Home » 3:01 am
Entries posted on “September, 2014”
Hargaysa 08.Sep 2014 (SDN/QJ)- Kooxda la baxday Al-Qaaciidada Jasiiratul Carab,ayaa ka hadashay dhimashada hoggaamiyihii kooxda Al-Shabaab oo totobaadkii hore ku geeriyooday duqayn dhana cirka ah oo ay ku beegsadeen diyaaradaha dagaalka ee aan duuliyaha lahayn. Kooxda Al-Qaacidada Jasiiratul Carab la baxday,ayaa bayaankooda ku sheegay in uu ka baxay mid ka mid ah mujaahidiinta halyayyada ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 08.Sep 2014 (SDN/QJ)- Banaanbax lagu taageeraayo dilka Amiirkii Ururka Al Shabaab Axmed Cabdi Aw Maxamed (Goddane), ayaa waaxaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Banaanbaxa waxaa ka soo qaybgalay xubno ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir iyo boqolaal ruux oo bulshada ah, waxayna isugu soo baxeen Xarunta Degmada Boondheere. Banaanbaxayaashu waxay wateen boorar lagu soo xardhay ereyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ceel-cadde:Sep,08,2014(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka laga helaayo gobolka Gedo ee somalia, waxa Gaajo iyo Harraad ugu geeriyooday Shan qof oo shacab ahaa. Wararka ayaa intaas ku daraya in shanta qof ee geeriyooday waayeen biyo ay cabbaan iyo Cunto ay Cunaan, intaas kadibna ay gaadheen heer ay dhintaan. Guddoomiye ku-xigeenka maamulka gobolka Gedo, Cabdi Barre Cabdi ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kualalambur:Sep,08,2014(SDN/QJ)-Dalka Indonesia Goobo ka mid ah ayaa waxa ka jira Dhaqan dunidu si weyn uga yaxyaxday oo sanadkiiba hal mar dib loogu soo saaro dadkii geeriyooday waayo hore. Dhaqanka caynkaas ah ayaa waxa uu si weyn uga jiraaXaafada bizarre ee dalka Indonesia, waxana halkii sanoba mar loo sameeyaa dadkii geeriyooday Xus Ballaadhan, kaas oo inta […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 07.Sep 2014 (SDN/QJ)- Fadhigii maanta ee Golaha Guurtida Jamhuuriyada S/land oo uu shirgudoominaayey Gudoomiye ku xigeenka kowaad Md Siciid Jaamac Cali ayaa mudanayaasha Golahaasi waxay dood ka yeesheen xeerka komishanka Aasaasida dib –uhabaynta shuruucda dalka. Mudanayaashii dooda maanta ka qayb qaadanaayey ayaa qaarkood waxay soo jeedinaayeen in xeerka komishinka dib –uhabaynta shuruucda dalka xubnihiisa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 07.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxii hay’adda nabad-sugidda qaranka Soomaaliya, Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa laga qaaday xilkii uu hayay, isagoo lagu eedeeyay inuu gudan waayay waajibaadka loo igmaday. Shir uu yeeshay golaha wasiirrada oo uu guddoominayay raysul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa xilka looga qaaday Sanbaloolshe oo horey u ahaan jiray danjirihii Soomaaliya u fadhiyay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 6/9/2014 (SDN/QJ) Garyaqaanka guud ee qaranka Ibraahin Iidle Saleebaan ayaa faah faahin sharciya ka bixiyey labada diwaan gelinood ee muwaadiniinta iyo tan codbixiyayaasha. Garyaqaanka guud ee qaranka oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu tafsiiray habka uu xeerku u kala qorayo labada diwaan gelinood iyo sida loo kala maamulayo. Ugu horayna garyaqaanka guud ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 07.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo maanta qaabiley Dhamaan Badha-saabadii Gobolada Somaliland iyo Maayaradii Magaalo madaxyada Gobolada Dalka. Kulankan oo ka qabsoomay Qasriga Madaxtooyada Somaliland waxa madaxweynaha ku wehelinaayey Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, Mudane Cali Maxamed Warancade, iyo Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada, Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan. Waxaana halkasi hadalo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 07.Sep 2014 (SDN/QJ)- Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere ayaa xaqiijiyay geeriyada Hogaamiyahoodi Axmed Cabdi Godane oo Isniintii aynu soo dhaafnay Dayuuradaha Mareykankanka ee aanay cid wadin gantaal ku dhufteen iyo laba masuul oo kale. Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere ayaa waxa uu yidhi “Waxaa Jooga Kumanaan Mujaahidiina, Oo Muhaajiriin Iyo Ansaar-ba Leh, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 07.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xukuumada Madaxweyne xasan Sheekh ayaa sare uqaaday caburinta uu ku saxaafadda madaxa banaan ee ka howlgasho magaalada Muqdisho. Idaacadaha Shabelle iyo SKY News ayaa muddo ka badan bil albaabadu u xiranyihiin iyadoona wariyaal iyo mas’uuliyiintii idaacadahaasi xabsiga Godka Jilacoow ku xiranyihiin. Khaliif Ereg oo ku magacaaban wasiirka arrimaha ammaanka Dowladda Federaalka […]
Posted in Uncategorized | Read More »