Home » 3:01 am
Entries posted on “September, 2014”
Helsinki 05.Sep 2014 (SDN/QJ)- Warbaahinta dalka Finland maanta waxaa ay si gaar ah u hadal hayaan sheekadda ku saabsan haweeney Soomaaliyeed oo ku nool dalka Finland oo doonaysa inay Soomaaliya M/weyne ka noqoto marka la gaaro sanadka 2016. Faadumo Dayib oo Soomaaliya ka carartay sanadkii 1990 haddana cilmiga siyaasadda ka barata jaamacadda Harvard ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi 05.Sep 2014 (SDN/QJ)- Dowlada Kenya ayaa caqabad adag kala kulantay dhaqaalo yaraan kasoo wajahday dib usoo celinta qaxootiga Soomaliyeed ee ku sugan dalka Kenya, sida Qaramada Midoobay ay shaacisay. Dowlada Kenya ayaa la sheegay inay u baahneyd 8.8 billion oo lacagta Kenya si loogu qarash gareeyo dib usoo celinta qaxootiga Soomaaliyeed si ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 05.Sep 2014 (SDN/QJ)- Inkasta oo ay Saraakiisha Ciidammada ee dawladda Maraykanku shaki geliyeen in hawlgal Ciidan iyo Duqaymo ay diyaaradohooda aan duuliyaha lahayni ku bartilmaameedsaneed deegaanno la sheegay inay Al-Shabaab Saldhigyo ku leeyihiin oo ay ku shirayeen Saraakiisha sare ee Kooxdaas ku dileen Hoggaamiyaha Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane, ayaa waxay dawladda Soomaaliya ku adkaysanaysaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Sept 05, 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ah ku tagay degmooyinka Baydhabo iyo Tiyeeglow oo ka tirsan gobollada Bay iyo Bakool, waxaana socdaalka ku wehelyey Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta sare Ducaale Aaden Maxamed. Wasiirka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 04.Sep 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiye Ku Xiggeenka 1aad ee Xisbiga Waddani Axmed Muumin Seed ayaa Maanta Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay Guddida Madaxweyne Siilaanyo Shalay U Magacaabay Tabashooyinka Madax Dhaqameedka Awdal u Soo Gudbiyeen. Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Waddani oo Xarunta Xisbiga kula hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Madaxweynuhu uu dhalan rogay Tabashadii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe 04.Sep 2014 (SDN/QJ)- Golaha wasiiradda ee dowladda Puntland oo uu shir gudoominayay madaxweyne Dr Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta shirkoodii khamiislaha ahaa ku yeeshay xrunta madaxtooyada ee Garowe.Shirkaan ayaa golaha xukuumada waxay si adag isaga wareysteen xaaladaha koonfurta Soomaaliya gaar ahaan howlgallada lagula dagaalamayo kooxda Alshabaab, si aysan baxsadkooda ugusoo cararin dhinaca […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mudane Madaxweyne Tabashada Awdal Guddi heer wasiiro ahi xaqiiqo sax ah kaagama keenayaan! Madaxwaynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo isagoo ka jawaab celinaya cabashadii iyo Tabashadii uga timi Madax-dhaqameedka Gobolka Awdal ee ku wajahan saami-qaybsiga xukuumadiisa uu ka siiyey Gobolka Awdal ayuu u magacaabay Guddi heer wasiiro ah, walibana wuxuu kula dardaarmay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Construction of an isolation facility that will improve the effective treatment of Ebola cases in Sierra Leone has now commenced in earnest, as the Red Cross scales up response to the Ebola outbreak. Red Cross teams in Sierra Leone are constructing a clinic in the town of Kenema as the charity, government authorities and other […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 04.Sep 2014 (SDN/QJ)- Idaacad Magaceeda ku Sheegtay Baadigoob-FM Codka Shacabka Somaliland ayaa habeenadii u dambeeyay siweyn looga dhageystey caasimada Hargeysa, mowjada Fmka idaacadaas oo si saafi ah hawada usoo gasha islamarkaana, laga dhageysto fm/90.0 ayaa soo gasha caweysinka habeenkii iyadoo hawada ka baxda abaara kow iyo tobanka habeenimo,ee saacadaha dambe habeenkii. ilaa iyo hada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 04.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaarada kalluumaysiga iyo khayraadka baddaha somaliland Cali Jaamac Faarax Buureed ayaa jawaab Kulul ka bixiyay Hadalo kasoo yeedhay, Masuuliyiin ka tirsan Iskashatooyina Laas-qoray Kuwaas oo sheegay in ay wasaarada Musuq-maasuqday Qalab kaluumaysi oo loogu talo galay. Waxa uu sheegay in goboladii iyo Degmooyinkii loogu talo galay la geeyey Qalabkaasi, waxaana […]
Posted in Uncategorized | Read More »