Home » 3:52 am
Entries posted on “September, 2014”
Muqdisho:Sep,08,2014(SDN/QJ)-Waxa la shaaciyey sarkaalkii ugu horreeyey eek a faa’iidaysta Muddadii 45-ka cisho ahayd ee Dawladda Federalku sheegtay inay Shabaabku isku soo dhiibi karaan. Sarkaal ka tirsanaa kooxda Al-shabaab oo magaciisa ku sheegay Maxamed Aadan Cabdiraxmaan, ayaa isagu maalintii shalay dawladda si rasmi ah iskugu dhiibay, isagoo sheegay inuu ka tanaasulay fikirkisii Al-shabaabnimada oo uu muddo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mousil:Sep,08,2014(SDN/QJ)-Duqaymo culculus oo dhinaca cirka ayey diyaaradaha Dagaalka ee Maraykanku u geysteen maalintii shalay Goobo ka ag dhaw Biyo-xidheeno muhiim ah oo dalka Ciraaq ku yaalla. Saraakiil u hadashay dowlada Maraykanka ayaa xaqiijiyay duqeyntan ay diyaaradaha Maraykanka qaadeen meel ku dhow biyo xidheenka Xadisa iyadoo laga cabsi qabay in ururka IS qabsadaan biyo xidheenkan. Waa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:Sep,08,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne Xasan sheikh ayaa si weyn uga soo horjeestay Xilka-qaadistii uu ra’isal wasaare Cabdiweli sheikh axmed Shalay ku sameeyey Taliyihii Nabadsugidda Somalia oo ay saaxiib dhaw iyo ehelba ahaayeen. Shir maalintii shalay ay yeesheen Golaha Wasiirada, isla-markaana uu shir gudoominaayay Ra’iisal Wasaaraha Somaliya Dr. C/weli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa codka kalsoonida loogu qaaday C/laahi Maxamed […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:Sep,08,2014(SDN/QJ)-Shacabka somaliyeed ayaa shalay ku war helay xilka-qaadista Taliyihii sirdoonka ee Somalia Cabdilaahi Sanbaloolshe oo kaliya muddo laba bilood ah xilkan hayey, isla-markaana aanu dibadda usoo bixin wax khilaaf ah oo isaga iyo hoggaanka dalka u dhexeeyaa. Xilk-ka-qaadista masuulkan ayaa si weyn loo hadal hayaa sababta keentay, waxase soo baxaya in Ra’isal wasaaruhu dhibsaday nidaamka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 08.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa Xarunta Madaxtooyada kulan kula yeeshay Maayerada degmooyinka iyo guddoomiyeyaasha gobolada dalka Somaliland kuwaasoo uu Madaxwynaha Somaliland kala hadlay sidii loogu diyaar garoobi lahaa diiwaan galinta madaniga ah. Madaxweynaha Somaliland iyo masuuliyiinta gobolada iyo degmooyinka dalka,ayaa aad ugu dheeraaday kana wada hadlay sida ugu wanaagsan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 08.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xukuumada Somaliland iyo Labada Xisbi Mucaarid ayaa isku waafaqi la’a Sidii loo midayn lahaa Labada Diiwaagelineed ee Muwaadinka iyo ta Codbixiyeyaasha. Aragtida Xukuumada ayaa ah in labada diiwangelinood ay yihiin Kuwo is kaabaya oo ay haboon tahay in isku mar dalka laga wada qabto, Waxayna Golaha Wakiilada u Gudbisay Xeerka qabyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Xiingalool 08.Sep 2014 (SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga ee Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami iyo Wefti uu horkacayo ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyay Degmada Xiingalool bariga gobolka Sanaag. Magaalada Xingalool oo doraad lagu soo afmeeray shirka dhaqanka Beesha Warsangali ee Guuleed labo kaasoo maalmo socday, Wasiiir Cadami oo saxafada la hadlay ayaa sheegay inuu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 08.Sep 2014 (SDN/QJ)- Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) oo ka tirsan dawladda Soomaaliya,ayaa sheegay in aanu u dhigmin hoggaamiyaha cusub ee ay kooxda Al-Shabaab magacawday Axmed Cabdi Godane oo dhawaan geeriyooday. Waxaa uu Yuusuf Indha cadde tilmaamay in Abuu Cubayd uu yahay nin aan aqoon badan u lahayn diinta Islaamna isla markaana aan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 08.Sep 2014 (SDN/QJ)- Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Mudane Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay warar sheegaya in Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh uu dacwad ku furayo qaar ka mid ah Shirkadaha Hawsha Shidaal baadhista ka wada Somaliland . Jamaal Cali Xuseen Waxa uu xusay in Somalia iyo Maamulkeeda ay la jecel yihiin in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 08.Sep 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga taladda dalka haya ee Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel) ayaa Xisbiyada Mucaaradka ugu baaqay inay iska dayaan shakiga oo ay isku diyaariyaan inay ka qeyb galka Tartanka Doorashooyinka la filayo in Sannadka dambe ay dhacaan, waxaanu Jaamac Shabeel sheegy in Xisbigoodu u diyaar u yahay […]
Posted in Uncategorized | Read More »