Home » 5:08 am Entries posted on “September, 2014”

Safaaradda Somalia Turkiga ku Leedahay Oo Beenisay Inay Basaboor Siisay Nin Daroogada ka Ganacsada

Stanbul:Sep,12,2014(SDN/QJ)-Safaaradda Somalia ee dalka Turkiga ayaa si kulul uga jawaabtay eedo la xidhiidha inay Baasabor Somalia diblomasi ah ay siiyeen nin u dhashay dalka Turkiga oo ka ganacsada Daroogada. Xoghayaha 1aad ee safaarada Somaliya ay ku leedahay wadanka Turkey Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa isagu si kulul u beeniyey eeddaas oo warbaahinta si weyn loogu baahiyey […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Orodyahan Pistorius Oo Ka Badbaaday Eedihii Dilka ahaa ee Loosoo Jeedinayey

Pretoria:Sep,12,2014(SDN/QJ)-Oroyahanka caanka ah ee Oscar Pistorius oo loo Haystay inuu si badheedh ah u dilay Saaxiibadii Reeva ayaa gebi ahaanba lagu waayey Dembigaas. Garsoore Thokozile Masipa, ayaa sheegtay in dacwad soo oogaha dowladda uu ku guul dareystay in uu maxkamada ka hor caddeeya in ninkan oradyahanka ah uu si ula kac ah ugu dilay saxiibaddiis. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Toban Kamid ah Dalalka Carabta Oo Taageero u Muujiyey Dagaalka ka Dhanka ah Daacish iyo Ruushka Oo Hanjabaad Diray

Jeddah:Sep,13,2014(SDN/QJ)-Dhawaaqii maraykanka ee ahaa inuu xulufo caalami ah u raadinayo dagaalka uu ku hayo kooxda Daacish, ayaa  taageero helaya, waxana Kaalintooda qaadanaya Dawladaha islaamka ah. Ilaa iyo Haatan Toban ka mid ah dalalka carabta ayaa ku dhawaaay inay diyaar u yihiin dagaalka ka dhanka kooxda Dacish, isla-markaana ay garab siinayaan maraykanka. Dalalkan ayaa kulan ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Si Rasmi ah Ugu Dhawaaqay Inuu Yahay Musharrax u taagan Doorashada 2016-ka Somalia Ka Dhici Doonta

Muqdisho:Sep.12,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Dawladda Federal-ka Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay si rasmi ugu dhawaaqay inuu u taagan yahay Tartanka Madaxtinimo ee Doorashada dalka ka dhici Doonta sanadka 2016-ka. Madaxweynaha  oo  xalay qaarka mid ah  shacabka uga jawaabayey su’aallo la weydiiyey oo tooos uga baxayey TV-ga Dawladda, ayaa ka jawaabay su’aalo badan oo ay mid ahayd midda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Names of United kingdom ambassadors in Somalia from 1960-2014‏

In the event anyone interested to know which country is the biggest donor in the world, UK is top donor to poverty fund Nation as this country gave £2.8bn to help poor countries – more than US, Japan or Germany. World Bank fund raised £32billion – and UK gave almost 10 per cent, which is […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Odoroska Miisaaniyada Somaliland 2015,Iyo Xadiga Kharash ee Diiwaangelimaha Xukuumadu ugu Talo Gashay Ma tahay Mid Is kaafiyaysa

Hargaysa 12.Sep 2014 (SDN/QJ)- Afhayeenka madaxtooyadda Somaliland Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa Shalay shaaca ka qaaday in fadhigii Golaha Wasiirrada oo uu guddoominayay Madaxweyne Axmed Siilaanyo lagu meel-mariyay  odoraska miisaaniyadii ugu balaadhnayd ee qaranku yeesho oo  marka la isku darro miisaaniyadda xukuumadda dhexe iyo Hay’adaha dawliga ah ee sanadka 2015-ku ay noqonayso $251,254.023. Afhayeenka Madaxtooyaddu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Baarlamaanka Ingiriiska oo ka digay halis ka dhalan karta Lacagaha Somaliland loo soo diro iyo Jawaabta Xukuumadda

London 12.Sep 2014 (SDN/QJ)- Baarlamaanka waddanka Ingiriiska, ayaa ka digay halista iyo khataraha Dhaqaale iyo Ammaan ee ka dhalan kara Lacagaha Somaliland iyo dalalka dunida saddexaad ay u soo diraan Qurbo-jooggooda ku dhaqan Britain haddii aan loo helin lacagahaasi dariiqyo sharci ah oo ay maraan, ka dib markii Baanka Barclays go’aan ku gaadhay inuu xidho […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Maraykanka oo Nidar Ku Maray inuu Cagta Marin doono Kooxda Daacish

Washington 12.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxwaynaha Maraykanka Brack Obama, ayaa ku hanjabay inay dawladdiisu burburin doonto, isla markaana baabbi’in doonto guud ahaanba jiritaanka Kooxda Khilaafada Khilaafada Islaamiga ah ee Daacish (ISIS), kuna qaadi doonaan hawlgallo Millateri oo xidhiidh ah si meesha looga saaro Kooxdaas sida uu ku dooday. Madaxweyne Obama, oo xalay Khudbad toos ah ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Ra’iisul wasaare ayaa laga hadlayaaye Xirsinna waxaan u arkaa nin karti badan oo wax qabad badan” Boqor Buur Madow iyo Qaybtii 2aad

Hargaysa 12.Sep 2014 (SDN/QJ)- Akhristayaal waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa qaybtii labaad ee waraysi gaar ah oo wargeyska Ogaal la yeeshay Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadow), oo ka mid ah madax dhaqameedka Somaliland. Qaybtan labaad ee waraysiga oo Boqor Cismaan wax lagaga waydiiyay qodobo kala duwan, wuxuu u dhacay sidan; S: Boqor Cismaan waad og […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xisbiyada Mucaaridka oo Sheegay in Xukuumadu u diiday ka Qaybgalka Munaasibadaha Qallinjebinta ardayda Jaamacadaha

Hargaysa 12.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xoghayaha arrimaha gudaha iyo xidhiidhka Gobollada ee Xisbiga cadaalladda iyo daryeelka UCID Cabdiqani Ibraahim Salaf (Kabtanka), ayaa ka hadlay talaabo ay Wasiirka Waxbarashadu kaga hor-joogsatay Masuuliyiinta Xisbiyada mucaaridku inay ka qayb-galaan Munaasibadaha Qalin-jebinta, iyadoo kooto ugu xidhay Xukuumadda ay ka tirsan tahay, isla markaana shuruud adag ku xidhay ka qayb-galkooda. Talaabadan […]

Posted in Uncategorized | Read More »