nawaaxigedda waxa sii sharaf leh lo ogaysiinaya in ay ka soo qeybgalan xalflada lo qabanayo taageerayal cusub oo xisbiga wadaani laantisa sweden ku so biiray ,geesta kale waxaa lo sheegaya taageeraysha xisbiga wadaani laanta sweden in gudoomiyaha guud ee xisbiga wadaani […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, 03 September 2014 – H.E. Mustafa Duhulow, the Minister of Information praised the bravery of Somali National Forces and AMISOM as the Indian Ocean military operation is succeeding very well. On 3rd September forces liberated Jalalqsi district in Hiiraan region from Al-Shabaab. The Minsiter said “The Federal Government of Somalia praises the bravery of […]
Posted in Uncategorized | Read More »
A Somali-American who was killed fighting for ISIS in Syria cleaned jetliners for Delta Airlines before he left the United States to fight for the Islamic terrorist group, it has been revealed. Abdirahmaan Muhumed, 29, had security clearances that granted him special access to Minneapolis-St. Paul International Airport in his job with Delta Global Services, […]
Posted in Uncategorized | Read More »