Home » 5:08 am
Entries posted on “September, 2014”
Muqdisho:Sep,13,2014(SDN/QJ)-Waxa soo baxaya Wararka kor loogu qaadayo bilicda iyo quruxda Haweenka soomaaliyeed, waxana Warbaahinta caalamku ku tilmaameen inay Kaalinta Koowaad kaga jiraan Quruxda dumarka ku nool qaaradda Afrika. Shabakada Caalamiga ah ee starrfmoniline.com, ayaa daabacday in dumarka ku nool dalalka Somaliya,Djibouti iyo Ghana ayaa ah kuwa ugu quruxda badan wadamada qaarada Afrika. Shabakadan ayaa qortay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Monrovia:Sep,13,2014(SDN/QJ)-Qisadii ugu yaabka badnayd ayaa ka socoto goobo ku yaalla dalalka Galbeedka Afrika ee dhawaan Xanuunka Ebolo aafeeyey. Qisadan ayaa ah in dadkii ka soo bogsaday Cudurkaas si weyn loo baadi goobayo dhiiggooda, iyadoo lacago xad-dhaaf ah lagu baadi doonayo sidii dhiiggooda iyo dheecaanadoodaba loo heli lahaa. Haatan waxa la sheegayaa in dhiiggaas lagu kala […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:Sep,13,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Federalka Somalia, ayaa ka Hadashay Dokumentiyada Been abuurka ah ee lagaga dhoofayo garoonka Aadan cadde, iyadoo u digtay dadka arrimahaas ku lugta leh. Taliyaha Waaxda Socdaalka & Jinsiyadaha ee Somaliya General C/laahi Gaafow Maxamuud, ayaa waxa uu sheegay in dunida uu mamnuuc ka yahay samaynta sharciyada been abuurka ah, isla-markaana uu yahay wax la […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mousil:Sep,13,2014(SDN/QJ)-Wiil uu Adeer u yahay Ra’isla wasaarihi hore ee Somalia Cabdiweli faarax Shirdoon ooh ore loo sheegay inuu ku dhintay Duqaymo Laga fuliyey Dalka Ciraaq, ayaa beeniyey inuu dhintay. Farah Mohamed Farah Shirdoon oo qoraal gaaban kusoo qoray bogiisa Twitter-ka ayaa sheegay inaanu dhiman, balse uu soo gaadhay dhaawac uu haatan kasoo kabsanayaa, “ Alxamdulilah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
To: Shacabka SL Mdx UrUrka HORN OF AFRICA DIASPORA IN EU – Eng CabdiNasir Garaad Abshir Saalax,waxaan marka hor halkan ka salaamay madaxda Dhaqanka SomaliLand, Garaadada, Ugaasyada, Sulaadiinta, Cuqaasha & Shacbiga reer SL. Kadib markaan arkey baahida dadka reer SSC iyo siday u hor kacayaan dad dan gaara ah wata Dadkaas oo xitaa hadaanu dib […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Sept 12,2014(SDN/QJ)-Waxaan halkan ugu hurayn uga faa,idaysanaya qoraalkaygan inaan halkan. Hambalyo aan lasoo koobi karin udiro. Dhamaan ardaydii ka qalin jabisay Jamaacadaha Dalka oo dhan. Waxaan leeyahay waxaad leedihiin Mustaqbal dheer ee wadankiina aamina ha tahriibina. Waxaan haysana waddan Hodana. Dawladii idiinka faa,idayn lahayd ayaan maanta jirin. Isha allahu way iman. Ardaydan ka qalinjabisay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London Sept 12,2014(SDN/QJ)-Ururka la magac baxey Som Advice and Forum oo loo soo gaabiyo ( SAAFI ) ururkaas oo ay Gadhwadeen ka tahay aqoon yahan Rooda Maxamud Karaani ayaa maanta ku soo bandhigey Carwo ka turjumeysa Taariikhda Somaalida , Carwdaa oo ka dhacdey Aqalka quruxda badan ee looga taliyo Xaafada Brent ( Brent Council ). […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mousil:Sep,12,2014(SDN/QJ)-Ururka islaamiga ah ee Daacish, ayaa calankooda madowga ah dul sudhay diyaarado dagaal oo ay haystaan. Koodan ayaa calanka sudhay diyaarado kamid ah kuwii dawladda ciraaq oo ay hore u qabsadeen, waxana ay samaynayaan dhoolotusyo kala duwan oo la xidhiidha sida ay diyaarka ugu yihiin difaaca hujuumkia Maraykanku soo wado. Sidoo kale waxa ay kooxdu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gaalkacyo Sept 12,2014(SDN/QJ)- Xafladaani oo ahayd mid siwayn loosoo agaasimay ayna kasoo qayb galeen Culimado , Waxgarad , Ganacsato , Maamulka Degmada Gaalkacyo , Gudoonka Waxbarashada Gaalkacyo ,Jaaliyada Tanzaaniya , Maamulka, Macaalimiinta, Waalidiinta iyo Ardayda Machadka ayaa waxaa Shahaadooyin iyo Abaalmarino lagu gudoonsiinayay Dufcada 7aad ee kabaxda Machadka oo ka kooban 36 Arday iyo Ardayad. Waxaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London Sept 12,2014(SDN/QJ)-Dalku halgan dheer buu u soo maray madaxbanaanidiisa iyo nabad-ku-wada-noolaanshihiisaba, waxaana isaga dambeeyey oo ka qaybqaatay masuuliyiin badan oo midba meel soo gaadhsiiyey. Waxa ugu muhiimsan ee ina gaadhsiiyey nabadan iyo Quruxdan aynu ku naaloonayno maanta waa Illaahaygii ina abuurtay iyo dadaalka dadkeena oo dhowray welibana dhaqangeliyey Sharcigii aynu u qoranay inaynu ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »