Home » 2:14 pm
Entries posted on “September, 2014”
Hargeisa 28/9/2014(SDN/QJ)Badhasaabka gobalka sanaag maxamud cali ramax ayaa maanta kormer indho indhayna ku soo maray deegano ka mida ceerigabo safarka kormerka oo mudo laba casho aha qaatay waxa u ku slaysanaa dardargalinta diiwan galinta madaniga oo dhawan laga bilabi doono deganadasi Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@somalidiasporanews.com
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 28/9/2014(SDN/QJ)wasiirka biyaha somaliland ayaa maanta magaalada burco ka furay mashruu lagu horumarinayo biyaha magaladasi burco mashruucani oo ay hirgalinayso sanduuqa hurumarinta somaliland ayaa waxa uu wasirku shegay in lagu in dhawan laga bilabo mashurasi Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@somalidiasporanews,com
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 28/9/2014(SDN/QJ) Mulkiilaha televionka Universal Axmed Abuubakar ayaa maanta raaligalin ka siiyey shacabka somaliland iyo xukumadiisaba barnamijyadii laga baahiyay Telefishankiisa Gaar ahaan Faaliyaha Qaranka Mudo Todoba Bilood ka Hor Kaas oo Si Weyn ay uga Cadhootay Xukuumada iyo Shacabka Somaliland Isla markaana lagu gaystay Xadgudubyo Shakhsi ah. Wasiirka Warfaafinta Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 28/9/2014 (SDN/QJ)Qunsuliyada Ay Dawladda Turkigu Ku Leedahay Magaalada Hargeysa Ee Caasimadda Somaliland Ayaa Bilowday Bixinta Fiisayaasha Lagu Galayo Wadankeeda, Ka Dib Dhawr Bilood Oo Ay Furnayd. Qoraal Kooban Oo Ay Qunsuliyadu Ku Baahisay Barta Ay Ku Leedahay Twitterka, Waxay Ku Sheegtay In Laga Bilaabo 26 September La Bilaabay Bixinta Fiisayaasha. “Qunsuliyada Turkiga Ee Hargeysa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 28/9/2014 (SDN/QJ) Abwaan cabdi good oo kawaanka saaray hees ay dhawaan soo saaren fanaanta nimcaan hilaac iyo asmalove isagoo ku soo qaatay todobaadkan barnaamij isir raaca af soomaliga oo ka baxa televionka somali chanal Hargeisa SDN/QJ Maxamed@Qurbejog.com Concat@somalidiasporanews.com
Posted in Uncategorized | Read More »
28Sep14 (SDN/QJ) “Halkan ka daawo Madaxweynaha Ismaanu Arag,Heshiiska Na Dhexmarayna Waa Heshiis Caa’iladeed ee Ma ah Heshiis Siyaasadeed.”Muj. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir. C.raxmaan C.qaadir Waxa uu sheegay in Qoyskiisa reer C.qaadir iyo Qoyska Madaxweyne Siilaanyo uu ka dhexeeyo Xidhiidh Qoto dheer oo Gaadhaya Konton Sanno waxa uu Xusay in Madaxweynaha iyo Xaaskiisaba uu Midba Gooni u yaqaanay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Sep,28,2014(SD/QJ)Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo kid ah Siyaasiyiinta ku bahoobay Madasha Wada-tashiga iyo Toosinta qaranka ayaa beeniyey warar Warbaahintu ka Baahisay oo sheegayey inay Heshiis dhinaca siyaasadda ah wada Gaadheen Madaxweyne Siilaanyo oo ay hore dhinaca siyaasadda uga kala irdhoobeen. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo maanta warbaahinta kula Hadlay aqalkiisa oo ku yaalla Magaalada Hargeysa, ayaa qiray inuu […]
Posted in Sports | Read More »
London 28Sep14(SDN/QJ) Baraamijka Xulashada Todobaadka iyo Wariye Shaafi oo ka hadlaya khatarta Calamka islaamka ku soo socota uruka culumada islaamka shirkoodii Dawasho wacan
Posted in Uncategorized | Read More »
London28Sep14(SDN/QJ) Mulkiilaha tvga Universal Eng :Axmed oo cajalad raali galina u diray shacabka reer somaliland iyo xukumada vidyawgan oo la gaarisiyey xarunta xafiiska hargaysa oo loo soo bandhigi doono shacabka iyo heshiiska xukumada iyo tvga universal kala saxiixdeen oo uu goob joog ka yahay wasiirka warfaafinta iyo xubno wasiiro heshiiskan oo dhiga baahinta wararka somaliland […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Sep,28,2014(SDN/QJ)-Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo ka mid ah Siyaasiyiinta ku bahoobay Madasha Wada-tashiga iyo Toosinta qaranka ayaa beeniyey warar Warbaahintu ka Baahisay oo sheegayey inay Heshiis dhinaca siyaasadda ah wada Gaadheen Madaxweyne Siilaanyo oo ay hore dhinaca siyaasadda uga kala irdhoobeen. Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo maanta warbaahinta kula Hadlay Magaalada Hargeysa, ayaa qiray inuu jiro heshiis Hoose […]
Posted in Uncategorized | Read More »