Home » 5:49 pm Entries posted on “September, 2014”

Finn aims to be first female president of Somalia

Fadumo Dayib moved to Finland in the 1990s to escape the civil war in Somalia. She’s now studying at Harvard but planning to return to Somalia—and she thinks she can make quite an impact on the country. ”I want to be Somalia’s president because I believe women have a chance to lead Somalia,” said Dayib. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:KULANKA WAKIILKA UCID EE YURUB SICIID UCID & MAAYERKA VÄSTERÅS

Vasteras Sept 05,2014(SDN/QJ)-Daawo Kulankii Wakiilka Xisbiga UCID Ee Qaarada Yurub & Wadamada Socialisamka ah Siciid Cumar & Maayerka Magaalada Västerås Ee Dalka Sweden. Wakiilka ayaa madaxda Sweden ee ay kulmeen sharaxaad ka siiyay taariikhda Somaliland iyo hanaanka siyaasadeed ee sal dhigtay dalka.  

Posted in Uncategorized | Read More »

Possible death of brutal Al-Shabaab leader in US missile attack may see group splinter into bigger terror threat, say experts

A hail of US missiles aimed at the leader of Somalia’s al-Shabaab militants may have left a gaping hole in the group’s leadership, and potentially the biggest challenge to its unity since it emerged as a fighting force eight years ago. Washington said it was still checking to see whether its laser-guided attack on Monday […]

Posted in Uncategorized | Read More »

St. Paul Woman Leaves Minnesota to Fight for ISIS

The latest person to leave Minnesota and travel to Syria to fight for ISIS is a 19-year-old Somali woman who had been living in St. Paul. It’s a troubling development considering recruiting in Somali communities has been limited to men in the past. Now, women appear to be the new targets. Sadik Warfa is a […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Puntland oo booqday xarun lagu xanaaneeyo dadka Cudurka dhimirka qaba

Garoowe Sept 05,2014(SDN/QJ)-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Booqasho rasmi ah ku tagay Xarunta Xanaanaynta Dadka qaba Cudurka Dhimirka ee Nasrullah oo ku taala Magaalada Garoowe ee Caasimada Dowladda Puntland. Maamulka iyo Howlwadeenada Xaruntaasi ayaa Madaxwayne Gaas Halkaasi ku soo dhaweeyay iyagoona uga warbixiyay xaalada dadka dhimirka ka xanuunsan ee halkaasi lagu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

WAR DEG DEGA:Hoggaamiyaha Al Shabaab oo la dilay

Muqdisho Sept 05,2014(SDN/QJ)-Ka dib iskaashi buuxa oo dhex maray Dowladda Soomaaliya iyo Dowladda Mareykanka, toddobaadkan gudihiisa waxay ciidammada Mareykanku weerar ku qaadeen kolonyo baabuur ah oo uu la socday Hoggaamiyaha kooxda arga-gixisada ah ee al Shabaab, Axmed Cabdi Godane iyo rag isaga la shaqeeya. Waxaan xaqiijinnaynaa in markii weerarku dhacay dadkii kolonyadaas la socday aan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Aqoonyahan Axmed Ismaciil Samatar oo si mug leh uga jawaabay sababaha dhabta ah ee ka hortaagan in reer Barigu si buuxda uga qeybgalaan siyaasada Somaliland

Minneapolis Sept 05,2014(SDN/QJ)-Aqoonyahan Axmed Ismaaciil Samatar ayaa duruus siyaasadeed u dhigay mid kale oo ka mida suxuufiyiinta Soomaaliya oo professorka la hortagay suaalo debacsan ku taxaluqa siyaasadaha Soomaalida ee Geeska Africa. Aqoonyahanka ayaa si waafi ah u sharaxay sababha dhabta ah ee dadka degaanka bariga Somaliland aaney ilaa haatan si mug leh uga qeyb qaadan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Tiro ku Dhaw 2000-qof Oo u Geeriyootay Cudurka EBOLA Ee Dhawaan Soo Baxay

Monrovia:Sep,05,2014(SDN/QJ)-Waxa sii kordhaya tirada dadka u geeriyooday cudurka dhawaanahan soo baxay ee Ebola, sida lagu sheegay warbixin Hay’adda Qaramada midoobay u qaabilsan caafimaadku soo saartay. Warbixintu waxa ay sheegtay in dadka xanuunkaas ugu dhintay dunidu ay haatan kor u dhaaftay 19,00-qof kuwaas oo  u badan bariga afrika. Wadamada Guniea,Sierra Leone iyo Liberia ayaa la xaqiijiyay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’isal wasaaraha Somalia Oo Dib Ugu Noqday Caasimadda Muqdisho

Muqdisho:Sep,05,2014(SDN/QJ)-Ra’isla wasaaraha Somalia Cabdiweli Sheekh axmed iyo wafti ballaadhan oo socdaal ku joogay goobo laga saaray kooxda Al-shabaab ayaa ugu dambayn kusoo laabtay caasimadda Muqdisho. Ra’isla wasaaraha ayaa kulamo kula yeeshay magaalooyinka Baydhabo iyo Tiyeeglow  Saraakiisha ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM iyagoo ka wada hadlay howlgalka badweynta Hindiya ee ka socda gobolada dalka gaar ahaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hanjabaadii Ururka Al-qaacida Oo Dhalisay In Hindiya Ciidanka Heegan Sare Geliso

Delhi:Sep,05,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Waddanka Hindiya ayaa heegankii  sare gelisay ciidankeeda ammaanka saacado  kadib markii ururka Al-qaacida shaaciyey inay Xafiisyo ka furteen Dalkaasi. Talaabada amaanka lagu adkeynayo ayaa looga jawaabayaa hanjabaadii ka timid kooxda Al Qacida oo sheegtay inay balaadhin doonto dhaq dhaqaaqii ay ka waday dalkaasi, isla-markaana ay awooddeeda saari doonto sidii jihaadka looga hirgelin lahaa Goobo […]

Posted in Uncategorized | Read More »