Home » 4:31 am
Entries posted on “September, 2014”
Barawe:Sep,14,2014(SDN/QJ)-Hoggaamiyaha Cusub ee Kooxda Al-shabaab Shekh Axmed Cumar Abucubayda, ayaa la sheegayaa inuu ku dhawaaqay isbeddelo horleh oo uu kooxda ku samayn doono. Abu Cubaydah, ayaa la sheegayaa in kullan uu la qaatay in kabadan 49 Horjooge uu ku wargaliyay inay soo gudbiyaan gabi ahaab Xabsiyada Axmed Godane, gaar ahaan kuwa sida qarsoon uu ugu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kambala:Sep,14,2014(SDN/QJ)-Tiro katirsan Somalida Deggen Magaalada Kambala ee caasimadda dalka Uganda, ayaa xabsiga loo taxaabay xilli ay ciidanka ammaanku si weyn u baadhayaan deegaanada dadka somalida ahi deggen yihiin. Hawlgallo ciidanku muddo saacado ah ku wadeen xaafadaha somalida, ayaa wararku sheegayaa in ugu yaraan ilaa Saddex ka mid ah shacabka soomaaliyeed ee Halkaas deggen lagu xidhay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Addis Ababa:Sep,14,2014(SDN/QJ)-Urur-goboleedka Dalalka Bariga Afrika ee IGAD, ayaa baaq kasoo saaray Abaaraha Haysta shacabka soomaaliyeed, kuwaas oo keenay in dad badan noloshoodu Halis gasho. Ururkani waxa ay caalamka ugu baaqeen inn dawladda Somalia lagu taageero dedaallada ay doonayso inay wax kaga qabato dhibkan taagan si loo samato bixiyo nolosha dadka ku caydhoobay abaarahaas dhacay. IGAD […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:Sep,14,2014(SDN/QJ)-Aqalka Baarlamaanka Kenya, ayaa sheegay inay dhibaato ka Haysato Waaxda Garsoorka Dalka oo dhinaca wada Shaqaynta Caqabad ku ah. Afhayeenka Baarlamanka Dalkani kenya Justin Muturi ayaa sheegay in waxaada garsoorka dalka ay caqabad ku yihiin aqalka baarlamanka, isla-markaana ay Horjoogsadeen shaqooyinkii la doonayey inay hore u socdaan. Muturi ayaa xusay in maxkamadaha dalka ay mar […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Sep,14,2014(SDN/QJ)-Hoggaanka sare ee Ururka suxufiyiinta Solja, ayaa sheegay inay kala direen Xubnihii qabanqaabada u ahaa shirweynaha soo jiidatayey ee ururku doonayey inuu HOggaan cusub ku yeesho. Shir jaraa’id oo uu guddoomiye Xasan maxamed Yuusuf iyo Xoghayaha Guud ee Ururkaasi ku qabteen shalay magaalada Hargeysa, ayey ku caddeeyeen inay kala direen xubnihii ururku u igmaday inay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 14.Sep 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Xisbiga Muxaafidka ah KULMIYE Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeeye, ayaa ka hadlay maanta go’aanka ay Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID iyo WADDANI sida wada-jirka ah Khamiistii inna dhaaftay ugu qaaddeceen diiwaangelinta Madaniga ah oo y ku tilmaameen Shir-qool iyo Khiyaamo Xukuumadda talada haysa ee Madaxweyne Siilaanyo waddo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 14.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Ibraahim jaamac Cali Rayte oo ah Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Guddaha iyo nabad-gelyadda ee Golaha Wakiiladda Somaliland oo Warbaahinta kula hadlay Xarunta Baarlamaanka ayaa tilmaamay in qaabka xeerka loo keen ahayn mid sharci ah. Xildhibaan Rayte Waxa uu sheegay in Gudi ahaan aan la soo Marin Xeerkan iyadoo aan waxba laga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 14 Sep 2014 (SDN/QJ): Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo Ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada kuna abtirsada Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye ayaa soo dhaweeyay Go’aanka ay labada Xisbi Mucaarid ku qaadaceen Diiwaangelinta Madaniga ah. Xildhibaanku waxa uu sheegay In Shan doorasho oo dalka ka qabsoomay aan lagu Xidhin Diiwaangelinta Muwaadinka,Isagoo intaas raaciyay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Burco 14.Sep 2014 (SDN/QJ)- Isu duwaha Wasaaradda Caafimaadka ee Gobolka Togdheer Dr Cabdi Yaasin Xaaji Saleebaan ayaa daboolka ka qaaday in Xaafado ka mid ah Magaalda Burco lagu arkay Kiisas la xidhiidha Cudurka Shuban Biyoodka . Isuduwahan ayaa Sheegay in laba qof ay u Geeriyoodeen Cudurka Shuban Biyoodka ee ka dilaacay Magaalada Burco. GUJI HALKAN […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Berbera 14.Sep 2014 (SDN/QJ)- Maayarka Magaalada Berbera Cabdi Shakuur Cidin ayaa Shahaadooyin Gudoonsiiyay Hawl wadeenada Damdamiska ee Dawlada Hoose ee Berbera oo tababar aqoontooda kor loogu soo qaadayay u Xidhmay. Maayarka Magaalada Berbera ayaa sheegay in Hawl wadeenada Damdamisku ay Yihiin Kuwo hawl balaadhan u haya Shacabka Magaalada Berbera Berbera SDN/QJ contact@qurbejoog.com
Posted in Uncategorized | Read More »