Home » 11:16 am
Entries posted on “September, 2014”
Hargeisa 7/9/2014 (SDN/QJ)Murashaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Ucid Ayaa Manta Ka Hadlay Arinti Diiwangalinta Codbixiyasha Ee Wasir Warancade Uu Sheegay In Somaliya Dawladaha Iyo Haayadha Inaga Caawiya Doorashoyinku Aanay Doorakan Dhaqale Inoo Hayn Taasi Musharax Jamal Cali Shegay Ina Qaadhan Bixiyasha Ay La Kulamen Dhaqalihina Ay Hayaan Isgoo Wasiirka Ku Eededyey Inuu Qiil U Smaynayo Diiwan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 7/9/2014 (SDN/QJ) Duufaan balaadhan oo ku dhufatay waddamo tiro badan oo ku yaala qaarada Eeshiya dhinaceeda Bari ayaa gaysatay, khasaare aad u tiro badan oo naf iyo maalba leh, waxaanay duufaantan xoogeedu ahaa waddamada Pakistan iyo Hindiya ilaa wali tahay mid aan si rasmi ah loo xaqiijin karayn khasaaraheeda. Duufaantan oo lagu tilmaamay tii ugu cuslayd […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:Sep,07,2014(SDN/QJ)-Tan iyo intii uu Maraykanku sida rasmiga ah ugu dhawaaqay inay dileen Hoggaamiyihii Ururka Al-shabaab Axmed Cabdi Godane, waxa dadka somalida ah dhexdooda ka bilaabmay Dood iyo muran la xidhiidha xaqiijinta warkaas, intooda badanina waxay muujinayeen inaanu run ahayn. Haddaba markii habeenkii xalay ururka Al-shabab ay sida rasmiga ah u qirteen inuu Godane geeriyooday, waxa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Tehran:Sep,07,2014(SDN/QJ)-Iska horimaad Hubaysan ayaa Xeebaha Badweynta Inida ku dhex maray Budhcad-badeed soomaaliyeed iyo Ciidamo U dhashay iran oo kamid ah Ilaalada Badaha Caalamiga ah. Budhcadda somalida ayaa rabtay inay afduubtaan Markab Marayey Goobo ka baxsan Biyaha Somalia, halkaas oo ay iska heleen Ciidanka ilaalada ka ah Badaha caalamiga ah. Wakaalada wararka dowlada Iran ayaa baahisay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Qorilugud:Sep,07,2014(SDN/QJ)-Degmada Qorilugud oo ka mid ah Degmooyinka ugu waaweyn Gobolka Buuhoodle ee Somaliland, ayaa Goleheeda Deegaanku ku dhawaaqeen inay qaadaceen Diiwaangelinta Madaniga ah ee dhawaan la doonayo in dalka laga hirgeliyo. Qaarka mid ah Mudanayaasha Golaha Deegaanka Degmadaas oo arrintan warsaxaafadeed kasoo saaray ayaa sheegay inaanay wax la aqbalo ahayn marka la eego hannaanka ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London Sept 07,2014(SDN/QJ)-Waxaanu halkan ka dareen celinaynaa jawaabtii wasiirka Arimaha gudaha ee ku waajahnayad Diwaangelinat madaniga ah iyo diiwangelinta cod bixiyayaasha ee la isu barkiyay, jawaabtaa wasirka oo u muqatay mid ka fog dhaliishii ama qodobkii ay mucaaridku ka hadleen waxaan aan leeyahay mudane wasir horta marka geela loo heeso maxaydun gorayada ugu heestaan. Xisbiga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Barawe:Sep,07,2014(SDN/QJ)-Kadib Dilkii Maraykanku u geystay Hoggaamiyihii ururka Al-shabaab Axmed Cabdi Godane, ayey Xarakadu ku dhawaaqday inay Dooratay Hoggaan Cusub oo Dadka Badankooda Maqalkiisu ku cusub yahay. Kooxda ayaa dilka Hoggaamiyahooda kadib shalay uun shaaciyey inay Hoggaanka Ururka u doorteen Ninka Lagu Magacaabo Axmed Cumar Abu cubayda oo loo yaqaano axmed Diiriye, kaas oo kooxda dhexdeeda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:Sep,07,2014(SDN/QJ)-Dawladda Kenya ayaa soo saartay war ka farxiyey Dadka muslimiinta ah ee Dalkeeda ku dhaqan, gaar ahaan kuwa doonaya inay sanadkan soo gutaan waajibaadka Xajka. Waaxda gaarka u ah socdaalka ee dalka Kenya, ayaa shaacisay in dadka doonaya sanadkan inay xajka tagaan ay si fudud u heli Doonaan Baasaboorka. Xoghayaha guud ee Golaha sare ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 07.Sep 2014 (SDN/QJ)-Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cade ayaa ka hadlay Diwaan Galinta Muwaadiniinta oo asxaabta mucaaradku Dhaliileen,kuwaas oo ku sheegay in ay xukuumada doonayso in ay Wakhtiga Ku rido Diwaan galinta Muwaadiniinta. Cali Maxamed warancade oo Shir Jaraa’idn ku qabtay Magaalada Hargasya ayaa waxa uu Nasiib Daro ku tilmaamay hadalkaas […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Holland 07.Sep 2014 (SDN/QJ)- Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa dhulka jiid-jiiday heerka siyaasadaha Soomaaliya iyo ta Somaliland, isla markaana ka shifay caddaalad-darro dhinac walba ka jira oo ay la kulmaan dadka ay dadnimada iyo dal ahaantaba wadaagaan ee Somaliland iyo Soomaaliya. Prof: Samatar, waxa uu ku dooday inaan Somaliland xaq loogu lahayn in lagu karbaasho midnimada […]
Posted in Uncategorized | Read More »