Home » 4:34 am
Entries posted on “September, 2014”
Valleta:Sep,06,2014(SDN/QJ)-Qaar kamid ah soomaalida sida tahriibka ah ku gashay jasiirrada Malta oo dhibaatooyin badani halkaas ku haysteen ayaa loo qaaday dhinaca dalka Maraykanka. Hey’adda Dadka Muhaajiriinta qaabilsan ee loo yaqaan (IOM)ayaa Dhalinyaraddan Soomaaliyeed ka dhoofisay Garoonka,kadib markii ay Sanooyin nolol xumo kala kulmeen Dalka Malta oo dhaqaalihiisa dhulka galay. Soomaalida la guray ayaa muddo dheer […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kiev:Sep,06,2014(SDN/QJ)-Dawladda Waddanka Ukrain iyo Kooxaha Bariga Dalkaas kaga Kacsan, ayaa wada Gaadhay Heshiis lagu soo afjarayo dagaallo dad badani ku dhinteen oo muddo dheer socday. Labada dhinac ayaa gaadhay heshiis xabad joojin ah taasoo u muuta in uu dhaqan galay base ahaatee mucaaradka ayaa sheegay inaanay bedelin siyaasadoodii ahayd in ay ka go’aan dalka Ukraine. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hanbalyo & Bogaad Waxan Hanbalyo iyo Bogaadin aan u Gudbinayaa Ardaaga Gaashaanbuur ee Beesha Da’uud Garxajis ( Cidagale ) ee Maanta oo Taariikhdu ahayd 05/09/2014 Ku Iclaamiyey Murashaxooda Doorashada Golaha Wakiilada ee Sannadka 2015 ka Haddii Illaahay Idmo.Ardaaga oo Xilkaa u soo Xulay Aqoonyahan Mohamed Khadar Dahir Mogeh, Maanta lagu Caleemo Saaray Kulan Ballaadhan oo si […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Barawe:Sep,06,2014(SDN/QJ)-Inkastoo warar maraykanka iyo Dawladda Somalia soo saareen Warar sheegayaa inay dileen Hoggaamiyihii Ururuka Al-shabaab Axmed Cabdi Godane, haddana wali lama Hayo caddaymo arrintaas si toos ah u muujinaya. Haddaba Haddiiba ay dhabawdo in Hoggaamiyahaasi dhintay, waxa dadka badankiisu isweydiinayaan cidda ururkaas hoggaamin doonto isaga dabadii. Waxa dadka wax faalleeya, isla-markaanau dhuundaloola arrimaha ururka Al-shabaab, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Baryahanba waxaa xarunta Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ee Jigjiga ka jirey loolan siyaasadeed oo u dhaxeeya Nin (Ina Ilay) iyo Nirgo (Dhado). Intiina aan horay ula socon, Dhado waxaa ku sifoobey intii loolanku jirey Kooxdan isu bahaysatay, Xistiga, Dib u ridka horumarka deegaanka iyo in lagu caasiyo Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar oo ay horboodayaan sadexda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Sep,06,2014(SDN/QJ)-Maayarrada Golayaasha Deegaanka ee Somaliland, ayaa kulan albaabadu u xidhan yihiin la qaatay madaxweyne Siilaanyo, iyadoo kulankaasna uu Goob-joog ka ahaa qabanqaabadiisana lahaa wasiirka wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Xirsi cali Xaaji Xasan. Kulankan ayaa sida ay ilo xogogaal ahi u xaqiijiyeen Qurbejoog.com u jeeddadiisu ahayd ashkato maayarrada Dalku ka sideen wasiirka arrimaha Gudaha cali Maxamed Waran-cadde, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Minsk Sept 06,2014(SDN/QJ)-Dawlada Ukraine oo dhwrkii bilood ee u danbeeyay dagaal ba’an oo lagu hoobtay kula jirtay dagaalyahano taagero ka helayay dalka Ruush ayaa heshiis xabad joojin ah ka aqbalay dalka Ruushka. Heshiiska oo lagu kala sexeexday dalka Belarus ayaa waxa uu suurtogelinayaa xabad joojin ka hirgasha dBariga dalkaa. Sidoo kale waxa dhinacyada heshiiska wadaqaatay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The director of Dalsan radio Hassan Ali Gesey who also doubles up as the chairman of Somali independent media houses association (SIMHA) who was detained in Somali capital Mgadishu has been released. Mr. Gesey was arrested on Wednesday alongside side Dalsan staff manager Abukar Hashara by Somali intelligence agency in connection to an interview he […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, 05 September 2014 HE Excellency the President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud spoke today on the death of the leader of al-Shabaab, Ahmed Godane: “US forces conducted an airstrike against an identified al-Shabaab training camp in southern Somalia on the evening of Monday, 1st September, using manned and unmanned aerial vehicles against identified enemy […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Bismillaahi Arramanirraxeem. Umadda reer Somaliland waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh.Allah ayaa mahad mudan,rasuulkiisa Muxamed naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaato. Ku: Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland. Ku: Axsaabta Qaranka Somaliland. Ku: Cidkasta oo daneenaysa nabada Iyo Horumarka Somaliland Og: Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo GudigaDiiwaan-Gelinta Taariikh: 5/9/2014 Annaga oo ah muwaadiniinta reer Somaliland ee ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »