Home » 7:06 pm
Entries posted on “September, 2014”
Muqdisho, 9 September 2014(SDN/QJ)– Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, (SRSG) Nicholas Kay, ayaa cambaareeyay weerarada argagixiso ee shalay ka dhacay dhowr goobood oo ku yaalla Soomaaliya weeraradaas oo sababay dhimashada iyo dhaawaca dad badan oo rayid ah. “Waxaan ka naxay dilka loo geeystay dadka rayidka ah ee aan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho Sept 09,2014(SDN/QJ)-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya, S/guuto Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil, ayaa tilmaamay in ciidamada Booliska Soomaaliya guulo waaweyn ay ka gaareen sugidda amniga magaalada Muqdisho, kaddib markii ay qaadeen tallaabooyin lagu wiiqayo haraadiga kooxda Al-Shabaab ee ku dhuumaalaysanaya degmooyin ka tirsan Gobolka Benaadir. Jeneraal Maxamed oo saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Qormadani waa mid aan si mud iyo lud leh aan ugu lafa guri doono, ninka gayiga geeska afrika ugu magaca dheeraa mudadii 12ka sano laga soo bilaabo 2002-2014ka oo si dhaba u dhaafay dhamaan wixii ay ku dhaqmi jiratay bulshada geeska dagtaa, dhamantoodana ka dhigay waxa ay ku sheeko iyo shaahba cabto. Ninka aan sida […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, 09 September, 2014 — The Prime Minister of the Federal Government of Somalia H.E Abdiweli Sheikh Ahmed notes with concern the grave allegations of sexual exploitation made by Human Rights Watch in their report on the conduct of AMISOM peacekeepers. The government condemns all forms of abuse against the Somali people and remains committed […]
Posted in Uncategorized | Read More »
While speaking an event, Somali land president describe the official government designation for Hersi Hajji Ali as waseerka Wasaaradahawhich means in English Cabinet Secretary. The reason that made me to intervene this heated debate in Somali-land with regard to the above statement from the president, I have noticed plenty of people that considered or taken waseerka Wasaaradahaas a prime […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 09.Sep 2014 (SDN/QJ)- Kooxda Fanaaniinta Xiddigaha Geeska ayaa si rasmi ah Qaramada Midoobay u aqoonsatay inay ka mid noqdaan ilaa 40 kooxood oo fulin doona xuska “Maalinta Nabadda Adduunka.” ee heer caalami. Sidaa waxa faafisay Wakaalada ka faaloota arrimaha nabada ee www.masterpeace.org, ayaa waxay bogeeda hore ku soo daabacday in kooxda xidigaha Geeska ee ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 09.Sep 2014 (SDN/QJ)- ku simaha Gudoomiyah Xisbiga WADDANI ahna Gudoome ku xigeenka 1aad Md.Axmed Muumin Seed ayaa Maanta Jawaab ka Bixiyay Hadal uu Madaxweyne Siilaanyo ku sheegay in Wasiirkiisa Madaxtooyadu uu yahay Wasiirka Wasiirada oo Macnaheedu Noqonayo Kolka la eego Qaab dhismeedka Wadamada Dimuquraadiga ah Raysal Wasaare hasa yeeshee Xisbiga Waddani ayaa sheegay inay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Sept 09,2014(SDN/QJ)-Shacabka reer Hargeysa ayaa cabsho ka soo jeediyay wadooyin ku yaal aaga groonka duyuuradaha Hargeysa oo ay xirtay wasaarada duulista Somaliland. Shicibka oo kaashanaya madax siyaasadeed iyo qaar dhanka dhaqanka ah oo tegay wadooyinka xaniban ayaa soo jeediyay in dib loo furo wadooyinka. Musharaxa Madaxweynaha ee xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen iyo Boqor […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Sept 09,2014(SDN/QJ)-Suxuufi Cabdishakuur Heersare ayaa ka warbixiyay afduub ay u geysteen rag laga soo abaabulay aqalka Wasiirka Arrimaha guddaha ee Somaliland Cali Warncade. Suxuufigu waxa uu sheegay in ragan uu u afduubnaa mudo lix saacadood ah isla markaana la geeyay aqalka wasiir Warancade sida uu saxaafada u sheegay. Suxuufiga ayaa sheegay in Wasiirka arrimaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Axmed Cabdi aw muxumed “Godane”, oo Al shabaab ugu yeedhi jireen Sheekh Mukhtaar (Abu Zubeyr), wuxuu ahaa mid kamid ah Shaqsiyaad gaadhaya 8 oo Mareykanku si aad ah u baadi doonayay in mudo ah Waxa uu ahaa Awooda & Maskaxda waday Kooxda Al shabaab, isagoo Mududii Lixda Sano ahayd (2008-2014) uu ka dhigay Kooxda garabka […]
Posted in Uncategorized | Read More »