Home » 4:34 am
Entries posted on “September, 2014”
Hargeysa Sept 05,2014(SDN/QJ)-Waa barnaamij gaar ah oo lagu soo bandhigayo taariikh siyaasadeedka Somaliland khaasatan mudadii ka danbeysay dib ula soo noqoshada xornimada. Todobaadkan waxa Barnaamijka Xusuuso taariikhda ee HCTV lagu soo qaatay khudbadii u horeysay ee uu jeediyo intaanu ku dhawaaqin gollihiisii wasaaradeed ee u horeeyay.
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:Sep,05,2014(SDN/QJ)-Wararka saaka laga helayo magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in habeenkii xalay Halkaas lagu dilay Hal askari oo ka tirsan ciidanka xoogga dalka Somalia. Askariga ayaa la sheegayaa in lagu dilay xaafadda Hodan, iyadoo dilkiisan ay geysteen Kooxo hubaysan oo goobta iska baxsaday. Sidoo kale waxa Goobta isgoyska loo yaqaano xalay lagu dilay qof shacab ahaa, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi Sept 05,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo booqasho ku jooga magaalada Nairobi safar shaqo ayaa wareysi dheer oo uu siiyay TV-ga HCTV waxa uu uga waramay xaaladihii u danbeeyay ee Somaliland. Guddoomiyuhu waxa uu si gaar ah uga waramay xaaladihii u danbeeyay ee degaanada Saaxdheer iyo sida la isugu soo dhaweyn karayo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Barawe:Sep,05,2014(SDN/QJ)-Qaar kamid ah Warbaahinta ugu caansan Caalamka ayaa Baahiyey in la hayo warar sheegaya in Bogga Twitter-ka Al-shabaab lagu qoray Geerida Hoggaamiyahoodii Axmed Cabdi Godane oo dhawaan Duqaymo Maraykanku Fuliyey Lala badhtilmaameedsaday. Wakaalladda Wararka ee Reuters ayaa maanta baahisay in ilo ku dhowdhow Dowladda Maraykanka shaaciyeen in Twitter Afka Carabiga lagu qoro oo Alshabaab u […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Background After the decolonisation of the most of African Nations from the European powers, only four States combined their sovereignty. Syria and Egypt Amalgamated for the formation of United Arab Republic. As luck would have it, the political union between the two countries short-lived and ended peacefully within three years. Conjointly, the people of Syria […]
Posted in Uncategorized | Read More »
In addition to ongoing war against terrorist group Al Shabab, looming famine that would affect million people, and intense polarization engendered by the compulsory clan federalism, Somalia suffers many other ills. For background, I hypothesized in my article of June 2014 on the demotion of President Hassan Sheikh Mohamud by the International Troika administering Somalia- […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu – His Excellency Dr. Abdiweli Sheikh Ahmed Mohamed, Prime Minister of Somalia, H.E Mohamed Sheikh Hassan, Minister of Defence, H.E Duale Aden, Minister of Culture and Higher Education and other government officials made an historic visit to Baidoa of Tiyeglow towns of Bay and Bakool regions where they received a huge welcome by members […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Saax dheer 05.Sep 2014 (SDN/QJ)- Taliyaha qaybta 31-aad ee ciidanka qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Gaashaanle dhexe Doolaal Faarax Cawaale, ayaa kormeer ku tagay fadhiisimadda ciidanka ee tuuladda Saax-dheer ee gobolka Sool, halkaasi oo dabayaqaadii toddobaadkii hore ciidanka qaranku ay ka eryeen kooxda uu gadh-wadeenka u yahay dagaal ooge Cali Khaliif. Gaashaanle dhexe Doolal oo warbaahinta kula […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 05.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horreysay ka hadashay sababaha fulin la’aanta Kiisaska Maxaabiista dilka Maxkamaduhu ku xukumaan, isla umarkaana waxay jawaab ka bixisay eedaymo arrintan la xidhiidha oo la sheego inay jiraan Hay’ado caalami ah iyo dalal Shisheeye oo dhaqaale ku bixiya inaan la fulin xukunnada dilka ah ee Maxkamadaha Somaliland […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 05.Sep 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Guray ayaa ka hadlay Heeso Guubaabo Ciidan oo Telefishanka Qaranku Si Joogto ah u baahiyay Tan iyo Markii Ciidanka qaranku gaadheen Deegaanka Saax dheer Isla markaana ka saareen Kooxdii Cali Khaliif Galaydh. Cali Guray ayaa Qoraal uu arrintan ka qoray oo uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »