Home » 4:23 am Entries posted on “September, 2014”

Amerikaanka Oo Dagaalkiisa Ka dhanka ah Daacish Taageero Uga Raadinaya Dalalka Bariga Dhexe

Riyaad:Sep,11,2014(SDN/QJ)-Maraykanka ayaa ku dedaalaya helitaanka Taageero caalami ah oo uu ku helo dagaalka uu doonayo inuu Kooxda Daacish ku qaado dhawaan. Xoghayaha arrimaha Dibadda Maraykanka John Kerry, ayaa hoggaanka u haya Safarka taageerada lagu raadinayo, waxana uu muddooyinkii ugu dambeeyey safarro ku marayey dalal ka mid ah Bariga dhexe, waxana uu Haatan joogaa Dalka Sucuudiga, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Danjire Somaliyeed Oo Cafiyey Nin Hore u Dilay Gabadh yar Oo Uu Dhalay Oo Saamaxaad Ka Dalbaday

Muqdisho:Sep,11,2014(SDN/QJ)-Waxa soo Baxay war xiiso leh oo dhex maray Danjiraha Somalia u fadhiya dalka Kenya Maxamed Cabdi Ameriko iyo Nin somalia ah ooh ore u dilay Gabadh yar oo uu danjiruhu dhalay. Qisaddan oo ka dhacday Magaalada Muqdisho, ayaa wax aka sheekeeyey Danjiraha laftiisa, waxana uu sheegay inay ahayd arrin isaga lama filaan ku noqotay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia Oo Soo Kiraysatay Diyaarad Casri ah Oo Lagula Tacaalayo Kalluumaysiga Sharcidarrada ah

Muqdisho:Sep.11,2014(SDN/QJ)-Dawladda Somalia, ayaa sheegtay inay keensatay diyaarad casri ah oo lagula tacaalayo kalluumaysiga sharcidarrada ah oo  Badaha dalka dhibaato weyn ku haya. Diyaaradan ayaa la sheegay inay tahay mid kormeeraysa Xeebaha Somalia, isla-markaana Sawirro kasoo qaadaysa cidda soo farogelinaysa. Wasaarada Kalluumaysiga oo iyagu Hawshan si gaar ah u wadata, ayaa sheegtay in Ujeedka Diyaaradu ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Madaxweyne Cigaal waxa uu igu Yidhi Meesha miyaad Mareexaanaynaysaa?Xusuusta Waar ii keen qof Harti ah,” Xusuusta Qoraalka Aqoonyahan Gees

Hargeysa:Sep,11,2014(SDN/QJ)-Waxa Somaliland ka jiray waqtigii Isticmaarka, saddex xisbi oo kala ahaa Somali National League (SNL), National United Front (NUF) iyo United Somali Party (USP). SNL iyo NUF waxay ahaayeen Xisbiyo ay leeyihiin beelaha dhexe, USP waxay ahayd Xisbi ay ku bahoobeen beelaha darafyadu. Xisbigii SNL ayaa soo dhoweeyay Xisbigii USP oo ay is-garabsadeen, taas oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Anigu Raysal-Wasaare Ma ihi, Madaxweynuhuna Iima Magacaabin Sharcigana Kuma Jirto”, Wasiir Xirsi

Hargeysa:Sep,11,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa Markii ugu horraysay ka Hadlay  Hadal kasoo yeedhay Madaweynaha Somaliland oo u ukaa inuu yahay Wasiirka Wasiirrada, kaas oo mucaaridkuna si weyn uga Hadleen. Wasiir Xirsi ayaa sheegay inaanu Sharciga waddanka jira iyo Distoorka midna u oggolayn inuu noqdo Ra’isal wasaare, waxana uu sheegay in Hadalkii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland iyo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo Dubai kaga qayb galay Shir balaadhan oo Maalgashiga Africa ah DAAWO

Dubai 11.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici oo uu Weheliyo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi “Cirro” ayaa ka qaybgalay Shir balaadhan oo Heer Madaxweyne ah oo lagu qabtay Magaalada Dubai kaas oo lagaga hadlayay Sidii Maalgashi loogu samayn lahaa qaarada Africa. Shirkan oo ahaa Mid Heer […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hogaamiyihii Alshabaab ee Maraykanku Khaarajiyay Axmed Godane oo Hadal dardaaran ah kaga hadlay Hadii la dilo Cida Bedelaysa {DHAGAYSO}

Muqdisho 11.Sep 2014 (SDN/QJ)- Warbaahinta Taageerta kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanka Soomaaliya, ayaa waxay xalay baahiyeen dardaaran uu ka tagay hoggaamiyihii Kooxdaasi, Axmed Cabdi Godane oo Al-shabaab dhexdeeda looga yaqaanay Sheekh Abuu Subeyr, kaasi oo Isniintii Toddobaadkii hore ku dhintay duqeyn ay diyaaradaha Mareykanku ka geysteen gobolka Shabeelaha Hoose. Hoggaamiyihii Al-shabaab, ayaa dardaaranka uu ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Aniga iyo Wasiirka Madaxtooyadu Waxaanu Nahay labo wasiir oo u Siman Madaxwayne Siilaanyo.” Wasiirka Boosaha DAAWO

Hargaysa 11.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Mudane Maxamed Jaamac Abgaal ayaa ka hadlay Dhawaq dhawaan ka soo Yeedhay Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo uu ku Sheegay in Wasiirka Madaxtooyadu yahay Wasiirka Wasiirada. Mudane Maxamed Jaamac Abgaal Waxa uu Jawaab ka bixiyay dhaliilaha arrintaas loogu soo Jeediyay Madaxweynaha Somaliland oo kaga Yimid Xisbiyada Mucaaridka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Axmed Godane waa nin ISAAQA, nin aan odaygiisii ahay weeye oo ma diidani , laakiin camalka iyo hawshaa uu waday kumaanu raacsanayn” Boqor Buur Madow Waraysi

Hargaysa 11.Sep 2014 (SDN/QJ)- Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadow) ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay Wargeyska Ogaal kaga hadlay arrimo la xidhiidha, tabashadii Salaadiinta reer Awdal u soo gudbiyeen Madaxweynaha iyo saluugii ay ka muujiyeen saami qeybsiga talada dalka. Isla markaana waxa kale oo uu boqor Buurmadow uu kaga hadlay arrimo la xidhiidha dilkii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Cilmigu waa hubka ugu culus ee aad adduunka ku bedali karto , hana ka Wel-welina Mustaqbalka” Wasiirka Madaxtooyada

Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa  si tallooyin maan-gal ah oo ay nolosha iyo mustaqbalka ku hawl-geli karaan u jeediyay 416 arday oo ka qalin jabiyay Jaamacadda ADMAS Salaasadii todobaadkan oo uu xaflad casho sharaf ah ugu sameeyay Huteelka Maansoor ee caasimadda Hargeysa. Wasiirka Madaxtooyaddu waxa uu sheegay inuu xafladaas casho-sharafta ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »