Home » 11:18 am
Entries posted on “September, 2014”
Hargeisa (SDN/QJ)xildhiban maxamed faarax qabile ayaa saaka ka hadlay mooshin ay wadan qaar ka mida xildhibanada golaha wakilada ee xukuumada ka soo jeda isagoo xildhibanku ka war bixiyey sbabta mooshinkani dhalisay oo uu shegay in xerkii diiwan galinta uu gudomiyuhu dib u celiyey Hargeisa SDN/QJ Maxamed Aadan@Qurbejog.Com Concat@Somalidiasporanews.Com
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 14/9/2014(SDN/QJ)Gudoomiyaha Dhalinta Beesha Habarmagaado Mustafe Aadan Cali (Wada Arin) Ayaa Maanta Ka Hadlay Mooshin Ay Qaar Ka Mida Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Ee Xisbiga Muxafidka Ahi Ay Ku Wadan Gudomiyaha Wakiilada C/Raxman Maxamed C/Laahi Ciro Isagoo Gudoomiyuhu Guud Ahaan Dhalinyarada Somaliland Ugu Baaqay In Maanta Loo Baahanyahay In Xukuumadani Laga Tashado Hargeisa Sdn/Qj […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Last week’s deadly U.S. strike on Ahmed Abdi Godane, the leader of the Somalia-based Islamist militant group al Shabab, could be the group’s undoing. Although the organization was quick to name a successor, Godane’s death has thrown it into disarray, casting serious doubts on its future. Although that augurs well for Somalia, the region is […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi (HAN) September 14, 2014 – Maritime defense and national security news. Kenyan Nation reported an Opinion article by ISAAC ONGIRI. Kenya risks losing almost all of its territorial waters in the Indian Ocean if a case filed by Somalia in an international court succeeds. Alarmed by the grave implications of the move by its […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dakhliga miisaaniyadu sidiisaba waa mala-awaal cilmiyeysan (educated guess) oo ku saleysan qiyaas (projections) kaas oo ku saleysan mar kasta xaalada dhaqaale ee wadanka taala.Taas oo ah mid toojka ku-ifineysa xaalada taagan waqtigan xaadir ka ah iyo saadaasha waqtiga isguraya ee soo socda. Marka la isla meel dhigo dakhliga ayaa dabeetana laga fuudh yeelaa baahiyaha markaas jira iyada oo mudnaanta loo siinaayo sida ay kolba ukala […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London Sept 13,2014(SDN/QJ)-Waxaa Calooshu iga gubanaysaa Ardaydan Sanad walba ka soo Qalinjebinaysa Dugsiyada sare, Macadada, Jaamacadaha iyo Qaybaha kale ee waxbarasho ama cilmi kororsi, ee marka ay soo qalinjebiyaan Sawirada faraha badan xukuumadani la gasho hadalo macaana hortooda ka tidhaahdo waxa intaas dhaafsiisani waa habeen lala casheeyo oo xoogaagii hore looga gurtay Casho loogu sii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, 13 September 2014 – The Minister of Information, Mustafa Duhulow, today addressed the media in Mogadishu, providing an update on the progress of the Federal Government of Somalia (FGS) over the last week. The Minister discussed various issues including: the importance of Public Engagement, the ongoing Consultation Process in Baidoa, the importance of Public […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu September 13,2014(SDN/QJ)– Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Muhiimada La-Tashiga & Dhageysiga Dadweynaha, Wadatashiga ka socda Baydhabo, Wacyigelinta Bulshada, Arrimaha Abaaraha Dalka, Horumarka Waxbarashada Dalka, Horumarka Xaquuqul Insaanka, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, September 13, 2014—Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku shir guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Shirka ayaa maanta diiradda lagu saaray xaaladda abaaraha ka jira dalka. Amniga guud, iyo qodobo kale oo kamid yahay dowladda Soomaaliya oo dib-u-habayn ku samaynaysa shaqaalaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hordhac Marka hore waxaan si kal iyo laab ah u bogaadinayaa dhamaan shacbi-weynaha Reer Somaliland meel ay joogaanba, waxaanan ku hambelyeynayaa wanaaga iyo wax wada lahaanshaha ay ku dhisteen Qaranimadda 23 jirsatey. Insha Allahu wixii idinka qaldan ama idinka dhiman waxaad ku saxan doontaan isla nidaamkan quruxda badan ee aad sameysateen oo ah ka kaliya […]
Posted in Uncategorized | Read More »