Home » 12:45 pm Entries posted on “September, 2014”

Isku Shaandhayn Muran dhalisay oo Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya ku Sameeyay Golihiisa Wasiirada iyo Kacsanaanta Taagan

Jig Jiga 10.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Dawlad deegaanka Soomaalida Ethiopia Cabdi Maxamuud Cumar ayaa xalay isku-shaandheyn,magacaabis iyo xilka qaadis ku sameeyay, kadib markii ay Golaha Wasiiradu isugu yimaadeen Shir oo ka dhacay xarunta Madaxtooyada. Shirkan Golaha Wasiirada Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia o uu shirgudoominayay Madxweynaha DDSI Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa kadib waxa uu soo saaray […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Obama:sharcigu waa ii uu fasaxayaa in aan weeraro ISIS

Washington Sept 10,20149SDN/QJ)-Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama ayaa kulan uu la yeeshay hogaamiyeyaasha axsaabta mucaaridka ee aqalada Sentka iyo Wakiilada si uu ugala xaajoodo xaalada ISIS. Madaxweyne Obama ayaa maalmihii u danbeeyay waxa uu culeys weyni ka soo wejahay sida uu u maareynayo khatarta Mareykanka uga imaneysa kooxda ISIS. Obama ayaa dhawaan sheegay in aanu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Xildhibaano suaalo adag ku garaacay Wasiir Warancade iyo Guulwadeyntii Xildhibaan Nac Nac

Hargeysa Sept 10,2014(SDN/QJ)-Xildhibaanada Gollaha Wakiilada Somaliland ayaa suaalo ku dawakhiyay wasiirka arrimaha Gudaha ee Somaliland ka dib warbixin uu gollaha ka siiyay xaalada guud ee dalka. Xildhibaanada Guulwadeynta ku caanka baxay ee uu hogaamiyo Nacnac ayaa sidii cadadooda aheyd waxa ay si anshax xumo ah u carqaladeynayeen habsami u socodka Gollaha. HALKAN HOOSE KA DAAWO […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Baaq Beelweynta Ciiddagle Dalka Sweden!!!!​Baaqanii Wuxuu Daba Socoda Baaqii Hore Ee Aqoonyahan​ka Iyo Dhaliinyaa​rada Beesha Ciiddagle Weyne

waxaa aan marka hore salmaayiina dhamaan bulsho weynta reer somaliland iyo dhamaan bahda saxaafada ,salan kadib waxanu halka rabna  in aan ka caddeyiino mowqifka ku sabsan arriinta diwaangellinta oo baryaha ba la wadday ,taso ay baaq hore ka so saareen dhalliinyarada iyo waxgaradka iyo aqoonyahanka beeshu ,kuwaaso ku tilmaamay mid aan lo mariin wadaadii ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ha’yadda RajoQab oo Xustay Sannad Guuradeedii labaad ee markii la Aas-Aasey

Minneapolis Sept 10,2014(SDN/QJ)-Waxaa maalintii Jimcaha ay bisha September ahayd 5, 2014 makhaayada Safari, goobteeda shirarka lagu qabto ee Magaalada Minneapolis, Minnesota lagu qabtey Xaflad aad u balaaran oo ku aadan Sannad Guuradii Labaad ee markii dhidibada loo taagey Ha’yadda RajoQab. Munaasabadaasi oo si wanaagsan loo soo agaasimey waxaa ka soo qaybgaley reer Minnesota oo aana […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Saxafiyiin Muqdisho Lagu Xidhxidhay

Newyork:Sep,10,2014(SDN/QJ)-Jimciyadda quruumaha ka Dhaxaysa, ayaa markii ugu horraysay ka Hadashay xadhig Magaalada Muqdisho loogu geystay Qaar ka tirsan Wariyayaasha somaliyeed ee Halkaas Ka Hawlgala. Qaramada Midoobay waxa sidoo kale ka Hadashay Idaacado magaalada Muqdisho  ku yaallay oo Dawladdu xidhay, kadib markii ay ku qaciweyday Hannaanka ay wax u baahiyaan. Afhayeenka u hadlay Xafiiska Qaramada Midoobey […]

Posted in Uncategorized | Read More »

20-Mudane Oo Soo Dhaweeyey Xilka-qaadistii Sambaloolshe, Qoddobana kasoo Saaray

Nairobi:Sep,10,2014(SDN/QJ)-Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Somalia oo haatan ku sugan Magaalada Nairobi,  ayaa si weyn usoo dhaweeyey xilka-qaadistii Ra’isal wasaare Cabdiweli dhawaan ku sameeyey Agaasimhii Hay’adda Nabadsugidda Somalia Cabdilaahi Sambaloolshe. Ilaa 20 Xildhibaano oo maalintii shalay kulan ku yeelatay Magaalada Nairobi, ayaa waxay kulankoodan ka soo saareen mowqifkooda ku aadan go’aankii Golaha Wasiirada ee xilka kaga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xubno Ajaanib ah, Kana tirsan Al-shabaab Oo Lagu Qabtay Dalka Kenya

Nairobi:Sep,10,2014(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan Laamaha dhinaca ammaanka u qaabilsan Dawladda Kenya, waxa gacanta lagu dhigay laba  nin oo u dhashay Dalka Jarmalka, balse loo malaynayo inay ka tirsan yihiin Ururka Al-shabaab. Raggan haatan gacanta lagu dhigay, ayaa sanadkii 2012-kii u gudbay dalka Somaliya, xilli ay ka yimaadeen dalka Jarmalka, waxayna Kenya ku soo laabteen maalmo yar […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maraykanka Oo Ku Baaqay Baadhitaan Xeeldheer Oo Lagu Sameeyo Kufsiga Lagu Eedeeyey Ciidanka AMISOM

Washington:Sep,10,2014(SDN/QJ)-Maraykanka ayaa walaac weyn ka muujiyey Warbixin dhawaan ay soo saartay Ha’yadda Xuquuqda Aadanaha  ee Humar Rigts watch oo lagu faahfaahiyey Tacaddiyo Galmo oo Ciidanka AMISOM ku hayaan Haweenka Somaliyeed. Amerika waxa ay si buuxda u sheegtay inay si hoose ula socoto, isla-markaana Baadhitaan dheer ka Geli doonto Eedaha loo jeediyey Dalalka ciidankoodu ka joogaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Puntland Oo Si Cadho Leh Uga Hadashay Farogelin Kaga Timi Dawladda Federalka ah Oo La Xidhiidha Arrimaha Shidaal-baadhista

Garowe:Sep,10,2014(SDN/QJ)-Maamulka Somaliyeed ee Puntland, ayaa ka jawaabay baaq dhawaan dawladda Federalka ah kasoo baxay oo lagaga digayey shidaal-baadhis laga wado Deegaano maamulkaas ku dhexyaalla. Maamulka oo arrintan ka Hadlay ayaa wax aan la aqbali Karin ku tilmaamay Digniin ay dawladdu ugu digtay Shirkadaha shidaal-baadhista ku Hawllan oo Puntand ay kula heshiisay inay Deegaanadeeda Shidaal ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »