Home » 3:48 pm
Entries posted on “September, 2014”
Muqdisho 06.Sep 2014 (SDN/QJ)- Diyaarad rakaab oo ay leedahay shirkadda diyaaradaha ee shirkadda Jubba Airways aya,ayaa maanta si kadis ah shil ugu gashay garoonka diyaaradaha Aadan Caddee ee magaalada Muqdisho. Diyaaraddan oo ka timid magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa siday 17-qof oo rakaab ah, iyadoo aanay jirin cid wax ku noqotay shilka diyaaradeed ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu Sept 06, 2014(SDN/QJ)– Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Wadatashiyada ka socda Baydhabo, U kuurgalka Xaaladda gobollada, Guulaha Howlgalka Badweynta Hindiya, Horumarka Warbaahinta Dalka, Arrimaha Abaaraha Dalka ka jira, Horumarka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Sept 06,2014(SDN/QJ)-Agaasimaha Cusub ee Maaraynta Bay’ada Amb. Maxamud C. X. Xaashi ayaa kulan is barasho ah la qaatay shaqaalaha xafiiska Bay’ada, kulankaan ayaa shaqaaluhu warbixin ka siiyeen Agaasimaha waxyaalaha u qabsoomay iyo qorshayaasha u dagan labada sano ee soo socota. Shaqaalaha ayaa sheegay in dib u dhac ay kala kulmeen is jiid-jiidka u […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Bismillaahi Raxmaani Raxiim. Baaq Taageero Ah Oo Daba Socda Bayaankii Ay Soo Saareen Aqoonyahanka Iyo Dhalinyarada Beelweynta Ciidagale Ku: Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siiraanyo) Ku: Asxaabta Qaranka. Ku: Golaha Guurtida. Ku: Golaha Wakiilada. Ku: Cidkasta Oo Danaysa Nabada Iyo Horumarka Somaliland. Og: Wasaarada Arrimaha Gudaha Iyo Gudida Diwaangalinta. Ujeedo: Taageerid Bayaankii Ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 06.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta soo saaray digreeto madaxweyne oo uu ku farayo Ha’yadaha dawliga ah ahmiyadda ilaalinta deegaanka. Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska afhayeenka madaxtooyadda Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul, waxaanu u dhignaa sidan:- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo waxa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 06.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Wacyigalinta iyo Dhaqanka ee Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir(Cukuse),ayaa Ka hadlay Idaacad cusub oo FM oo laga maqlay Hargeysa isla markaana uu masuuliyadda ka warkeenista Idaacad la sheegay in ay maalmihii ugu dambaysay ka hadaysay Hargeysa oo FM ah waxaa uu ku riixay ciidanmmadda ammaanka oo uu sheegay in ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 06.Sep 2014 (SDN/QJ)-Waxa maanta geeridiisii la xaqiijiyey hoggaamiyihii ugu sareeyey ee Xarakada Al-Shabaab Mr. Axmed Cabdi Aw Maxamuud (Axmed Cabdi Godane), runtii inka badan 20 jeer baan qalinka u soo qaatay in aan qoro maqaalkan haddana waan ka walaacay, sababtuna waxa ay ahayd su’aal aan is weydiinayey oo ahayd ma mudan yahay in wax […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 6/9/2014 (SDN/QJ)Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cade Ayaa Ka Hadlay Halka Ay Marayso Arinta Diiwaan Galinta Madaniga Ah Oo Maalmiii Ugu Danbeyey Ay Xisbiyada Mucaridku Aad U Hadalhayen Wasirka Ayaa Shir Jaraa Id Oo Uu Ku Qabtay Xafiskisa Magalada Hargeisa Waxa Uu Sheegay In Dhawan Si Rasmiya Loo Bilaabi Doono Sidoo Kale […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Sept 06,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha 3aad ee xisbiga UCID Md Cali Gurey ayaa ka waramay xaaladaha ka jira degaanada Saaxdheer iyo baaqyo ay shisheeye dad uu ku tilmaamay ka soo saareen xaalada Saaxdheer. Md Cali Gurey ayaa sidaas oo kale ka waramay in diiwaan-gelinta Madaniga iyo doorashooyinka aaney noqon caqabad kale oo dalka soo wejahada.
Posted in Uncategorized | Read More »
Saaxdheer Sept 06,2014(SDN/QJ)-Ciidamada Somaliland ayaa maalmihii u danbeeyay hawlgalo ka waday degaanada Saaxdheer iyo kuwa la jaarka ah eek u yaal xadka Somaliland iyo Itoobiya. Degaanadan ayaa bilihii ina dhaafay xarun u ahaa maamul uu halkaa ka abuurayay Cali Khaliif Galeyr oo Khaatumo loogu magacdaray. Ciiddanka Somaliland ayaa ka warbixiyay xaalada degaanadaa iyo halkii ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »