Home » 3:00 am Entries posted on “September, 2014”

Muxuu Daranaa Kormeer Gudida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiiladu ku tageen Kastamada dalka?

Hargaysa 11.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xubno ka mid ah guddida dhaqaalaha Golaha Wakiiladda Somaliland,ayaa kormeer ku tegay goobaha dakhli uruurinta Somaliland qaar ka mid ah, kuwaasoo ay soo eegeen sida ay u shaqeeyaan Kastamyada dakhli qabashada Somaliland ee Wasaaradda Maaliayadda iyo sida loo soo xareeyo canshuuraha dalka ka soo xerooda.   Xildhibaannada ka tirsan Guddiga Dhaqaalaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

St. Paul’s first female Somali officer has critics, fans

ST. PAUL, Minn. — Kadra Mohamed walks into an old haunt, the Grocery and Meat Market on the city’s north side, where as a girl she shopped with her mother. She breathes in the heady smell of Somali spices, halal meat and the bread she has loved since growing up in a nearby public housing project. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Globalizat​ion of Somali Music-Aar Maanta Talks with Africa Day with Arise TV’s Juliette Foster

Juliette Foster : Now, He’s been described as exemplary individual for attempting to introduce the World to the beautiful sound of Somali Music. Aar Maanta’s efforts have already won him a huge following that started getting even bigger when he performs at October’s Africa Day celebrations in London’s Trafalgar Square.But Aar spent on music all […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Madaxweynuhu wuxuu Markhaati ka noqonayaa inta Tahriibaysa, ee Tahriibi doonta” Xildhibaan Bashiir Tukaale

Hargeysa 10.Sep 2014 (SDN/QJ):- Xildhibaan Bashiir Tukaale oo  ka tirsan Xildhibaanada Golaha Wakiilada ee Xisbiga Waddani   ayaa Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyay inuu Maalin walba Markhaati ka noqdo dhalinyarada Tahriibaysa. Xildhibaan Bashiir ayaa si kulul Madaxweyne Siilaanyo ugu dhaliilay in aanay Shaqo abuur u samayn Arday ka soo baxaysa Jaamacadaha Dalka laakiin ee Sanad Kasta soo baxaysa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sideed Qof oo Falal kala duwan ku eedaysan oo Maxkamada Ciidamada qalabka sida ay ku riday

Muqdisho 10.Sep 2014 (SDN/QJ)- Maxkamadda sare ee ciidammada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukunno ku ridday siddeed qof oo ku eedaysnaa dambiyo kala duwan. Af-hayeenka Maxkamadda ciidammada qalabka sida ee Soomaaliya,  Col. Cabdullaahi Maxamed Muuse oo ku dhawaaqay xukunka ayaa sheegay in Cabdullaahi Aadan Isaaq iyo Cabdullaahi Cartan Maxamuud oo ka tirsanaa ciidanka nabad […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dawlada Federaalka Iyo Amisom Sheegay inay Baadhayaan Kufsi lagu eedeeyay Ciidanka Amisom

Muqdisho 10.Sep 2014 (SDN/QJ)- Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa Talaadadii shalay walaac ka muujisay eedaha kufsiga ee loo jeediyay ciidanka Midowga Afrika ee Soomaaliya jooga. “Dowladda waxay cambaareyneysaa dhammaan hababka gaboodfallada ka dhanka ah dadka Soomaalida, waxaana ka go’an xaqiijinta in kuwa geysta gaboodfallada ka dhanka ah dadka rayidka ah la hor-geeyo caddaaladda,” raysul wasaaraha Soomaaliya […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Waan taageeraynaa dib u heshiisiinta Jubbooyinka” Qaramada Midoobay

Nairobi 10.Sep 2014 (SDN/QJ)- Ku xigeenka ergeyga gaarka ah ee Qarammada Midoobey u qaabbilsan Soomaaliya, Fatiha Serour iyo madaxda maamulka KMG ah ee Jubba ayaa maanta Kismaayo uga wada hadlay sidii loo xoojin lahaa shirka dib u heshiisiinta bulshada Jubbooyinka oo lagu wado in 16-ka bishan lagu qabto magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Madaxweyne ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ceerigaabo Xukun adag oo Maxkamadu ku Riday Taliyihii Qaybta Booliska ee Gobolka Sanaag Akhri

Ceerigaabo 10.Sep 2014 (SDN/QJ)- Maxakamadda Gobolka Sanaag ayaa xadhig sanad iyo lix bilood ah ku riday Taliyaha Qayba Booliska ee Gobolka Sanaag Xasan Ismaaciil Yuusuf ka dib eedaymo ku aadan Haweenay Uur leh oo uu Gacanta u qaaday iyo falal Anshaxa Maxakamadda ka baxsan oo uu Maxakamadda oo socota kula kacay. Xukunka Taliye qaybeedka Booliska […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Somaliland oo Labada Xisbi Mucaarid ku Celiyay Xubnihii ay u Xuleen Komiishanka Doorashooyinka iyo Mucaaridka oo ku eedeeyay inuu Cimri dherer ka dhiganayo DAAWO

Hargaysa 10.Sep 2014 (SDN/J)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa la sheegay inaanu aqbalin oo uu soo celinayo labada Xubnood ee ay Xisbiyada Mucaaridka ah ee UCID iyo WADDANI u magacawdeen inay uga mid noqdaan Guddiga doorashooyinka Qaranka ee la soo dhisayo, inkasta oo aanu weli qoraal rasmi ah oo uu ku diiday xubnahaas Madaxweynuhu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Ka Qayb galay Qallin Jebinta Ardayda Jaamacada Golis SAWIRO

Hargaysa 10.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay Xaflada Qalinjebinta ee Jaamacada Golis University oo xaflad u qabatay Ardaydii sanadkan ka baxday jaamacada xafladaasi oo lagu qabtay Hotel Mansor Hargeysa, Madaxweynaha oo Ardayda hadalo duco iyo Dardaaranba u soo jeediyey ayaa ka dibna gudoonsiiyey 10 kii Arday ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »